Calidayr Travel Agency

Calidayr Travel Agency Calidayr Travel Agency waa shirkad ka shaqaysa adeegyaa tickets-ka diyaaradaha iyo soo saarista fiisayaasha wadamada qaar.

Turkey Education Visa  🇹🇷 (Degree & Master Programs)      Macmiil waxa inoo furan admissions-ka Jaamacadaha Wadanka Turk...
27/05/2026

Turkey Education Visa 🇹🇷 (Degree & Master Programs)

Macmiil waxa inoo furan admissions-ka Jaamacadaha Wadanka Turkey ( & ) labadaba.
Waxa aanu idiin diyaarinay Jaamacado rank-goodu aad u sareeyo Dawlad & Private labadaba ah.
Shuruudaha:
- Passport aan dhicin
- 2 Sawir kur ah - 2x2 Size
- Shahaadada Dugsiga sare ama Jaamacada heerka koowaad

Contacts
63 4717807
+252634015069
+252633924650

Office Location: Kasoo horjeedka dhanka galbeed ee Oriental hotel, ama dhanka woqooyi ee suuqa sariflyaasha, gaar ahaaan Fooqa Macruuf - Dabaqa Koowaad.

Turkey Education Visa  🇹🇷 (   )      Waxa aanu bilownay qabashada Document-ka ardayda sanadkan raba in ay waxbarashada h...
27/03/2026

Turkey Education Visa 🇹🇷 ( )


Waxa aanu bilownay qabashada Document-ka ardayda sanadkan raba in ay waxbarashada heerka koowaad ( ) kusoo diyaariyaan wadanka Turkeyga. Waxa aanu idiin diyaarinay Jaamacado rank-goodu aad u sareeyo Dawlad & Private labadaba ah.

Shuruudaha:
- Passport aan dhicin
- 2 Sawir kur ah - 2x2 Size
- Shahaadada Dugsiga sare iyo Transcript
- Grade-ka shahaadada: A, B, C & D

Contacts:-
- WhatsApp: 633924650
+252 63 4717807, 4015069

Turkey Medical Visa 🇹🇷 - Passport Ethiopian      (Da' kasta waa lagu xalinayaa)Fiiseyaasha Caafimaadka ee wadanka Turkey...
04/03/2026

Turkey Medical Visa 🇹🇷 - Passport Ethiopian
(Da' kasta waa lagu xalinayaa)

Fiiseyaasha Caafimaadka ee wadanka Turkeyga oo Passport-kaaga ethiopian-ka ah aanu kugu soo saarayno ayaa inoo diyaar ah, da yar hadii aad ka caban jirteena iyana xalkeedi wa diyaar.

Shuruudaha:-
- Passport
- 2 Sawir kur ah

Time: 14 days
safaarada laga xaraynayo: Addis ababa
Contacts:-
- WhatsApp: 63-4717807
+25263 4015069, 63-3924650

Turkey Medical Visa 🇹🇷Waxaanu dib idiinku bilownay qabashada Document-ka fiisayaasha caafimaadka ee wadanka Turkeyga, ka...
04/03/2026

Turkey Medical Visa 🇹🇷
Waxaanu dib idiinku bilownay qabashada Document-ka fiisayaasha caafimaadka ee wadanka Turkeyga, ka faaiidayso macmiil.

Shuruudaha:-
- Passport
- 2 Sawir kur ah
- Warqada Dambi la'aanta
- Shaybaadhka caafimaadka
- Bank Statement

Contacts:-
- WhatsApp: 63-4717807
+25263 4015069, 63-3924650

Turkey Master Education Visa Macmiil waxaa inoo diyaar ah Fiisaha wadanka waxbarasho ee dalka Turkey oo kuugu soo baxaya...
08/12/2025

Turkey Master Education Visa
Macmiil waxaa inoo diyaar ah Fiisaha wadanka waxbarasho ee dalka Turkey oo kuugu soo baxaya mudda kooban.

Shuruudaha:
- Passport
- Sawiro kur ah
- Shahaado jaamacadeed iyo Transcript

Contacts:-
- WhatsApp: 63 4717807
+252 63 4717807, 4015069, 63-3924650

Dubai Visa - Passport SomalilandMacmiil ma doonaysa in aad kasoo adeegato ama u dalxiis tagto Dubai, waxa aanu kuu hayna...
25/11/2025

Dubai Visa - Passport Somaliland

Macmiil ma doonaysa in aad kasoo adeegato ama u dalxiis tagto Dubai, waxa aanu kuu haynaa Fiisaha Dubai oo kusoo baxaya 10 days kaliya, isla markaana aad ku tagayso Passport-keena Wadankeena barakaysan ee Somaliland.

Shuruudaha:
- Passport Somaliland
- 2 photos
- $1,000 Deposit (Damaanad ahaan loo haynayo isla markaana loo celinayo qofka hadii uu Iqamaad qaato iyo hadii uu soo noqdo)


Contacts:-
- WhatsApp: 63 4717807
+252 63 4717807, 4015069, 63-3924650
Location: Kasoo Horjeedka Oriental Hotel - Dhinaca Galbeedka, Miyatain Building Flour One.

Egypt Visa  Macmiil waxaa inoo diyaar ah Fiisaha wadanka Masar oo kuugu soo baxaya 24 hours kaliya. Shuruudaha: - Passpo...
25/11/2025

Egypt Visa

Macmiil waxaa inoo diyaar ah Fiisaha wadanka Masar oo kuugu soo baxaya 24 hours kaliya.

Shuruudaha:
- Passport Somali aan dhicin
- 24 hours

Contacts:-
- WhatsApp: 63 4717807
+252 63 4717807, 4015069, 63-3924650

🥳 Turkey tourism Visa 🥳🥳Macmiil ma doonaysaa in aad wadanka Turkeyga dalxiis u tagto waxa aanu kaa caawin doona Inshalah...
25/11/2025

🥳 Turkey tourism Visa 🥳🥳
Macmiil ma doonaysaa in aad wadanka Turkeyga dalxiis u tagto waxa aanu kaa caawin doona Inshalah howsha safarkaaga sida fiisaha iyo ticket-ka:-

Shuruudaha:
- Passport Somali
- ⁠laba sawir kur ah
- 21 days

Contacts:-
- WhatsApp: 63 4717807
+252 63 4717807, 4015069

Address

West Opposite Of Oriental Hotel
Hargeisa

Opening Hours

Monday 07:00 - 20:00
Tuesday 07:00 - 20:00
Wednesday 07:00 - 20:00
Thursday 07:00 - 20:00
Saturday 07:00 - 20:00
Sunday 07:00 - 20:00

Telephone

+252634214829

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Calidayr Travel Agency posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Calidayr Travel Agency:

Shortcuts

Share

Category