Salsabiil Travel Agency Hajj & Umrah service

Salsabiil Travel Agency Hajj & Umrah service Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Salsabiil Travel Agency Hajj & Umrah service, Travel Company, National mall, wadada madax-tooyada, Hargeisa.

Kusoo dhawoow shirkadda Salsabiil Travel Agency Hajj & Umrah Service oo kuu haysa visayaasha kala duwan ee dalalla caalamka & tigidhada diyaaradaha Local & Internationalba.

19/05/2026

📢 La safar shirkadda Salsabiil Travel Agency oo la kulan adeeg la hubo oo la mahadiyay.

رحلتك أجمل .. حين تسافر مع شركة السلسبيل 🕋 .

📍 Soo booqo xafiisyadeenna:
• 𝗛𝗮𝗿𝗴𝗲𝗶𝘀𝗮: Indho-Birta, kasoo horjeedka Kaaraha
• 𝗕𝘂𝗿𝗰𝗼: badhtamaha Sagaljet & Dayaxjet.

📱 nagala soo xidhiidh WhatsAppka: +252 63 3331911

Ama soo wac :

📞 0634418497/ 0634272312 / 0634145083

⚠️ Hadda isa sii diwaan gali, dooro bisha aad rabto oo qabso booskaaga ✍🏻.

📢 𝗙𝘂𝗿𝘀𝗮𝗱 𝗗𝗮𝗵𝗮𝗯𝗶 𝗮𝗵!Ka mid noqo safarka barakaysan ee 𝗖𝘂𝗺𝗿𝗮𝗱𝗮 𝗳𝗮𝘀𝗮𝘅𝗮 bisha 𝗝𝘂𝗹𝘆 🕋✨.📍  Soo booqo xafiisyadeenna: • 𝗛𝗮𝗿𝗴𝗲𝗶𝘀...
19/05/2026

📢 𝗙𝘂𝗿𝘀𝗮𝗱 𝗗𝗮𝗵𝗮𝗯𝗶 𝗮𝗵!

Ka mid noqo safarka barakaysan ee 𝗖𝘂𝗺𝗿𝗮𝗱𝗮 𝗳𝗮𝘀𝗮𝘅𝗮 bisha 𝗝𝘂𝗹𝘆 🕋✨.

📍 Soo booqo xafiisyadeenna:
• 𝗛𝗮𝗿𝗴𝗲𝗶𝘀𝗮: Indho-Birta, kasoo horjeedka Kaaraha
• 𝗕𝘂𝗿𝗰𝗼: badhtamaha Sagaljet & Dayaxjet.

📱 nagala soo xidhiidh WhatsAppka: 63 3331911

Ama soo wac :

📞 0634418497/ 0634272312 / 0634145083

⚠️ Kuraastu way 𝘅𝗮𝗱𝗶𝗱𝗮𝗻 𝘁𝗮𝗵𝗮𝘆 fadlan h**e isu diiwaan geli ✍🏻.

Waxa aynnu Alle waydiisanaynaa nabad & harumar waara in uu innagu galladaysto.
17/05/2026

Waxa aynnu Alle waydiisanaynaa nabad & harumar waara in uu innagu galladaysto.

10/05/2026

Qofka Cumraysanaya waxa ka reebban.

Sheekh shacbaan.
Salsabiil Travel Agency Hajj & Umrah service

Qorshaha & go’aanka adigaa leh, adeegga & dhammaystirkiisana annagaa leh 😊.2 bilood kaddib waxa inoo bilaabmaya safarade...
27/04/2026

Qorshaha & go’aanka adigaa leh, adeegga & dhammaystirkiisana annagaa leh 😊.

2 bilood kaddib waxa inoo bilaabmaya safaradeennii qiimaha badnaa ee aynu ku bookhanaynay labada Xaram, qorshaha kusii darso sannadkan.

Imika sii qabso booskaaga bisha aad rabto in aad martida Alle ka mid noqoto .

Nagala soo xidhiidh :
Hargeisa : 063 4272313 / 063 4145083
Burco : 063 4339450 / 063 3638015

WhatsApp: 63 3331911

11/03/2026

Fadliga Masjid Quba.

Sh Shacbaan.

09/03/2026

Masaajidda toddobada ah.
Goobtii uu ka dhacay dagaalkii Khandaq.

Sh Shacbaan.

Salsabiil Travel Hajj & Umrah service

07/03/2026

Masjid Al-Qiblatayn مسجد القبلتين.

﴿ قَدْ نَرَى تَقَلُّبَ وَجْهِكَ فِي السَّمَاءِ ۖ فَلَنُوَلِّيَنَّكَ قِبْلَةً تَرْضَاهَا ۚ فَوَلِّ وَجْهَكَ شَطْرَ الْمَسْجِدِ الْحَرَامِ ﴾
سورة البقرة - ١٤٤.

Sh Shacbaan

05/03/2026

Sheekh Shacbaan oo si kooban ugu sharxay Muctamiriinta qaabkii uu u dhacay dagaalkii Uxud.

Salsabiil Travel Hajj & Umrah service

Groupkii 2aad ee soo baxay bisha Ramadaan oo ku sugan maalinkoodii 2aad magaaladii barakaysnayd ee Madina Al-munawarah.W...
05/03/2026

Groupkii 2aad ee soo baxay bisha Ramadaan oo ku sugan maalinkoodii 2aad magaaladii barakaysnayd ee Madina Al-munawarah.

Waxa maanta oo bisha Ramadaan ay tahay 16 u suurto gashay in ay soo maraan goobihii taariikhda Islaamku ku duugnayd ee magaalada Madina iyaga oo kusoo qaatay taariikh iyo dhacdooyinkii ku duugnaa.

Ramadaan Mubarak Dhammaan Macaamiisha sharafta leh ee ku xidhan shirkadda Salsabiil Travel Agency Hajj & Umrah service  ...
17/02/2026

Ramadaan Mubarak Dhammaan Macaamiisha sharafta leh ee ku xidhan shirkadda Salsabiil Travel Agency Hajj & Umrah service

Alle bishan khayrkeeda ha ina waafajiyo, acmaasha wanaagsanna ha innaga aqbalo 🌙.

Address

National Mall, Wadada Madax-tooyada
Hargeisa
00000

Telephone

+252634272312

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Salsabiil Travel Agency Hajj & Umrah service posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Salsabiil Travel Agency Hajj & Umrah service:

Share

Category