Daa'uus Travel Agency

Daa'uus Travel Agency Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Daa'uus Travel Agency, Travel Agency, Airporta Road, Bosaso.

๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด Daaโ€™uus Travel Agency โœˆ๏ธ
Safarkaaga Waa Mudnaanteena
Waxaan bixinaa adeegyo safar oo dhameystiran:๏ธ
โœ…๏ธFiisooyin dalal kala duwan
โœ…๏ธ๏ธTigidhada diyaaradaha (Local & International)
๐Ÿ“ Boosaaso, Puntland โ€“ Somalia
๐Ÿ“ž 090-5000010 | 066-6799479

๐ŸŽ“HAMBALYO ARDAYDA REER PUNTLAND! ๐Ÿ’™Hambalyo dhammaan ardayda reer Puntland ee fasalka 4-aad ee dugsiyada sare, kuwaas oo ...
22/08/2026

๐ŸŽ“HAMBALYO ARDAYDA REER PUNTLAND! ๐Ÿ’™

Hambalyo dhammaan ardayda reer Puntland ee fasalka 4-aad ee dugsiyada sare, kuwaas oo maanta loo shaaciyay natiijada imtixaankooda.

Waxaan si gaar ah ugu hambalyaynaynaa ardayda kaalmaha h**e ka galay, iyo dhammaan ardayda ku guuleysatay inay gudbaan imtixaanka. ๐Ÿ‘๐ŸŽ“

Guushiinnu waa mid ka dhalatay dadaal, dulqaad iyo adkaysi. Waxaan idiin rajaynaynaa mustaqbal ifaya, aqoon waxtar leh iyo guulo waaweyn.

Hambalyo ardayda, waalidiinta, macallimiinta iyo dhammaan bahda waxbarashada Puntland. ๐Ÿ’™โœจ

Daauus Travel Agency โœˆ๏ธ
Safarkaagu waa mudnaanteena

HADDA HEL VISA DALKA KENYA๐Ÿ‡ฐ๐Ÿ‡ช โœˆ๏ธMa qorsheynaysaa safar aad ku tagayso Kenya?Daauus Travel Agency waxay kuu fududaynaysaa ...
09/08/2026

HADDA HEL VISA DALKA KENYA๐Ÿ‡ฐ๐Ÿ‡ช โœˆ๏ธ

Ma qorsheynaysaa safar aad ku tagayso Kenya?
Daauus Travel Agency waxay kuu fududaynaysaa Visa-ha Kenya, si degdeg ah oo lagu kalsoonaan karo.

๐ŸŒ Adeeg Degdeg ah & Tayo Leh
โœˆ๏ธ Qiimo Jaban
๐Ÿ“ž Nagala Soo Xiriir:
+252 905000010
+252 666799479

Daauus Travel Agency โ€“ Safarkaagu waa Mudnaanteena. โœˆ๏ธ๐ŸŒ

๐Ÿฉบ๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡ณ Caafimaadkaaga Waa Mudnaantaada, Safarkiisana Annagaa Fududeynayna! โœˆ๏ธMa u baahan tahay Visa Caafimaad oo Hindiya ah...
08/07/2026

๐Ÿฉบ๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡ณ Caafimaadkaaga Waa Mudnaantaada, Safarkiisana Annagaa Fududeynayna! โœˆ๏ธ

Ma u baahan tahay Visa Caafimaad oo Hindiya ah? Daauus Travel Agency waxay kuu diyaarinaysaa adeeg dhammaystiran oo aad ku gaari karto daaweyntaada si kalsooni leh.

โœ… Visa Caafimaad oo Degdeg ah
โœ… Tigidh Diyaaradeed

Nagu aamin adeeg hufan, degdeg ah, iyo daryeel macaamiil oo heer sare ah.

๐Ÿ“ž Nala soo xiriir:
+252 905000010
+252 666799479

Daauus Travel Agency
Safarkaagu Waa Mudnaanteena. โœˆ๏ธ๐ŸŒ

๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด Hambalyo 1-da Luulyo โ€“ 66-guurada Xorriyadda iyo Midnimada Soomaaliya!Daauus Travel Agency waxay hambalyo iyo bogaadi...
01/07/2026

๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด Hambalyo 1-da Luulyo โ€“ 66-guurada Xorriyadda iyo Midnimada Soomaaliya!

Daauus Travel Agency waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed munaasabadda 66-guurada ka soo wareegtay xorriyaddii iyo midowgii Jamhuuriyadda Soomaaliya (1960โ€“2026).

Maalintan qiimaha badan waxay astaan u tahay gobannimo, midnimo iyo halgankii ay ummaddeennu u gashay xorriyadda. Waxaan Alle ka baryeynaa inuu dalkeenna ku mannaysto nabad waarta, horumar iyo barwaaqo.

๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด Hambalyo 66-guurada Xorriyadda Soomaaliya!

Daauus Travel Agency โœˆ๏ธ Safarkaagu Waa Mudnaanteena.

๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด Hambalyo Maalinta Xorriyadda Soomaaliyeed โ€“ 26 Juun ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ดDaauus Travel Agency waxay dhammaan shacabka Soomaaliyeed ugu h...
25/06/2026

๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด Hambalyo Maalinta Xorriyadda Soomaaliyeed โ€“ 26 Juun ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

Daauus Travel Agency waxay dhammaan shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeynaysaa sanad-guurada xornimada 26-ka Juun 1960, maalin taariikhi ah oo astaan u ah halgankii, geesinimadii iyo midnimadii ummadda Soomaaliyeed.

Ilaahay ha inoo ilaaliyo dalkeenna, hana nagu gallado nabad, horumar iyo barwaaqo waarta.

โœจ Xorriyaddu waa sharaf, midnimaduna waa awood.

Hambalyo 26 June! ๐Ÿ’™๐Ÿค๐Ÿ’™

โœˆ๏ธ Daauus Travel Agency Safarkaagu Waa Mudnaanteena ๐ŸŒโœˆ๏ธ

๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ’™

๐ŸŒ™ Xusuusin Fadliga Soonka CaashuuraaNabi Maxamed ๏ทบ wuxuu yiri:"Waxaan Alle ka rajaynayaa in soonka maalinta Caashuuraa u...
24/06/2026

๐ŸŒ™ Xusuusin Fadliga Soonka Caashuuraa

Nabi Maxamed ๏ทบ wuxuu yiri:

"Waxaan Alle ka rajaynayaa in soonka maalinta Caashuuraa uu dhaafo dambiyadii sannadkii ka horreeyey."

Ka faa'iidayso maalmahan khayrka badan ee bisha Muxarram adigoo soomaya 9-ka iyo 10-ka ama 10-ka iyo 11-ka si aad u hesho ajar weyn iyo dambi dhaaf.

๐Ÿคฒ Alle ha naga aqbalo cibaadadeenna, hana innagu gallado fadliga maalmahan barakaysan.

๐Ÿ“… 9 Muxarram โ€“ Arbaco, 24 June
๐Ÿ“… 10 Muxarram (Caashuuraa) โ€“ Khamiis, 25 June
๐Ÿ“… 11 Muxarram โ€“ Jimco, 26 June

Daauus Travel Agency โœˆ๏ธ Safarkaagu Waa Mudnaanteena
๐Ÿ“ž +252 905000010 | +252 666799479

๐ŸŒ™ Jumca Mubaarak ๐ŸŒ™Daauus Travel Agency waxay dhammaan macaamiisheeda, asxaabteeda iyo ummadda Muslimiinta ah u rajaynays...
19/06/2026

๐ŸŒ™ Jumca Mubaarak ๐ŸŒ™

Daauus Travel Agency waxay dhammaan macaamiisheeda, asxaabteeda iyo ummadda Muslimiinta ah u rajaynaysaa Jumco barakaysan oo kheyr badan leh.

Maalintan fadliga badan aynu ku badino: ๐Ÿ“– Akhriska Suuratul Kahfi
๐Ÿคฒ Ducada iyo istiqfaarka
๐Ÿ’™ Sadaqada iyo samafalka
๐Ÿ•Œ Salaadda Nabiga (NNKH)

Ilaahay ha inaga aqbalo cibaadadeenna, hana inoo barakeeyo maalinteenna iyo safarradeenna.

โœˆ๏ธ Daauus Travel Agency Safarkaagu waa Mudnaanteena.

๐Ÿ“ž +252 905000010 ๐Ÿ“ž +252 666799479

๐ŸŽŠ๐ŸŒ™ Sanad Cusub Hijri 1448 ๐ŸŒ™๐ŸŽŠDaauus Travel Agency waxay dhammaan macaamiisheeda, asxaabteeda iyo guud ahaan ummadda Islaa...
16/06/2026

๐ŸŽŠ๐ŸŒ™ Sanad Cusub Hijri 1448 ๐ŸŒ™๐ŸŽŠ

Daauus Travel Agency waxay dhammaan macaamiisheeda, asxaabteeda iyo guud ahaan ummadda Islaamka ugu hambalyaynaysaa curashada sannadka cusub ee Hijriga ah 1448 AH.

Waxaan Alle SWT ka baryaynaa inuu sannadkan cusub inooga dhigo mid kheyr, barwaaqo, caafimaad, nabad iyo guulo badan leh.

โœˆ๏ธ Haddii aad qorshaynayso safar, xaj, cumro, visa ama tikidh gudaha iyo dibaddaba, Daauus Travel Agency mar walba way kula garab taagan tahay adeeg tayo leh iyo kalsooni buuxda.

Safarkaagu waa mudnaanteena.

๐Ÿ“ž +252 905000010
๐Ÿ“ž +252 666799479

Sanad Cusub Hijri 1448 AH Wanaagsan! ๐ŸŒ™โœจ

๐Ÿ•Œโœจ JUMA MUBAARAK โœจ๐Ÿ•ŒMaalinta Jimcaha waa maalin barako, naxariis iyo ducadu ay leedahay fadli gaar ah. Waxaan dhammaan ma...
12/06/2026

๐Ÿ•Œโœจ JUMA MUBAARAK โœจ๐Ÿ•Œ

Maalinta Jimcaha waa maalin barako, naxariis iyo ducadu ay leedahay fadli gaar ah. Waxaan dhammaan macaamiisheena, asxaabteena iyo bulshada Soomaaliyeed ugu rajaynaynaa Jimce barakeysan oo ay ka buuxaan kheyr, caafimaad iyo farxad.

๐Ÿคฒ Alle ha inoo barakeeyo maalinteenna, hana inoo fududeeyo safarradeenna iyo dhammaan himilooyinkeena.

โœˆ๏ธ Haddii aad qorshaynayso safar gudaha ama dibadda ah, Daauus Travel Agency waxay diyaar kuu tahay inay kuu fududayso socdaalkaaga, si aad ugu safarto xasillooni iyo kalsooni.

๐ŸŒ Meel kasta oo aad u socoto, waxaan kuu rajaynaynaa safar nabdoon, guul leh iyo soo laabasho farxad leh.

๐Ÿ“ž Nagala soo xiriir:
+252 905000010
+252 666799479

DAAUUS TRAVEL AGENCY
"Safarkaagu Waa Mudnaanteena"

โœˆ๏ธ SAFAR RAAXO LEH, ADEEG LAGU KALSOON YAHAY! โœˆ๏ธMa qorshaynaysaa safar gudaha dalka ah? Daa'uus Travel Agency waxay kuu ...
11/06/2026

โœˆ๏ธ SAFAR RAAXO LEH, ADEEG LAGU KALSOON YAHAY! โœˆ๏ธ

Ma qorshaynaysaa safar gudaha dalka ah? Daa'uus Travel Agency waxay kuu haysaa tikidhada duullimaadyada magaalooyinka kala duwan ee Soomaaliya si degdeg ah, ammaan ah, una fudud.

๐ŸŒ Hal wicitaan oo keliya ku hel tigidhkaaga safarka:
๐Ÿ“ Muqdisho ๐Ÿ“ Garoowe ๐Ÿ“ Boosaaso
๐Ÿ“ Hargeysa ๐Ÿ“ Kismaayo ๐Ÿ“ Baydhabo
๐Ÿ“ Gaalkacyo ๐Ÿ“ Cadaado ๐Ÿ“ Caabudwaaq
๐Ÿ“ Laascaanood

โœ… Qiimo macquul ah โœ… Adeeg degdeg ah
โœ… Shaqaale khibrad leh โœ… Macaamiilku waa mudnaanteenna
๐ŸŽซ Ha daahin safarkaaga, maanta dalbo tigidhkaaga!

๐Ÿ“ž Nala soo xiriir:
+252 905000010 /+252 666799479

DAAUUS TRAVEL AGENCY "Safarkaagu Waa Mudnaanteena." โœˆ๏ธ๐Ÿ’™

Address

Airporta Road
Bosaso

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Daa'uus Travel Agency posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Daa'uus Travel Agency:

Shortcuts

Share

Category