Punt Travel & Tours Agency

Punt Travel & Tours Agency Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Punt Travel & Tours Agency, Tour Agency, BOSAASO, Bosaso.

Kusoo dhowaada shirkada safarada iyo dalxiiska ee punt travel & tours agency waxay ku fududaynaysa soo saarida dal ku galka wadamada caalamka iyo jariska ticket diyaaradaha

Jimce wanaagsan dhamman Ummada Soomaaliyeed, ilaahy fadliga maalinta jimce hana waafajiyo.
04/10/2024

Jimce wanaagsan dhamman Ummada Soomaaliyeed, ilaahy fadliga maalinta jimce hana waafajiyo.



Shirkada Safarada iyo Dalxiiska Ee Punt Travel & Tours Agency  Waxay ka qayb Gashay Shirka One Earth, One Health & Healt...
01/10/2024

Shirkada Safarada iyo Dalxiiska Ee Punt Travel & Tours Agency Waxay ka qayb Gashay Shirka One Earth, One Health & Healthcare Beyond Boundaries Oo Ay qabanqaabisay Safaarada India Ee Adis ababa.

Waxa Shirka Sido Kale Ka Qayb Galay Cisbitaalo ka Kala socday 20 wadan Oo Qaradaha Asia Iyo Africa ah

Shirkadu waxay bilaabaysa in viisaha caafimadka india ay u xerayso muwaadinka oo jooga dhulkiisa mudo yarna uu joogo Adis ababa

Shirkada Punt Travel & Tours Agency Waxay idin xeraynaysaa codsiga visaha Caafimaad ee india adiga oo jooga Puntland Wax...
24/09/2024

Shirkada Punt Travel & Tours Agency Waxay idin xeraynaysaa codsiga visaha Caafimaad ee india adiga oo jooga Puntland

Waxaana ku qaadanaysa Visaha Hal maalinta .

Wixii faahfaahin ah kala xiriir
0907702578 / 0907725653 / 0904334488
Ama Xafiiska Bosaaso

Punt Travel & Tours Agency waxay idin heysa Visaha Caafimaad dalka India Wixii Faahfahin ah kala xiriir numberada hoos k...
14/09/2024

Punt Travel & Tours Agency waxay idin heysa Visaha Caafimaad dalka India

Wixii Faahfahin ah kala xiriir numberada hoos ku qoran .

Shirkada Punt Travel & Tours Agency waa wehelkaaga safarada dalka iyo dibadaba adeeg hufan ayaanu kuu diyaarinay
09/09/2024

Shirkada Punt Travel & Tours Agency waa wehelkaaga safarada dalka iyo dibadaba adeeg hufan ayaanu kuu diyaarinay

Address

BOSAASO
Bosaso

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Punt Travel & Tours Agency posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category