Burji Multi Services

Burji Multi Services KUSOO DHOWOW SHIRKADDA BURJI MULTISERVICES(BMS)

DHAMAAN MACAAMIISHA SHARAFTA  LEH WAXANU UGU HAMBALYEY NAYNAA CURASHADA BISHA BARAKEYSAN EE RAMADAAN.Tel: +252 712666 | ...
11/03/2024

DHAMAAN MACAAMIISHA SHARAFTA LEH WAXANU UGU HAMBALYEY NAYNAA CURASHADA BISHA BARAKEYSAN EE RAMADAAN.

Tel: +252 712666 | +252 638000400 |+252 658000400 |UK +442071015144 | USA +17609335335

Book your flight tickets Saturday and Tuesday ——————————————From Hargeisa to Erigavo = $110From Erigavo to Burco = $95Fr...
28/02/2024

Book your flight tickets
Saturday and Tuesday
——————————————
From Hargeisa to Erigavo = $110
From Erigavo to Burco = $95
From Burco to Hargeisa = $49
Book now
📞 +252 63 8000400

Come and travel with us.✈️Book now 📞 +252 63 8000400
28/02/2024

Come and travel with us.✈️
Book now
📞 +252 63 8000400

Burco Public Notary(BPN) Waa Nootaayo casri ah una shaqaynaysa qaab E-Notary ah, oo aan la Copy garayn karin, kuna siina...
24/02/2024

Burco Public Notary(BPN) Waa Nootaayo casri ah una shaqaynaysa qaab E-Notary ah, oo aan la Copy garayn karin, kuna siinaysa Shahaado adag oo raandhiis leh, Xogta macmiilkana waxa lagu kaydinayaa qaab xafidan oo Cloud ah iyo weliba Hard copy, Markasta oo aad ubaahato shahaadadaadiina waxaad si deg deg ah u helaysaa iyadoo Original ah.
Nootaayadda Burco Public Notary(BPN) Waxay ka diiwaan gashantahay WASAARADDA CADDAALADDA EE JAMHUURIYADDA SOOMAALILAND,
Waxayna ku shaqaysaa qaab ku dhisan aqoon, hufnaan iyo caddaalad.
Hubinta iyo bedqabka hantida aanu kuu iibinaynaa waa astaanta Shirkadda Burji Multi Sservices(BMS)
Burco Public Notary(BPN) Waxakale oo intaa udheer in Sawir iyo Codba laga qaadidoono Iibiyaha iyo Iibsadahaba, loona kaydindoono si hadii iibkaa wax ugasoonoqdaan ay markhaati buuxa ugu noqoto.
wixii faahfaahin ah nagala soo xidhiidh numberada hoos ku xusan.
Tel: +252 712666 | +252 638000400 UK +442071015144 | USA +17609335335

Waxaad shirkadda ka helaysaa Tigidho Dunidda iyo dalka gudihiisaba ah, ku waa soo lagaa siin doono qiimo ku raali geliya...
24/02/2024

Waxaad shirkadda ka helaysaa Tigidho Dunidda iyo dalka gudihiisaba ah, ku waa soo lagaa siin doono qiimo ku raali geliya.
Sidoo kale waxa iyana kuu diyaar ah Fiisayaal, Xajka, Cumrada, Waxbarasho,Dalxiis iyo Caafimaad.
Sidoo kale shirkadu waxay xidhiidh dhow laleedahay,Jaamacado waaweyn, Hospitaalo,iyo Companyo dalxiis oo caalami ah, kuwaas so aanu sifudud kuugu soo saari doono Fiisayaasha, kaalana talin doono baahidaada iyo meesha kuhaboon qarash ahaan iyo tayo ahaanba.
Haxa kale oo aad naga helaysaa Gaadiid nadiif ah oo nooc walba leh Iib iyo kiroba, bedqabkoodana lagaa hubiyay, Waxa intaa kuu dheer in Airport kasta oo Soomaaliland kuyaala lagu geeyo lagaana sooqaado,iyadoo ay kuqaadayaan Darawalo khibrad sare leh lagaana hubiyay.
wixii faahfaahin ah nagala soo xidhiidh numberada hoos ku xusan.
Tel: +252 712666 | +252 638000400 UK +442071015144 | USA +17609335335

Shirkadda Burji Real Estate waxay bulshada uqabanaysaa adeegyo casri ah kuwaasoo aan h**e dalka uga jirin laguna maamuli...
24/02/2024

Shirkadda Burji Real Estate waxay bulshada uqabanaysaa adeegyo casri ah kuwaasoo aan h**e dalka uga jirin laguna maamuli doono technology gii ugu dambeeyay, kuuna xafidi doona hantida aad dalka ku leedahay gaar ahaan magaalada burco, waxa adeegan siwayn uga faa'iidaysan doona guud ahaan bulshada reer Burco, gaar ahaana dadka Qurba jooga ah ee doonaya in hantidooda loo maamulo loona xafido, sida in loo iibiyo dhul,guryo iyo beero muddaman ah oo lagasoo baadhay cida iska leh iyo sharcigeedaba,
Sidookale waxay shirkadu si dhow ula shaqaysaa,
DAWLADDA HOOSE EE DEGMADA BURCO
ADEEGYADA AY SHIRKADU BIXISO WAXA KAMID AH.
Iibinta, kiraynta, maamulida, dayactirka, seesida,dhulka, guryaha iyo beeraha.
waxay kaloo shirkadu kuuqabanaysaa, in ay kuu soo cashuurto dhulka banaan, guryaha IWM,
Soosaarida mulkiyada
Sidoo kale shirkadu waxay kula fududaynaysaa kala wareejinta hantida aad iibsatay magacaagana kuugu soo qoraysaa mulkiyadda.
wixii faahfaahin ah nagala soo xidhiidh numberada hoos ku xusan.
Tel: +252 712666 | +252 638000400 UK +442071015144 | USA +17609335335

Shirkadda Burji Multi Service (BMS) waxay ka kooban tahay dhowr shirkadood oo kala duwan kuwaas oo bixiya adeegyo casri ...
24/02/2024

Shirkadda Burji Multi Service (BMS) waxay ka kooban tahay dhowr shirkadood oo kala duwan kuwaas oo bixiya adeegyo casri ah Bulshada reer Burco na daljoog iyo qurbajoogba si wayn uga faa'iidaysan doonaan,
Sidookale waxa xafiiska shirkadda kuugu diyaar ah shaqaale carbisan aqoona uleh shaqada ay kuu qabanayaan.
Hadaba waxay shirkaddu sigaar ah ugu diyaarisay dadka Qubajoogta ah, Numbero ay si FREE ah ugasoo hadlikaraan,
Fadlan hoos ka eeg adeegyadda shirkaddu qabato oo faahfaahsan iyo meelaha aad nagala soo xidhiidhikarto.
Tel: +252 712666 | +252 638000400 UK +442071015144 | USA +17609335335

Galab wacan oo wanaagasan!Halkani waa Burco. bal Isku day goobtan inad garatid.
09/09/2023

Galab wacan oo wanaagasan!

Halkani waa Burco. bal Isku day goobtan inad garatid.

🚨 ADEEGYADEENNA GURYAHA 🚨➡️ Diiwaan Gelinta Dhulalka➡️ Dhismaha iyo Qurxinta (decoration)➡️ Kala iibsiga iyo Nootaayo➡️ ...
06/09/2023

🚨 ADEEGYADEENNA GURYAHA 🚨

➡️ Diiwaan Gelinta Dhulalka

➡️ Dhismaha iyo Qurxinta (decoration)

➡️ Kala iibsiga iyo Nootaayo

➡️ Maamulka iyo Kiraynta guryaha & bakhaarada

Address

1 Masjid Jama Lane, Daalo Road, Lixle
Burco
OPPOSITEMIIRHOTEL.

Opening Hours

Monday 07:00 - 12:00
16:00 - 19:00
Tuesday 07:00 - 12:00
16:00 - 19:00
Wednesday 07:00 - 12:00
16:00 - 19:00
Thursday 07:00 - 12:00
16:00 - 19:00
Saturday 07:00 - 12:00
16:00 - 19:00
Sunday 07:00 - 12:00
16:00 - 19:00

Telephone

+252638000400

Website

http://www.burjimultiservices.com/

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Burji Multi Services posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Burji Multi Services:

Share

Category