Mile Travel Agency & Dispatch Logistics

Mile Travel Agency & Dispatch Logistics ✈️ Travel • Visa • Tours • Dispatch Logistics

📞 +252 63 8505700

09/08/2026

🎓 STUDENT VISA | VISA-WAXBARASHO 🌍

Si aad uga mid noqoto dadka aan u xaraynayno Student Visa, waxaa lagaaga baahan yahay:

1. Passport Valid ah – Waa inuu ka hadhsan yahay ugu yaraan 6 bilood ka hor inta uusan dhicin.
2. Bank Statement – Caddeyn dhaqaale oo muujinaysa awoodda dhaqaale ee waxbarashada iyo safarka.
3. Admission Letter – Warqadda aqbalaadda jaamacadda ama machadka waxbarashada.
4. Processing Fee – Kharashka adeegga diyaarinta iyo habaynta codsiga visa-da.

🎓 Mile Travel Agency & Dispatch Logistics waxay kaa caawinaysaa diyaarinta iyo xaraynta Student Visa si habaysan oo xirfad leh.

📩 Hadda nala soo xidhiidh oo bilow qorshahaaga waxbarasho ee dibadda.

📞 +252 63 8505700
🌐 www.miletravelagency.com

05/08/2026

💼 WORK VISA 🌍
Mile Travel Agency & Dispatch Logistics waxay kaa caawinaysaa inaad si fudud u hesho Work Visa, adigoo helaya hagitaan iyo adeeg dhamaystiran laga bilaabo codsiga ilaa safarkaaga.
🌍 Dalalka: 🇨🇿 Czech Republic 🇵🇱 Poland 🇱🇹 Lithuania 🇲🇹 Malta 🇷🇴 Romania 🇪🇪 Estonia 🇬🇧 United Kingdom (UK) 🇪🇸 Spain 🇮🇹 Italy 🇭🇺 Hungary 🇸🇰 Slovakia 🇧🇬 Bulgaria 🇦🇱 Albania 🇧🇾 Belarus
✅ Adeegyada: ✔️ La-talin Work Visa ✔️ Diyaarinta dokumentiyada ✔️ Codsiga & habaynta Visa ✔️ Hagitaan inta lagu jiro geeddi-socodka ✔️ Taageero ilaa safarkaaga
📞 +252 63 8505700 . .

02/08/2026

🎓 FOUNDATION VISA 🌍
Mile Travel Agency & Dispatch Logistics waxay kaa caawinaysaa inaad si fudud u bilowdo Foundation Program waxb

🌍 Dalalka:
🇪🇸 Spain
🇨🇦 Canada
🇧🇾 Belarus
🇹🇷 Turkey
🇺🇸 United States

✅ Adeegyada:
✔️ La-talin waxbarasho
✔️ Xulashada jaamacadaha
✔️ Diyaarinta dokumentiyada
✔️ Codsiga & habaynta visa
✔️ Hagitaan ilaa safarka
📅 Intake: End June & Early July (Codsiyadu way socdaan)
📞 +252 63 8505700

27/07/2026

🇧🇾 Belarus Work Visa

Ma doonaysaa inaad Belarus ugu safarto Shaqo?

Mile Travel Agency & Dispatch Logistics waxay kuu fududaynaysaa codsiga Belarus Work Visa si xirfad iyo hufnaan leh.

Passports-ka lagu xaraynayo:
• 🇸🇴 Somali
• 🇪🇹 Ethiopian
• 🇩🇯 Djiboutian
• 🇰🇪 Kenyan

📞 +252 63 8505700
🌐 www.miletravelagency.com


22/07/2026

🎓 STUDENT VISA

Ma doonaysaa inaad dibadda wax ku barato? 🌍

Waxaan kaa caawinaynaa Student Visa-yaasha dalalkan:
🇬🇧 UK 🇨🇦 Canada
🇪🇸 Spain 🇵🇱 Poland
🇱🇹 Lithuania. 🇧🇾 Belarus
🇷🇴 Romania

✅ IELTS looma baahna

✔️ University Admission
✔️ Diyaarinta Documents
✔️ Student Visa

📞 +252 63 8505700
🌐 www.miletravelagency.com

21/07/2026

🎓 FOUNDATION VISA 🌍
Mile Travel Agency & Dispatch Logistics waxay kaa caawinaysaa inaad si fudud u bilowdo Foundation Program waxb

🌍 Dalalka:
🇪🇸 Spain
🇨🇦 Canada
🇧🇾 Belarus
🇹🇷 Turkey
🇺🇸 United States

✅ Adeegyada:
✔️ La-talin waxbarasho
✔️ Xulashada jaamacadaha
✔️ Diyaarinta dokumentiyada
✔️ Codsiga & habaynta visa
✔️ Hagitaan ilaa safarka
📅 Intake: End June & Early July (Codsiyadu way socdaan)
📞 +252 63 8505700

SAADAALI CIYAARTA FINAL-KA WORLD CUP 2026! 🏆ARGENTINA 🇦🇷 VS SPAIN 🇪🇸Laba ka mid ah xulalka ugu awoodda badan kubadda cag...
18/07/2026

SAADAALI CIYAARTA FINAL-KA WORLD CUP 2026! 🏆

ARGENTINA 🇦🇷 VS SPAIN 🇪🇸

Laba ka mid ah xulalka ugu awoodda badan kubadda cagta adduunka ayaa iskaga hor imanaya Final-ka FIFA World Cup 2026. Xamaasad, tartan iyo taariikh cusub ayaa la filayaa. 🔥⚽
Adigu yaad u aragtaa inuu koobka qaadayo? 🤔🏆
Maxayse kula tahay inay ciyaartu ku dhammaan doonto?
💬 Ku qor qaybta faallooyinka:
Cidda guulaysanaysa
Natiijada aad saadaalinayso
Muuji aqoontaada kubadda cagta! 👇⚽
✈️ Mile Travel Agency & Dispatch Logistics – Waa Wehelkaaga Safarka. 🌍
.

🚚 DISPATCH LOGISTICSMa rabtaa inaad alaab ama cargo dibadda ka soo dalbato oo si fudud kuu soo gaadho? 🌍📦Mile Travel Age...
17/07/2026

🚚 DISPATCH LOGISTICS

Ma rabtaa inaad alaab ama cargo dibadda ka soo dalbato oo si fudud kuu soo gaadho? 🌍📦

Mile Travel Agency & Dispatch Logistics waxay kaa caawinaysaa keenista cargo-gaaga laga bilaabo dalka uu ka baxayo ilaa uu kaaga soo gaadhayo meesha aad joogto.

Our Services:

📦 Cargo Import
🚢 Air & Sea Freight
🚚 Door to Door Delivery
🛃 Customs Clearance
🏬 Warehousing & Storage
📦 Professional Packaging

Waxaan kuu fududaynaynaa in alaabtaadu ku timaaddo si ammaan ah, degdeg ah, oo la isku halayn karo.

📞 +252 63 8505700
🌐 www.miletravelagency.com

Address

IK District, Jigjiga Yar Main Road, Obsiiye Building, 2nd Floor, 209, Opposite Aboosto Jijiga Yar
Hargeisa
00000

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mile Travel Agency & Dispatch Logistics posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category