ZAID Procurement and Logistics LLC

ZAID Procurement and Logistics LLC Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from ZAID Procurement and Logistics LLC, Travel Company, maka al mukaramah, Baydhabo.

16/08/2026

*🌍 DHL EXPRESS – AYAA IDIN KEENEY BAIDOA!* βœˆοΈπŸ“¦
Waxaan adeegyada DHL Express kuugu Keeney magaaladaada Baydhabo, si aad si fudud uga dirto ama uga so qaadato alaabtada iyo dukmintigaaga meel kasta oo dunida ah.
πŸ“¦ U dir daafaha dunida, kana soo qaado β€” adigoo Baydhabo jooga.
Waxaan kugu adeegeynaa si degdegsimo leh, ammaan ah, lagu kalsoonaan karo, oo Baydhabo si toos ah ugu xiraya dunida inteeda kale. 🌎
*DHL Express Your Connection to the World* . ✈️🌍

✈️ Safar fudud, adeeg lagu kalsoonaan karo, iyo qiimo jaban β€” ZAID Travel Agency ayaa kuu diyaar ah.πŸ“ž +252 61 4880497  🌍
21/05/2026

✈️ Safar fudud, adeeg lagu kalsoonaan karo, iyo qiimo jaban β€” ZAID Travel Agency ayaa kuu diyaar ah.
πŸ“ž +252 61 4880497 🌍

✈️ ZAID Travel Agency – Travel Easy & RelaxZAID Travel waa shirkad casri ah oo adeegyada safarka ah bixisa, oo diiradda ...
20/05/2026

✈️ ZAID Travel Agency – Travel Easy & Relax

ZAID Travel waa shirkad casri ah oo adeegyada safarka ah bixisa, oo diiradda saarta fududeynta safarkaaga iyo bixinta qiimo jaban oo ku raaligeliya .

Waxaad naga heli kartaa:

🌍 Duulimaadyada Caalamiga ah (International Flights):
Turkish Airlines, EgyptAir, Ethiopian Airlines, Uganda Airlines, Daallo Airlines, Premier Air, Saacid Air, Freedom Air, Salam Air

✈️ Duulimaadyada Gudaha (Local Flights):
Daruuro Airline, Mandeeq Air, Fly24, Star Sky Airline

Maxaan kuugu fiicanahay?

βœ… Ticket-yo qiimo jaban
βœ… Adeeg degdeg ah oo la isku haleyn karo
βœ… Taageero macaamiil oo 24/7 ah
βœ… Doorashooyin badan oo duulimaadyo ah

Hadafkeena:
Inaan ka dhigno safarkaaga mid fudud, raaxo leh, oo aad ku qanacdo mar walba.

πŸ“ž Nala soo xiriir :
+252 770000138

ZAID Travel Agency – Travel Easy & Relax

09/05/2026

πŸ“ž Nala soo xiriir maanta:
+252 770000138
ZAID Travel Agency – Travel Easy & Relax

✈️ ZAID Travel Agency – Travel Easy & RelaxZAID Travel waa shirkad casri ah oo adeegyada safarka ah bixisa, oo diiradda ...
29/04/2026

✈️ ZAID Travel Agency – Travel Easy & Relax

ZAID Travel waa shirkad casri ah oo adeegyada safarka ah bixisa, oo diiradda saarta fududeynta safarkaaga iyo bixinta qiimo jaban oo ku raaligeliya .

Waxaad naga heli kartaa:

🌍 Duulimaadyada Caalamiga ah (International Flights):
Turkish Airlines, EgyptAir, Ethiopian Airlines, Uganda Airlines, Daallo Airlines, Premier Air, Saacid Air, Freedom Air, Salam Air

✈️ Duulimaadyada Gudaha (Local Flights):
Daruuro Airline, Mandeeq Air, Fly24, Star Sky Airline

Maxaan kuugu fiicanahay?

βœ… Ticket-yo qiimo jaban
βœ… Adeeg degdeg ah oo la isku haleyn karo
βœ… Taageero macaamiil oo 24/7 ah
βœ… Doorashooyin badan oo duulimaadyo ah

Hadafkeena:
Inaan ka dhigno safarkaaga mid fudud, raaxo leh, oo aad ku qanacdo mar walba.

πŸ“ž Nala soo xiriir maanta:
+252 770000138

ZAID Travel Agency – Travel Easy & Relax

Address

Maka Al Mukaramah
Baydhabo
00252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when ZAID Procurement and Logistics LLC posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category