Duco waalid Hajj and Umrah

Duco waalid Hajj and Umrah Duco Waalid-Travel Hajj and Umrah

29/06/2025

Walalkay ama wallaashay waakidkaa usamee waxa ugu qaalisan adigoo gurigaaga ama gooobtaada shaqada joooga

25/06/2025
24/06/2025

Walaal.sama fal usamee waaakidkaa ka cumree adigoo gurigaaga jooga ama goobtaada shaqada

10/06/2025

Shirkada ducowaaalid waxay idiin leedahay ka cumree waalidkaa adigoo gurigaaga ama goobtaatada shaqada joooga

04/06/2025

Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee dalka Sucuudiga ayaa shaacisay in la del delay 4 nin oo Soomaaliya ka soo jeeda kuwaas oo ku eedaysan in ay dalkaas geliyeen Maandooriyaha Xaashiida loo yaqaanno.

Afarta Dhallinyarada ah ee dilka lagu fuliyey ayaa kala ah;

1- Madamed Beddal Aadan Faarax
2- Cabdi Nuur Axmed Yaasiin Sheekh
3- Maxamed Cawil Axmed Cali
4- Cabdiraxmaan Xasan Cabdi.

Marka laga yimaaddo afarta maanta dilka lagu fuliyey, waxa xabsiyada Sucuudiga ku jira dhawr iyo afartan kale oo dil ku xukuman kuwaas oo dhammaantood Soomaaliya ka soo jeeda loona haysto Daroogo ay tahriibinayeen.

Duco waalid Hajj and Umrah

03/06/2025

Waxay shirkadu umahad celinaysaa dhamaan macaaamiisheeeda sharaftale ee ka cumreeyay ama ka xajiyay waalidkood

22/05/2025

Waaa shirkadii duco waalid oo idinle adigoo girigaaga jooga ka cumree ama ka xaj waalidkaa

14/05/2025

Waxaa loogu bushaaraynayaa walaaalaha jecel waalidkood inay u cumreeyaaan ama ka xajiyaaan inay shirkada balaadhan ee Duco waalid Hajj and Umrah indiin fududaysay

12/05/2025

U diyaargarow safarkaagii riyada ahaa! Waxaan kuu haynaa adeeg dhammeystiran oo Xaj iyo Cumro ah: dal-ku-gal degdeg ah, hoteello raaxo leh, gaadiid casri ah, iyo hagayaal khibrad leh.

Ka faa’iidayso fursaddan qiimaha badan oo noloshaada barakayn doonta. Nala soo xiriir maanta!

𝐖𝐒𝐱𝐒𝐒 𝐟𝐚𝐚𝐑-𝐟𝐚𝐚𝐑𝐒𝐧𝐚 𝐀𝐚π₯𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐒𝐝𝐑𝐒𝐒𝐝𝐑:
☎️Whatsapp: +966 54 825 5198

12/05/2025

Shirkada duco waalid sidii aad ugu barateeen ayay idiinku adeegaysaa walalaaha somaalieed

29/04/2025

Address

Parklands Road
Nairobi
00623

Telephone

+966548255198

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Duco waalid Hajj and Umrah posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category