Dal-Tus Tourism

Dal-Tus Tourism Dal-Tus Trvel Agency waa shirkad u taagan in ay dalka iyo dadkiisa is barto. waxay dadka u saartaa s

Barrin-tuule, waa goob aad ugu wanaagsan dalxiiska isla markaana aad aad uga heli doontid hadii aad booqoto.Ku dalxiis d...
28/05/2022

Barrin-tuule, waa goob aad ugu wanaagsan dalxiiska isla markaana aad aad uga heli doontid hadii aad booqoto.

Ku dalxiis dhulkaaga hooyo, nala dalxiis aynu wada daxiisno

Safarkii aynu wada sugaynay bishan waa inoo diyaar yaanu ku dhaafin. Ku dalxiis ceel-girde😍The journey we have been wait...
09/02/2022

Safarkii aynu wada sugaynay bishan waa inoo diyaar yaanu ku dhaafin. Ku dalxiis ceel-girde😍

The journey we have been waiting for is ready for us this month do not miss it .😍

Waxa aynu booqanaynaa labadan meelood ee aadka u cajiibka ah fadlan yaanay ku seegin.we are visiting these two wonderful...
08/02/2022

Waxa aynu booqanaynaa labadan meelood ee aadka u cajiibka ah fadlan yaanay ku seegin.

we are visiting these two wonderful places please do not miss it

12/3/2021, dalxiiskayagu doorkan waxaa uu ahaa goobta dalxiiska ku haboon ee xeebta ceel sheekh oo waqooyi ka xigta maga...
16/03/2021

12/3/2021, dalxiiskayagu doorkan waxaa uu ahaa goobta dalxiiska ku haboon ee xeebta ceel sheekh oo waqooyi ka xigta magaalada hargaysa. Daltus tourism agency

Ku dalxiis dhulkaaga hooyo, nala dalxiis aynu wada daxiisno

29 jan 2021 dalxiiskayagu doorkan waxaa uu ahaa buurta aadka u quruxda badan ee gacan libaax. Daltus tourism agencyKu da...
02/02/2021

29 jan 2021 dalxiiskayagu doorkan waxaa uu ahaa buurta aadka u quruxda badan ee gacan libaax. Daltus tourism agency

Ku dalxiis dhulkaaga hooyo, nala dalxiis aynu wada daxiisno

17 dec 2020 bihinduulle and batalaale beach. Daltus tourism agencyKu dalxiis dhulkaaga hooyo, nala dalxiis aynu wada dax...
20/12/2020

17 dec 2020 bihinduulle and batalaale beach. Daltus tourism agency

Ku dalxiis dhulkaaga hooyo, nala dalxiis aynu wada daxiisno

Weekend 11 dec 2020, bihin dulle saaxil soomaliland.Ku dalziis dhulkaaga hooyo, nala dalxiis aynu wada daxiisno         ...
20/12/2020

Weekend 11 dec 2020, bihin dulle saaxil soomaliland.

Ku dalziis dhulkaaga hooyo, nala dalxiis aynu wada daxiisno

12/12/2020

Dalxiiskii jimcihii waxaa uu ahaa goobtan aadka u quruxda badan, ha seegin safarada danbe.

Nala dalxiis,ku dalxiis aynu wada dalxiisno.
La xidhiidh: 0633292569. 0633748175
063 3280329.

Ka faa'idayso safarkan aadka u quruxda badan dhamaadka isbuucan, deegaanka bixin duule waa deegaan caan ku ah dalxiiska....
10/12/2020

Ka faa'idayso safarkan aadka u quruxda badan dhamaadka isbuucan, deegaanka bixin duule waa deegaan caan ku ah dalxiiska.

Nala dalxiis,ku dalxiis aynu wada dalxiisno.

Baro dhulkaaga hooyo oo ku dalxiis,nala dalxiis, aynu wada dalxiisno. Ka faa'idayso dalxiiskan qurxda badan iyo goobtan ...
08/09/2020

Baro dhulkaaga hooyo oo ku dalxiis,nala dalxiis, aynu wada dalxiisno. Ka faa'idayso dalxiiskan qurxda badan iyo goobtan iyaduna aadka u qurxda badan. Hada is diiwaan gali...

Get to know your homeland and take a tour, take a tour with us. Take advantage of this beautiful tour and this beautiful place. Register now.

Address

Wadada Haflondon
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dal-Tus Tourism posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category