Degaanka Cuun

Degaanka Cuun Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Degaanka Cuun, Garowe.

 :- Dugsiga Deegaanka Cuun Ee Degmada Garowe ayaa dayactir iyo ballaarin lagu sameeyay, iyadoo markii h**e uu ka koobnaa...
15/10/2025

:- Dugsiga Deegaanka Cuun Ee Degmada Garowe ayaa dayactir iyo ballaarin lagu sameeyay, iyadoo markii h**e uu ka koobnaa saddex qol, balse hadda lagu kordhiyay lix qol iyo dayr cusub. Howshaasi waxaa fulisay Hay’adda Som Care

Dr Cartan Baafe oo hadiimo sharafeed ugu sameeyey Deegaanka Cuun Gudoomiyha Kaalo Neterland Cabdisalaan Cali Karood iyo ...
16/08/2025

Dr Cartan Baafe oo hadiimo sharafeed ugu sameeyey Deegaanka Cuun Gudoomiyha Kaalo Neterland Cabdisalaan Cali Karood iyo aqoon Yahan Maxamad Siciid Samatar iyo Guddoomiyaha Degaanka Cuun Yaasiin Maxamuud Jaamac (Farabadan) Odayaasha Deegaanka Dhalinyaro iyo marti sharaf kale

15/08/2025

Cuun : Dr Cartan Baafe Iyo Qurbajoog Dalka Dibadiisa Katimi Ayaa Booqday Deeganka Cuun Waxa Halkaas Kusoo Dhaweeyay Guddoomiyaha Deegaanka Cuun Yaasiin Maxamuud Jaamac (Farabadan)

Mahad naq iyo DucoIlaah baa mahad leh maanta si nabad ah naloogu soo dhameeyey soo dhaweyntii Aniga iyo wafdigii aan hog...
05/08/2025

Mahad naq iyo Duco

Ilaah baa mahad leh maanta si nabad ah naloogu soo dhameeyey soo dhaweyntii Aniga iyo wafdigii aan hogaaminayey oo ugu Horeeyey Gudoomiye Kuxigeenka Degmada Garowe Maxamed Xamari si diiran naloogu soo dhaweeyey Deegaanka Cuun Ee Degmada Garowe sidoo kale waxaa igu weheliyey safarka Xildhibaanabada Golaha Deegaanka Degmada Garowe

Waxaan sidoo kale u mahad celin Gudoomiye ku xigeenka Degmada Garowe iyo xildhibaanada golaha deegaanka Degmada Garowe oo iyana safarka igu weheliyey

Ugu dameyn, waxaan si guud bulshada sharafta badan ee reer Cuun uga codsanayaa inaan gacmaha is wada qabsanno, igu duceysaan gudashada masuuliyaddayda, igulana shaqeysaan sidii aan u hor-marin lahayn Deggaanka

Gacma wada jir bey wax ku gooyaan.
Guul Cuun.

05/08/2025

Soo dhaweyntii Gudoomiyaha Cuun iyo Qado Sharaftii u Martida ku maamuusay

04/08/2025

Hadal jeedinta Guddoomiyaha Cusub Yaasin maxamud (Farabadan) ee Deeganka Cuun

04/08/2025

Guddoomiye Yaasin Maxamud Jamac (Farabadan) Oo Dhawaan Loo Magacabay Deegan Cuun ayaa Maanta si heer sare ah loogu soo dhaweeyey Deeganka Cuun Ee Degmada Garowe

Guddoomiye Yaasin Maxamud Jamac (Farabadan) Oo Dhawaan Loo Magacabay Deegan Cuun ayaa  Maanta si heer sare ah loogu soo ...
04/08/2025

Guddoomiye Yaasin Maxamud Jamac (Farabadan) Oo Dhawaan Loo Magacabay Deegan Cuun ayaa Maanta si heer sare ah loogu soo dhaweeyey Deeganka Cuun

Address

Garowe
00252

Telephone

+252906170000

Website

http://whatsapp.com/, http://whatsapp.com/, http://whatsapp.com/

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Degaanka Cuun posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Degaanka Cuun:

Share