Faaris Travel Agency For Hajj & Umrah

Faaris Travel Agency For Hajj & Umrah Diyaar ma u tahay in aad cagahaaga dhigto Masjidka Xaramka?
๐…๐š๐š๐ซ๐ข๐ฌ ๐“๐ซ๐š๐ฏ๐ž๐ฅ ๐€๐ ๐ž๐ง๐œ๐ฒ ayaa safarkaaga kuu sahleysa! ๐Ÿ•‹โœˆโœจ

Mid ka mida muctamariinta u baxay bishii barakaysnayd ee ramadan oo feedback-giisa nala wadaagay ๐Ÿ•‹โค๏ธ
29/03/2026

Mid ka mida muctamariinta u baxay bishii barakaysnayd ee ramadan oo feedback-giisa nala wadaagay ๐Ÿ•‹โค๏ธ

Ciid Mubarak ๐ŸŒ™โค๏ธWaxaanu munaasibada ciidul-fitriga la wadaagaynaa maamulka, hawl-wadeenada, macaamiisha shirkada Faaris ...
19/03/2026

Ciid Mubarak ๐ŸŒ™โค๏ธ
Waxaanu munaasibada ciidul-fitriga la wadaagaynaa maamulka, hawl-wadeenada, macaamiisha shirkada Faaris Travel Agency For Hajj & Umrah iyo dhamaan ummadda islaamka.
Taqabala laahu minaa wa minkum saalixal-Acmaal.

ุงู„ู„ู‘ูŽู‡ูู…ู‘ูŽ ูููŠ ุขุฎูุฑู ุฌูู…ูุนูŽุฉู ู…ูู†ู’ ุฑูŽู…ูŽุถูŽุงู†ูŽ ุงุบู’ููุฑู’ ู„ูŽู†ูŽุง ุฐูู†ููˆุจูŽู†ูŽุงุŒ ูˆูŽุชูŽู‚ูŽุจู‘ูŽู„ู’ ู…ูู†ู‘ูŽุง ุตููŠูŽุงู…ูŽู†ูŽุง ูˆูŽู‚ููŠูŽุงู…ูŽู†ูŽุงุŒ ูˆูŽุงุฌู’...
12/03/2026

ุงู„ู„ู‘ูŽู‡ูู…ู‘ูŽ ูููŠ ุขุฎูุฑู ุฌูู…ูุนูŽุฉู ู…ูู†ู’ ุฑูŽู…ูŽุถูŽุงู†ูŽ ุงุบู’ููุฑู’ ู„ูŽู†ูŽุง ุฐูู†ููˆุจูŽู†ูŽุงุŒ ูˆูŽุชูŽู‚ูŽุจู‘ูŽู„ู’ ู…ูู†ู‘ูŽุง ุตููŠูŽุงู…ูŽู†ูŽุง ูˆูŽู‚ููŠูŽุงู…ูŽู†ูŽุงุŒ ูˆูŽุงุฌู’ุนูŽู„ู’ู†ูŽุง ู…ูู†ูŽ ุงู„ู’ู…ูŽู‚ู’ุจููˆู„ููŠู†ูŽุŒ ูˆูŽุฃูŽุนูุฏู’ู‡ู ุนูŽู„ูŽูŠู’ู†ูŽุง ุฃูŽุนู’ูˆูŽุงู…ู‹ุง ูƒูŽุซููŠุฑูŽุฉู‹ ูˆูŽู†ูŽุญู’ู†ู ูููŠ ุฎูŽูŠู’ุฑู ูˆูŽุนูŽุงูููŠูŽุฉู.๐ŸŒ™

Waxaynu galnay 10-kii ramadan u fadliga badnaa, waa waqtiga rabi adoomihiisa naarta ka xoreeyo.Ilahay haynagu daro inaga...
09/03/2026

Waxaynu galnay 10-kii ramadan u fadliga badnaa, waa waqtiga rabi adoomihiisa naarta ka xoreeyo.
Ilahay haynagu daro inaga iyo muslimiintaba inta uu naarta ka xoreeyo, kana faa'iidaysta habeenkaas barakada badan ee ka fadliga badan kunka habeen ๐ŸŒ™โค๏ธ

Waxaa inoo dhammaaday ๐Ÿ๐Ÿ“-kii h**e ee ๐‘๐š๐ฆ๐š๐๐š๐ง.Ilaahay ha inaga aqbalo soonka, salaadda iyo camalka suuban ee aynu soo gud...
04/03/2026

Waxaa inoo dhammaaday ๐Ÿ๐Ÿ“-kii h**e ee ๐‘๐š๐ฆ๐š๐๐š๐ง.
Ilaahay ha inaga aqbalo soonka, salaadda iyo camalka suuban ee aynu soo gudannay, kana yeelo inta hadhay kuwo uga faa'iidayta khayrkeeda si ka wanaagsan intii h**e.

Cumrada bacda ramadan way furantey diwaangalinteedii ๐Ÿ“ฃQiimo aad u jaban iyo adeeg hufan.H**e isku diwaangali si aad u qa...
04/03/2026

Cumrada bacda ramadan way furantey diwaangalinteedii ๐Ÿ“ฃ

Qiimo aad u jaban iyo adeeg hufan.
H**e isku diwaangali si aad u qabsato booskaaga.

โ˜Ž๏ธ 63 8880307 | 063 4132156
๐Ÿ“Aabco Mall, Dabaqa 1aad
Hargeisa, Somaliland

Jumma Mubarak dhaman macaamiishayada qiimaha leh iyo ummada islaamkaaba.Rabi ha inaga yeelo kuwa Khayr ka bisha Ramadan ...
20/02/2026

Jumma Mubarak dhaman macaamiishayada qiimaha leh iyo ummada islaamkaaba.

Rabi ha inaga yeelo kuwa Khayr ka bisha Ramadan ka faaโ€™iidaysta ๐ŸŒ™
ใ‚šviralใ‚ทfypใ‚ทใ‚š

18/02/2026

Cumrada bisha barakaysan ee ๐‘๐š๐ฆ๐š๐๐š๐ง waa diyaar, h**e isku diwaangali macmiil.

โ˜Ž๏ธ63 8880307 | 63 4132156
๐Ÿ“Aabco Mall, Dabaqa 1aad

๐‘๐š๐ฆ๐š๐๐š๐ง ๐Œ๐ฎ๐›๐š๐ซ๐š๐ค ๐ŸŒ™Waxaanu hambalyada curashada bisha barakaysan ee ramadan la wadaagaynaa maamulka, hawl-wadeenada shirka...
17/02/2026

๐‘๐š๐ฆ๐š๐๐š๐ง ๐Œ๐ฎ๐›๐š๐ซ๐š๐ค ๐ŸŒ™
Waxaanu hambalyada curashada bisha barakaysan ee ramadan la wadaagaynaa maamulka, hawl-wadeenada shirkada Faaris, macaamiishayada qiimaha leh iyo dhamaan ummada islaamka.

Rabi ha ina waafajiyo khayrka bishan barakada leh.

Ugu cumree waalidkaaga geeriyooday ama aan awoodin in uu soo cumraysto, qiime aad u jaban.โ˜Ž๏ธ 63 8880307 | 63 4132156๐Ÿ“Aab...
14/02/2026

Ugu cumree waalidkaaga geeriyooday ama aan awoodin in uu soo cumraysto, qiime aad u jaban.

โ˜Ž๏ธ 63 8880307 | 63 4132156
๐Ÿ“Aabco Mall, Dabaqa 1

๐‰๐š๐๐ฐ๐š๐ฅ๐ค๐š ๐ ๐ซ๐จ๐ฎ๐ฉ๐ฌ ๐ค๐š ๐›๐š๐ฑ๐š๐ฒ๐š ๐›๐ข๐ฌ๐ก๐š ๐‘๐š๐ฆ๐š๐๐š๐ง ๐ŸŒ™Qabso booskaaga hadda oo nagala soo xidhiidh๐Ÿ‘‰๐Ÿผโ˜Ž๏ธ 63 8880307 | 63 4132156๐Ÿ“Aabco ...
07/02/2026

๐‰๐š๐๐ฐ๐š๐ฅ๐ค๐š ๐ ๐ซ๐จ๐ฎ๐ฉ๐ฌ ๐ค๐š ๐›๐š๐ฑ๐š๐ฒ๐š ๐›๐ข๐ฌ๐ก๐š ๐‘๐š๐ฆ๐š๐๐š๐ง ๐ŸŒ™

Qabso booskaaga hadda oo nagala soo xidhiidh๐Ÿ‘‰๐Ÿผ
โ˜Ž๏ธ 63 8880307 | 63 4132156
๐Ÿ“Aabco Mall, Floor 1

Address

1st Street, ABCO MALL, Kasoo Horjeedka Masjidka Sh. Bashiir
Hargeisa

Opening Hours

Monday 07:00 - 21:00
Tuesday 07:00 - 21:00
Wednesday 07:00 - 21:00
Thursday 07:00 - 21:00
Saturday 07:00 - 21:00
Sunday 07:00 - 21:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Faaris Travel Agency For Hajj & Umrah posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Faaris Travel Agency For Hajj & Umrah:

Share

Category