A SALAD Mohamed

A SALAD Mohamed My private page

We stand in solidarity with you, my brother, and we have faith that you will return to the USA. Furthermore, we are conf...
09/06/2026

We stand in solidarity with you, my brother, and we have faith that you will return to the USA. Furthermore, we are confident that you will make history at the World Cup.
Omar Abdulkadir Artan

28/05/2026

Meel hadkagurey hilib malehee warabihii u hoydow wax hub so

16/03/2026

Qoraagii weynaa ee reer Masar, Yuusuf Al-Subaaci, waxa uu qoray sidatan:

((Aniga oo webiga Niil daantiisa ku lugo-baxsanaya, ayay indhahaygu qabteen dukaan albaabkiisa ay ku qoran tahay “Dukaanka Akhlaaqda lagu Iibiyo,Jumlo iyo Tafaariiq”.

Dukaankii ayaan galay, mise waaba jawaanno is dhinac yaal oo ay ku dul qoran tahay:
- [ ] Run
- [ ] Been
- [ ] Raganimo
- [ ] Geesinimo
- [ ] Munaafaqnimo iwm.

Waxa aan markaas iibsaday dhawr garaam oo raganimo ah, waxana aan ku cabay xoogaa biyo ah, markaasna guriga ayaan kusoo laabtay.

Soddohday oo inala degganayd baan guriga ka eryay, xaaskaygii ayaa arrinkaas si caro leh uga fal-celisay, markaas baan furay, carruurii ayaa go’aankayga ka hor timid, iyagana waan eryay, habeenkaasna keligay baan guriga seexday.

Subaxdii xigtay, aad baan hurdada ugu daahay, waxana aan shaqada aaday aniga oo deggan oo aanay degdegi igu jirin.

Markii aan iridka shaqada istaagay, nin aannu shaqo wadaag nahay baa igu yiri: “Xaggeed kusoo daahday, maamulaha ayaa ku doon-doonayay eh”. Maamulihii inta aan u galay baan feeray, daqiiqado keddibna shaqo la’aan baan ahaa.

Gurigii ayaan ku laabtay aniga oo shaqadii la iga soo eryay, xaas iyo carruurna aan gacan ku hayn. Maxaan sameeyaa?

Waxa aan ku laabtay ninkii dukaanka lahaa, waxana aan ka iibsaday xoogaa munaafaqnimo ah, intii aan galabtii la gaarin ba reerkii ayaan dib isugu soo celiyay.

Subaxdii dambe, aroor h**e ayaan kacay, igumana qaadan wax saacad ka badan si aan shaqadaydii dib ugu soo ceshado oo aan weliba u noqdo shaqaale kalsooni lagu qabo.

Maalintaas oo dhan dukaankii daanta webiga Niil ku yaallay baa niyadda iiga yaallay. Markii aan shaqada ka baxay, dukaankii ayaan toos u aaday, waxana aan ka iibsaday wixii munaafaqnimo tiillay oo dhan.

Buundo webiga Niil dul marta inta aan la dul istaagay baan munaafaqnimadii oo dhan webiga ku shubay. Ummaddii oo dhan baana ka cabtay. Maalintaas laga soo billaabo ilaa maalinta maanta ah xaalka ummaddu sida uu yahay waa adiga arkaya)).

Qoraga shekada
Sabriye Musse

25/01/2026

We are united

12/08/2025

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dardar-gelinaysa dadaallo lagu dhisayo maamul-goboleed cusub oo laga hirgelinayo gobolka istaraatiijiga ah ee Gedo, xilli ay socdaan iska horimaadyo culus.

Iska horimaadkan oo u dhexeeya ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Jubbaland ayaa shalay si toos ah uga dhacay meel u dhow xuduudda Kenya, halkaas oo lagu dilay sarkaal sare oo ka tirsanaa booliska Jubbaland.

Mas’uuliyiinta Federaalka ayaa haatan wadatashiyo ka wada magaalooyinka muhiimka ah ee Gedo, oo ay ka mid yihiin Beledxaawo iyo Garbahaarey, si loo dhiso maamul hoose oo daacad u ah Muqdisho.

Sarkaal ka tirsan Dowladda Federaalka oo qayb ka ah wada-hadalladan ayaa Caasimada Online u sheegay in hindisahani uu qayb ka yahay “istaraatiijiyad ballaaran oo xasillin iyo dib-u-heshiisiin ah,” si loo abuuro maamul “si dhab ah u matala rabitaanka dadka.”

Dhaq-dhaqaaqan siyaasadeed wuxuu salka ku hayaa diidmada ay dowladda dhexe sida adag uga hor timid aqoonsiga sharciyadda Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Madoobe, kaas oo dib isugu doortay Kismaayo.

11/07/2024

Lix waa ay sii
dabar-go'ayaan:- 1. Runtii 2. Dadkii Alle dartii isku Jeclaan jiray 3. Kalsooni
4. Ammaano 5. Ballan-oofin 6. Xishood🙃

15/06/2024

💐عيد مبارك كل عام وأنتم بخير.

عيد اضحى مبارك

كل عام وأنتم بخير وصحة وسلامة

تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال

25/05/2024

2-1
😂😂

14/04/2024

0-2😂

Address

Brisbane, QLD

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when A SALAD Mohamed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Featured

Share