09/08/2025
Shirkadda casery travel agency waxay idiin diyaarisay xirmooyinka cumrada.
Adeegyada aad naga heleyso waxaa kamida:
Visaha cumrada
Kireynta hoteelada
Tikik-ka diyaarada go and back
Booqashada goobaha taariikhiga ah ee madiina SIDA :
Qabriga nabiga scw, buurta uxud
Masjidul-quba iyo masjidul-qiblateyn. Iyo makka sida: buurta carafa,mina musdalifa,qaaru xiraa iyo qaaru thawr.
ADEEGYADA CUMRADA WAXAA KUU QABANAYA HAGAYAAL AQOON U LEH .
Xirmooyinka aan kuu diyaarinay waxaa kamida
xirmada lamaanaha,
xirmada qoyska 1 ilaa 5 qof,
xirmada qofka iyo
xirmada VIP-da
NALA SOO XIRIIR HADDA SI AAD FAAHFAAHIN BUUXDA U HESHO