Liban

Liban Dhalinta isboortiga somalia kala soco cayaaraha somalia iyo kuwa aduunka nala wadaag wax walba oo ku saabsan cayaaraha

24/08/2022

L

24/02/2019

Dari match Yaa badin doonaa Liverpool Vs Manchester United

Dhalinta isboortiga somaliya - falanqeeyaha isboortiga, Ciyaaraha Dalka iyo Dibadda. Saakay iyo waxyaabihii ay Wargeysya...
12/01/2019

Dhalinta isboortiga somaliya - falanqeeyaha isboortiga, Ciyaaraha Dalka iyo Dibadda.


Saakay iyo waxyaabihii ay Wargeysyada ka qoreen Suuqa kala iibsiga Ciyaartoyda
Shaxda rasmiga ah ee kooxaha West Ham United Vs Arsenal
Dajiye January 12, 2019 0


(Premier League) 12 Jan 2019. Kooxaha West Ham United Vs Arsenal ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka horyaalka Premier League ee soo galaya goor dhaw.

Hadaba dhanka hoose kaga boggo Shaxda kooxaha West Ham United Vs Arsenal:

West Ham: Fabianski, Zabaleta, Ogbonna, Diop, Cresswell, Noble, Rice, Antonio, Nasri, Anderson, Arnautovic.

Arsenal: Leno, Mustafi, Koscielny, Sokratis, Maitland-Niles, Xhaka, Guendouzi, Kolasinac, Iwobi, Lacazette, Aubameyang.

liverpol oo scorkii unpeatingka ahaa laka jabiyay premier league walee wax kale. inkastoo  ay wax kaleeyeen hadan maradi...
04/01/2019

liverpol oo scorkii unpeatingka ahaa laka jabiyay premier league walee wax kale. inkastoo ay wax kaleeyeen hadan maradii dhacday .suasha waa yaa ahaandoono championska .

  kasta ayaa Barcelona xalay taageere u ahaa,Fiiri xitaa falanqeeyayaasha Rio Ferdinand, Gary Lineker , Steven Gerrard i...
09/03/2017

kasta ayaa Barcelona xalay taageere u ahaa,Fiiri xitaa falanqeeyayaasha Rio Ferdinand, Gary Lineker , Steven Gerrard iyo Weeraryahankii h**e Real Madrid ee Owen ayaa u dabaaldagay goolkii Roberto.

Barcelona waxaa ay xaday quluubta qof walba oo Sports ah kadib micjisadii xalay ay dhigtay
Barcelona 6 vs Paris cent Germany 1 unbelievable.

11/01/2017

back aqyaata

  KA DHIIBO:MOURINHOOO KUSOO LAABANAYA GURIGIISA:Kulanka CHELSEA VS MANCHESTER UNITED oo caawa London ka dhici doonayaai...
23/10/2016

KA DHIIBO:MOURINHOOO KUSOO LAABANAYA GURIGIISA:Kulanka CHELSEA VS MANCHESTER UNITED oo caawa London ka dhici doonayaais leedahay waa ay awood roonaan doontaa, Mou maka aarsan doonaa Chelsea mise Conte ayaa walaalca kusii kordhin doona Man United?Fikirkaaga kasoo dhiibo figirkaaka Dhalinta isportiga Somalia.

23/10/2016

FIKIRKAAGA KA DHIIBO:MOURINHOOO KUSOO LAABANAYA GURIGIISA:Kulanka CHELSEA VS MANCHESTER UNITED oo caawa London ka dhici doona yaais leedahay waa ay awood roonaan doontaa, Mou maka aarsan doonaa Chelsea mise Conte ayaa walaalca kusii kordhin doona Man United?Fikirkaaga kasoo dhiibo figirkaaka Dhalinta isportiga Somalia.

  u dhaxeeyo labada goox  eeee chelsea vs arsenal beri yaaaaa la jiidi doonaaaa asxaabta meeqo ayeeee ku dhamaan kartaaa...
23/09/2016

u dhaxeeyo labada goox eeee chelsea vs arsenal beri yaaaaa la jiidi doonaaaa asxaabta meeqo ayeeee ku dhamaan kartaaaaa saadaali oo figirkaaka dhiibo.....

Lionel Messi OO Dagaal Ba’anKala Kulmaya Kabta Dahabka AhEe Copa America Isagoo Hal GoolSare Ugu Eegaya Xidiga AyKoobka ...
24/06/2016

Lionel Messi OO Dagaal Ba’an
Kala Kulmaya Kabta Dahabka Ah
Ee Copa America Isagoo Hal Gool
Sare Ugu Eegaya Xidiga Ay
Koobka Ku Dagaalamayaan Ee
Vargas

Wax ka badna Copa America ayaa dhex
yaala Argentina iyo Chile is wajahaya
axada.
Ku celinat finalkii Copa America 2015
ayaa sidoo kale arki doona dagaal
dehxmara Lionel Messi iyo Eduardo
Vargas oo ku tartamaya kabta dahabka
ah ee Copa.
Messi ayaa haatan sare ugu eegaya
xidiga Hoffenheim hal gool wuxuuna
weeraryahanka ree Chile shabaqa soo
taabtay lix jeer halka kabtanka La
Albiceleste uu leeyahay shan gool.
Vargas ayaa ku guuleystay kabta
dahabka ah xiligii ay Chile hanatayCopa
America sanadkii h**e laakin wuxuu al
wadaagay xidiga Peru Paulo Guerrero,
waxayna wada dhaliyeen min afar gool.
La Roja ayaa kaliya hal jeer ka adkaatay
xulka Argentina oo ay ku kulmayaan
garoonka MetLife Stadium kadib 30 isku
day halka guul ayaase aheyd mid
muhiim ah iyagoo hantay koobkii
America ee sanadkii h**e ee ka dhacay
isla dalkaas.

Address

Mogadishu
Banadir

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Liban posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share