Witwit tourism

Witwit tourism Witwit tourism waa shirkad ka shaqeesa dalxiiska gudaha dalka. Dalxiis oo dal baro

Soo dhawaada macamiishena bahda witwit tourism waxay idiin diyaarisay xirmooyin dalxiis oo aan ku tagenoNimowBalcadJazee...
28/06/2025

Soo dhawaada macamiishena bahda witwit tourism waxay idiin diyaarisay xirmooyin dalxiis oo aan ku tageno

Nimow
Balcad
Jazeera

Adeegyada aan bixino

Go and back
Sawiro
Qado
Casiiryo

Wixii faahafaahin ah Fadlan nagala soo xariir 0612108856

Ama soo raac lifaaqa hoose ee whtsappka
https://chat.whatsapp.com/D99ew9IfHuoIsJ9jRiXNBv

Foomkaan buuxi

https://docs.google.com/forms/d/e /1FAIpQLSet7wC2yQl8z

_90df4pmQq0XVGGHzJkpylzLB2QzMRwPBA4Hg /viewform?usp=preview

Waqtiga: 10/luulyo/2025

05/06/2024
MagacaabisAgaasimaha Guud ee witwit tourism ayaa u magacaabay madaxa iskuxiraha howlaha dalxiiska  Mudane Lawyer Mohmed ...
19/05/2024

Magacaabis

Agaasimaha Guud ee witwit tourism ayaa u magacaabay madaxa iskuxiraha howlaha dalxiiska Mudane Lawyer Mohmed Shikh Amaan (lawyer amaan) ahna Gudoomiyaha midowga ardayda jaamacada kowneyn

Wada-shaqeyn wacan Mudane kusoo dhowaw bahda witwit tourism

Tar:19/05/2024





MagacaabisAgaasimaha Guud ee Shirkadda witwit tourism ayaa u magacaabay photography Mudane maxamuud cali xuseen  (mx man...
17/05/2024

Magacaabis

Agaasimaha Guud ee Shirkadda witwit tourism ayaa u magacaabay photography Mudane maxamuud cali xuseen (mx man) Wada-shaqeyn wacan Mudane kusoo dhowaw bahda Shirkadda

Tar:17/05/2024



Fursad shaqo.Waxaan ogeysiinaynaa bulshada soomaaliyeed ee ku nool Muqdisho in ay jirto fursad shaqo oo ka banaan shirka...
17/05/2024

Fursad shaqo.

Waxaan ogeysiinaynaa bulshada soomaaliyeed ee ku nool Muqdisho in ay jirto fursad shaqo oo ka banaan shirkadda Witwit tourism .

Jagada bannaan: photography

Goobta shaqada: Muqdisho

Shuruudaha laga rabo codsadaha:

1. Inuusan Balwad lahayn.

2. Inuu leeyahay Qibrad 2 sano ah.

Fadlan kusoo dir CV-gaaga:

Email: [email protected]

15/12/2023




24/11/2023



Waxaan u hambalyaynaynaa Dhamaan Macalimiinta Soomaaliyeed  Meel kasta oo ay joogaan Munaasabada 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐌𝐚𝐜𝐚𝐥𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦...
21/11/2023

Waxaan u hambalyaynaynaa Dhamaan Macalimiinta Soomaaliyeed Meel kasta oo ay joogaan Munaasabada 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐌𝐚𝐜𝐚𝐥𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝 ee 𝟐𝟏𝐤𝐚 𝐍𝐨𝐯𝐞𝐦𝐛𝐞𝐫.

Mahadsanidin dhamman macalimiinta soomaaliyeed.



MAALINTA DALXIISKA ADUUNKA 27-ka SEPTEMBER Dalxiisku waa farxad, qurux iyo koritaan maskaxeedAdigu xageed jeclaanlahayd ...
26/09/2023

MAALINTA DALXIISKA ADUUNKA 27-ka SEPTEMBER

Dalxiisku waa farxad, qurux iyo koritaan maskaxeed

Adigu xageed jeclaanlahayd inaad u dalxiisto ?

Naxariis iyo nabadgalyo korkiisa ha ahaado nabigeena SCW
26/09/2023

Naxariis iyo nabadgalyo korkiisa ha ahaado nabigeena SCW



Address

Mogadishu
Banadir

Telephone

+252612108856

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Witwit tourism posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category