23/10/2025
ππ Mahadcelin Guud β Ikhwa Travel Agency
Maanta waxaan si gaar ah ugu mahadcelineynaa macaamiisheena qaaliga ah ee meelkasta oo ay dunida ka joogaan πβοΈ
Kalsoonidiinna, joogitaanka joogtada ah, iyo sida aad mar kasta ugu aaminteen adeegyadeenna safarka, waxay noqdeen tiirka ugu weyn ee guusheena.
Dadaalkayaga iyo horumarka shirkadda waa natiijada kalsoonida aad nagu qabteen β waxaana balan qaadaynaa inaan mar walba sii joogteyn doono adeeg tayo sare leh iyo daacadnimo shaqo πΌβ¨
Mahadsanidiin dhammaantiin, wherever you are around the world! ππ