ABQO Travel Agency

ABQO Travel Agency Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from ABQO Travel Agency, Travel Company, Sayid Mohamed Abdi hall Area (Kaah Building), Jijiga.

Shirkadu maha kaliya Tickets iyo Visa process inay ku fududeyso ee waxa intas dheer Adeega Ethiopian Online passport services Sida;Passport Kaga hdii uu ka dhaco Qaab online ah ayaa lagugu cusboonaysin.

31/08/2025

Axmed Muuse Maxamed, waa cilmi-baadhe sare oo u sharaxan Shahaadada (Ph.D. Candidate) oo diiradda saaraya “Saameynta Hal-abuurka Dijitaalka ah ee Kobaca Ganacsiyada Bilowga ah”, waxuuna dhawaan ka qalin jabin doonaa SUSL (University of Science and Literature)

Sidoo kale waa Aas-aasaha iyo Mareeyaha Guud ee shirkadda ABQO – oo ah shirkad ballaadhan oo xarumo Kala duwan ku leh caasimada Deegaanka Soomaalida.

Maku Rafaadey Safafkii Dhaadhera Ee Immigartion ka ABQO Travel Agency ayaa xal fudud kuhayso o Qaab online ay ayay kuugu...
17/02/2024

Maku Rafaadey Safafkii Dhaadhera Ee Immigartion ka ABQO Travel Agency ayaa xal fudud kuhayso o Qaab online ay ayay kuugu dalbi kartaa kuuguna cusboonaysin Passport kaaga wixi faahfaahin Dheeri ah Nagala soo xirir. 0929251500

Bishaaro,Bishaaro shirkadda ABQO Travel Agency waxay idiin diyarisey Xidhmo Cumra oo dhamaystiran (Umrah Full package) F...
13/02/2024

Bishaaro,Bishaaro shirkadda ABQO Travel Agency waxay idiin diyarisey Xidhmo Cumra oo dhamaystiran (Umrah Full package)

F.G: Tiro kooban ayaa hadhsane ka Faa’idaysi wacan

Wixii faahfaahin dheerada nagala sooxarir adigoo gurigaaga jooga:0929251500
Ama soo soo boqo xarumaha shirkadda

Macaamisha sharafta leh ee  ABQO Travel Agency waxaa idiin diyaara  Visaha Shaqo ee wadanka Qatar iyo Degananshiyaha wad...
28/01/2024

Macaamisha sharafta leh ee ABQO Travel Agency waxaa idiin diyaara Visaha Shaqo ee wadanka Qatar iyo Degananshiyaha wadanka Fadlan soo dalbo hadda Passport kasta Visaha waan kusoo saarayna

(Visooyinka waa kooban yihin ee ka faa’idaysi wacan)
Wixii faahfahin dheeraada nagala sooxirir:
0929251500

Bishaaro Bishaaro..Macmiil waxaan soo kordhiney Helitanka Adeega Ethiopian Online Visa (E-Visa)Sidokale Haddi aad h**e u...
24/01/2024

Bishaaro Bishaaro..Macmiil waxaan soo kordhiney Helitanka Adeega Ethiopian Online Visa (E-Visa)Sidokale Haddi aad h**e uhaysatay visa Ethiopian ah oo aad rabtay muddo kordhin Visa

Wixii faahfahin dheri ah :0929251500

Qaab fudud oo sahlan waafaqsan shuruucda dalkena ayaanu kugu Cusboonaysiindoona passport kaga La jaanqaad casriga Tiknoo...
24/01/2024

Qaab fudud oo sahlan waafaqsan shuruucda dalkena ayaanu kugu Cusboonaysiindoona passport kaga La jaanqaad casriga Tiknoolajiyada Macmiil nasoowac oo kaliya 0929251500

Maamulka Sarre ee shirkadda ABQO Travel Agency ayaa munaasabad dhiiri-gelin iyo abaalmarino iskugu jirta gudonsiiyey gud...
14/01/2024

Maamulka Sarre ee shirkadda ABQO Travel Agency

ayaa munaasabad dhiiri-gelin iyo abaalmarino iskugu jirta gudonsiiyey gudoomiyaha gobalka faafen mudane ~ C/xakin sheekh xasen iyo xulka gobalka faafan oy shirkadu u' aqoonsatay xulkii ugu ciyaarta wanagsanaa" ugu `anshaxa wacnaa intii uu socdey koobkii horyaalka kubada cagta DDS 2023

Guddoomiyaha gobalka mudane cabdixakiin sheekh xasen ayaay kooxdu u wakiila'tey inuu abaal marintan u gudoomo

Abaal-marinta ABQO AWARDS oo shirkadu soo bilowdey 2021 kii ayay bulshada deeganku bogaadiyen soona dhaweeyen dhiri-gelinta haldoorka DDS ay shirkaddu si jogta ah u dhiiri galiso mar walba

Address

Sayid Mohamed Abdi Hall Area (Kaah Building)
Jijiga

Opening Hours

Monday 09:00 - 20:00
Tuesday 09:00 - 20:00
Wednesday 09:00 - 20:00
Thursday 09:00 - 20:00
Friday 12:00 - 20:00
Saturday 09:00 - 20:00
Sunday 09:00 - 20:00

Telephone

+251929251500

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when ABQO Travel Agency posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to ABQO Travel Agency:

Share

Category