Beder Hajj & Umrah

Beder Hajj & Umrah πŸ•‹ Hajj & Umrah Services
✈️ Visa β€’ Flights β€’ Hotels
πŸ“Hargeisa, Omar Hashi Floor4
πŸ“² Book Your Umrah ⬇️
0634687605 | 0659458074

15/09/2026

πŸ•‹ CUMRADA OCTOBER β€” BEDER HAJJ & UMRAH

Riyada safarka cibaadada ha dib u dhigin.
Is-diiwaangeli hadda oo ku biir safarka Umrada ee bisha October. πŸŒ™βœ¨

Beder Hajj & Umrah waxaan kuu diyaarinay adeeg dhammeystiran iyo daryeel aad ku kalsoonaan karto, laga bilaabo diyaar-garowga ilaa aad si nabad ah ugu soo laabato. 🀲

πŸ“ž Contact & Registration:
0634687605
0659458074

πŸ“ Omar Hashi – Floor 4

Beder Hajj & Umrah
Martida Alle, mudnaantayada koowaad. πŸ•‹πŸ€

27/08/2026

πŸ•‹πŸ€ CUMRO BEDEL

MA JIRAA
Waalid geeriyooday oo aad jeclaan lahayd inaad ugu samayso Cumro?
Ama qof da’ ah oo aan awoodin inuu safro oo Cumrada guto?

🀲🏼 Waxaad ugu samayn kartaa Cumro Bedel AMA IN LOO SOO CUMREEYO si ajarkeedu u noqdo sadaqo iyo xusuus wanaagsan oo aad ugu hibayso iyaga oo qabriga ku jira.

πŸŒ™ Waalidkaa ha ka illaawin xitaa geeridu ha idin kala fogeysee…
Jacaylka iyo samafalku wuu sii noolaan karaa. 🀍

πŸ•‹ Beder Hajj & Umrah
Waxaan kuu fududaynaynaa adeegga Cumro Bedelka.

πŸ“ž 063-4687605
πŸ“ž 065-9458074

Nala soo xidhiidh oo is diiwaangeli. 🀲🏼

18/08/2026

πŸ•‹ Is Diiwaan Geli Cumrada Bisha SEPTEMBER Hadda!

Ha seegin fursadda aad ku gudan lahayd Cumrada bishan. Waxaan kuu diyaarinay adeeg dhamaystiran oo safarkaaga ka dhigaya mid fudud, ammaan ah, oo raaxo leh.

Xirmadayada waxaa ku jira:
✈️ Tigidhka safarka
πŸ›‚ Fiisaha Cumrada
🏨 Huteellada Makkah & Madinah
🚌 Gaadiidka gudaha Sacuudiga
πŸ•Œ Ziyaaraadka goobaha taariikhiga ah
πŸ“‹ Hagitaan iyo diyaarinta dhammaan habraacyada safarka

Booskaaga maanta qabso adigoo nala soo xidhiidhaya.

πŸ“ž 0634687605
πŸ“ž 0659458074

πŸ“ Omar Hashi, Floor 4, Hargeysa

πŸ•‹ Waa Markaagii! 🀲Ha seegin fursaddan barakaysan. Hadda is diiwaan geli oo ka mid noqo Martida Alle. πŸ€βœˆοΈπŸ•Œ Safar laguugu ...
05/08/2026

πŸ•‹ Waa Markaagii! 🀲

Ha seegin fursaddan barakaysan. Hadda is diiwaan geli oo ka mid noqo Martida Alle. 🀍

βœˆοΈπŸ•Œ Safar laguugu diyaariyey si kalsooni leh iyo adeeg dhammaystiran.

πŸ“ž Nala soo xidhiidh:
πŸ“± 0634687605
πŸ“± 0659458074

03/08/2026

πŸ•‹ Is Diiwaan Geli Cumrada Bisha August Hadda!

Ha seegin fursadda aad ku gudan lahayd Cumrada bishan. Waxaan kuu diyaarinay adeeg dhamaystiran oo safarkaaga ka dhigaya mid fudud, ammaan ah, oo raaxo leh.

Xirmadayada waxaa ku jira:
✈️ Tigidhka safarka
πŸ›‚ Fiisaha Cumrada
🏨 Huteellada Makkah & Madinah
🚌 Gaadiidka gudaha Sacuudiga
πŸ•Œ Ziyaaraadka goobaha taariikhiga ah
πŸ“‹ Hagitaan iyo diyaarinta dhammaan habraacyada safarka

Booskaaga maanta qabso adigoo nala soo xidhiidhaya.

πŸ“ž 0634687605
πŸ“ž 0659458074

πŸ“ Omar Hashi, Floor 4, Hargeysa

29/07/2026

πŸ•‹ Package Cumrada ee Bisha August
Fursad Dahabi ah oo Isdiiwaangelintu Furan Tahay!

Package waxa uu ka kooban Yahay:
βœ… Fiisaha Cumrada
βœ… Tigidhka Diyaaradda go and back
βœ… Huteellada Makkah & Madiinah
βœ… Gaadiidka
βœ… Ziyaarooyinka Makkah & Madiinah

πŸ“ Goobta: Omar Hashi Building, Dabaqa 4-aad

πŸ“ž 063 4687605 | 065 9458074

Beder Hajj & Umrah – Si kalsooni leh noogu aamin safarkaaga Cumrada.

26/07/2026

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Beder Hajj & Umrah posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category