Puncturesafe.so

Puncturesafe.so Exclusive Somaliland distributor of 100% biodegradable puncturesafe tire long life sealant product Erisoma founders are from east and horn Africa.

erisoma contributes and shares knowledge and experience to promote business opportunities through smart tourism packages.

17/04/2024

Watch, follow, and discover more trending content.

      RAYSO WERERKI TAAYIR DALOOSHAMA
17/04/2024

RAYSO WERERKI TAAYIR DALOOSHAMA

Watch, follow, and discover more trending content.

Magaaladii fuqaradaWaa salaadi cishe , safka h**e waa xanibanyahay oo waxaa daadsan bustayal ,cumaamado,falasado iyo wic...
18/03/2024

Magaaladii fuqarada

Waa salaadi cishe , safka h**e waa xanibanyahay oo waxaa daadsan bustayal ,cumaamado,falasado iyo wiciyado weel ah. Waxaad mooda maqaaxi waase masaajid gudihii. Waa magaaladii uu ku dhashay meeshu waase adagtahay inuu cid ka garto dadka meesha iswaydaaranaya. Wajiyadooda k**a muuqato dhola cadayn iyo naxariis , waxaadse ka korodhsanaysa cabsi iyo murugo.

Waxaan helay boos kamid ah safka saddexaad oo ay ku tukanayaan dadki deeganka qaar kamid ah. Waa hebelo aan garanayoo oo haldoorki umadan ah ,haseyeeshe uuu hoosku ka qoyay. Saladi cishe markanu tukanay ayuu sheekhi mikrofoonka heehabtay ,isaga oo na xasuusinaya dhibaatada haysta walaalahen falastiin iyo in loo gurmado oo loo duceeyo. Wixii loo ururinkaro maal iyo moodna lagu sadaqaysto.

Marqudha ayaa masaajidki isla ogsadey oo bustayaashi is dhaafeen,markasan mid igu xigay waydiyay maxaa qaylada keenay.

Waa waayel aan lahayn tin madaw oo aan ku qiyaasay 75 sano ku dhawaad lkn kamid ah waxgaradki iyo nin karmeedki magalada ayaa igu yidhi adeeero waxa nagu dhacay imtixaan aan wali naga dhamaan. Waxaa magaalada ku noolaa, 200 oo miskiin oo ka dhexdawarsanjiray kana mid ahaa dadki u dhashay magalada lkn, kuwii marka hayay xooluhu may marin maalki ay hayeen k**anay siin xaqay kulahaayen masaakintaas iyo dadki danyarta ahaa ee sadaqadu ku baxaysay .

Waxaa maanta illahay isoo gaadhsiiyay in 200 labadii boqol ee magalada ka dhexdawarsanjiray ay maanta u yihiin maalqabeen isla magaaladi oo ah kuwa maanta ina horfadhiya ee xidhay safafkaa h**e.

Mida taas kasii darani waxay tahay masaakinta illahay waqti u bedelay Marki h**e may helin cilmi iyo aqoon dhaafsiisan dawarsigii maalinlaha ahaa ,marki danbe ee ay helaan maalkana wax dhaafsiisan inay masaajidka safka h**e xanibaan may soo kordhin walina k**a dhaaadhacsana j
Inay maanta maalka wax ka bixiyaan ee wali iyagiiba isu haysta inay fuqaroyihiin. Sababtaas ayaa keenTay buuqa iyo sawaxanka ooo walagu khaldamay halki iyaga wax laga tarilahaa ayaa waxla waydiyay .

Waa magaaladi faqriga iyo fuqaradu wada lahaayen .

WQ: Ismail Haibe

Kamid Noqo Wakiilada Puncturesafe Somaliland
22/02/2024

Kamid Noqo Wakiilada Puncturesafe Somaliland

22/02/2024
22/02/2024
21/02/2024
Ka ilaali taayirkaaga inuu sidan noqdo.    +252634544103
11/02/2024

Ka ilaali taayirkaaga inuu sidan noqdo.

+252634544103

Address

Timacade Road, Barsame Business Center
Hargeisa
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Puncturesafe.so posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Puncturesafe.so:

Share