23/08/2025
Gobolka Siti waa hoy dabiici ah oo hodan ku ah duur-joogta Beeraha iyo Buuraha Macdanta , isla markaana leh awood weyn oo lagu horumarin karo dalxiiska deegaanka.
Ilaalinta khayraadkan dabiiciga ah waxay noqon doontaa maalgashi waara oo u horseedi kara horumar dhaqaale, ilaalinta deegaanka, iyo kobcinta magaca wanaagsan ee deegaanka Soomaalida.