18/03/2026
🌏 Ma ku riyooneysaa inaad u guurto Australia? Aan kugu hagno wadiiqada Saxda ah.
Australia waxay bixisaa fursado badan oo lagu tagi karo, iyada oo loo marayo dhowr waddo oo sharci ah - ha ahaato waxbarasho, shaqo xirfad u baahan, ama degenaanshaha muddada dheer ah.
Hayaan Travel Agency, waxay kaa caawineysaa inaad marto waddooyinka ugu saxan oo ay ku jiraan:
• Fiisooyinka ardaynimo ee jaamacadaha iyo kulliyadaha
• Fursadaha socdaalka xirfaddlenimo
• Fiisooyinka shaqada ee uu damaanad qaado loo-shaqeeyuhu
• Hagitaanka, habaynta fiisayaasha iyo safaradaada oo si hufan loo taabagaliyo noogu imow.
Ka baaqso jahawareer iyo khaladaad aadan kasoo waaaqsan, hel talo iyo taageero tallaabo-tallaabo ah oo ka timid la-taliyayaal khibrad leh.
✈️ Safarkaaga Australia wuxuu ka bilaabmayaa qaadashada qorshe sax.
📩 Maanta fariin noo soo dir, si aan kuula talino oo aynu u bilowno ka dhabaynta yoolashadaada sida ugu toolmoon.