Nuur Official

Nuur Official “Nuur Official — Safar wacyigelin, horumar, iyo fikir cusub oo aan bulshada kula wadaago maalin kasta iyo tikidhada calamka iyo vissaha kenya

🌙✨ NUUR TRAVEL AGENCY ✨🌙RAMADAN MUBAARAKBisha barakeysan ee Ramadaan awgeed,waxaan dhammaan macaamiisheena iyo ummadda I...
18/02/2026

🌙✨ NUUR TRAVEL AGENCY ✨🌙
RAMADAN MUBAARAK
Bisha barakeysan ee Ramadaan awgeed,
waxaan dhammaan macaamiisheena iyo ummadda Islaamka u rajeyneynaa
nabad, barako iyo dembi-dhaaf.
Ilaahay ha idinka aqbalo soonka iyo cibaadada. 🤲
✈️ Safar nabdoon – Adeeg hufan – Kalsooni buuxda

07/01/2026
07/01/2026

02/01/2026

02/01/2026

Nabigu (scw) ﷺ wuxuu yiri:"maalin ay qorraxi soo baxdo waxaa u khayr baddan maalinta jimce-waayo-waa maalinkii nabi Aadam la abuuray, waana maalinkii jannada la galiyay (Aadam) waana isla maalinkii laga soo saaray".*

jimce_wanaagsan_Ku_sali_nebiga_scw

20/12/2025

Qof walba wuxuu leeyahay riyo iyo yool uu nolosha ka hiigsanayo, balse guusha ma timaaddo hal mar. Waxay u baahan tahay samir, dadaal, iyo rumaysad naftaada ah. Ha quusan marka ay caqabaduhu bataan, waayo caqabadda maanta waa casharka berrito.
Naftaada rumayso, waqtigaaga ka faa’iidayso, kana fogow wax kasta oo kaa leexinaya mustaqbalkaaga. Horumar yar oo aad maanta sameyso ayaa ka qiimo badan ballan weyn oo berrito la dhigto.
Bilow halka aad joogto, isticmaal wixii aad haysato, hana joojin horay u socodka. Mustaqbalkaaga adigaa dhisanaya.

✈️ Nuur Travel AgencySafarro caalami & gudaha 🇰🇪🌍Visa assistance • Tikidhada 24/7Qiimo jaban & adeeg lagu kalsoonaan kar...
15/12/2025

✈️ Nuur Travel Agency
Safarro caalami & gudaha 🇰🇪🌍
Visa assistance • Tikidhada 24/7
Qiimo jaban & adeeg lagu kalsoonaan karo

📍 Manyimbo, Mombasa
📞 Nala soo xiriir maanta

Address

Nairobi
00100

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nuur Official posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category