Shuja Travel and Tourism

Call Website Contact the business

Shuja Travel and Tourism Shujaa Tourism, is a licensed travel agency located in Hargeisa City, Somaliland. ADRESS HARGEISA ROAD NUMBER 1


CONTACT 0634477894

27/09/2026

Maanta oo ah 27 September, waxaan u dabaaldegaynaa World Tourism Day, oo ah maalin caalami ah oo lagu xuso muhiimadda dalxiiska iyo kaalinta uu ka qaato isku xirka bulshada, dhaqaalaha, dhaqanka iyo horumarinta goobaha dalxiiska.

Dalxiisku ma aha oo keliya safar; waa fursad lagu ogaado dhaqamo cusub, lagu abuuro shaqooyin, laguna horumariyo dalalka iyo bulshooyinka.

Shujaa Tourism waxay dhammaan dadka jecel safarka iyo dalxiiska u rajaynaysaa Happy World Tourism Day! 🌍❀️

VISIT SOMALI LAND  TOURISM AWARD 2026
19/09/2026

VISIT SOMALI LAND TOURISM AWARD 2026

15/09/2026

SHUJAA TOURISM
Discover Somaliland. Experience the Difference.
01 β€” ABOUT US

Shujaa Tourism waa shirkad dalxiis oo fadhigeedu yahay Hargeisa, Somaliland, kana shaqaynaysay qaybta dalxiiska muddo ka badan 10 sano.

Waxaan diiradda saarnaa horumarinta iyo dhiirrigelinta dalxiiska Somaliland, anagoo abuurna safarro iyo khibrado dalxiis oo tayo leh, ammaan ah, nidaamsan, oo xusuus mudan.

Shujaa Tourism waxay isku xidhaa dabeecadda, dhaqanka, taariikhda, buuraha, xeebaha iyo bulshada deegaanka, si booqdayaashu u helaan khibrad dhab ah oo ku saabsan Somaliland.

πŸ”οΈ SHUJAA TOURISM – BUURTA JUFADA HIKING ADVENTURE πŸ₯ΎπŸŒΏβœ¨ Diyaar ma u tahay safar xusuus leh?Waxaan kuu haynaa Hiking Adven...
01/09/2026

πŸ”οΈ SHUJAA TOURISM – BUURTA JUFADA HIKING ADVENTURE πŸ₯ΎπŸŒΏ

✨ Diyaar ma u tahay safar xusuus leh?

Waxaan kuu haynaa Hiking Adventure gaar ah oo lagu tagayo Buurta Jufada, oo ku dhow Tog-Wajaale. Waa fursad aad ku raaxaysan karto quruxda dabiiciga ah, buuraha, muuqaalka fog iyo waqti wanaagsan oo aad la qaadato dadka kale ee safarka jecel. πŸŒ„πŸ“Έ

πŸ“… Taariikhda: 04 September 2026
πŸ“ Goobta: Buurta Jufada – Wajaale
πŸ₯Ύ Activity: Hiking & Nature Adventure
🌿 Experience: Nature β€’ Adventure β€’ Photography β€’ Fresh Air

πŸ”₯ Ha seegin fursaddan!
Kaalay oo nala wadaag maalin ay ka buuxaan Adventure, Farxad iyo Xusuus aan la ilaawi karin.

SHUJAA TOURISM
🌍 Discover Somaliland. Experience the Adventure.

πŸ“ž Booskaaga hadda sii qabsato!
OnWhatss ap
63 4477894

30/08/2026

Safarkii Buurta Wagar.

Buurta Wagar waa mid ka mid ah buuraha ugu caansan uguna quruxda badan ee ku yaala Gobolka Saaxil, waxayna dhinaca bari ka xigtaa magaalada Sheekh. Waa goob taariikhi ah oo cagaaran, lehna cimilo qabow, isla markaana ay dadku u aadaan dhinaca dalxiiska.

30/08/2026

BuurtΠ° Wagar – Hiking πŸ”οΈπŸ₯Ύ

BuurtΠ° Wagar waa goob aad ugu fiican hiking iyo adventure tourism. Socdaalku wuxuu maraa waddooyin dabiici ah, dhagaxyo, doog iyo kaymo, iyadoo marka sare loo socdo laga heli karo muuqaallo qurux badan iyo hawo nadiif ah. Waa meel ku habboon dadka jecel socodka buuraha, sawir-qaadista iyo dalxiiska dabiiciga ah.

Wagar Hiking – Explore Nature, Enjoy Adventure! 🌿πŸ₯ΎπŸ”️

La dalxis Shujaa Tourism

23/08/2026

KU DALXIS DHULKAAGA HOOYO

BORAMA JANNO

22/06/2026

Daallo Mountain is located in the Sanaag region of Somaliland and is one of the country's most beautiful natural attractions. Known for its cool climate, lush forests, misty landscapes, and breathtaking views, Daallo offers a unique escape into nature.

Highlights
Spectacular mountain scenery and panoramic viewpoints.
Dense forests rich in unique plant species.
Ideal trails for hiking and nature walks.
Excellent opportunities for photography and relaxation.
Fresh air and peaceful surroundings away from city life.

Daallo is a perfect destination for nature lovers, adventure seekers, and travelers looking to experience the beauty of Somaliland's highlands.

21/06/2026

Wagar Mountain is one of Somaliland's most remarkable natural attractions, located near Sheikh within the beautiful Golis Mountain Range. Known for its cool climate, breathtaking landscapes, and peaceful atmosphere, Wagar offers visitors a unique escape from the heat of the lowlands.

The mountain is surrounded by lush vegetation, rocky cliffs, and panoramic viewpoints that provide spectacular views of the surrounding valleys and plains. Visitors can enjoy hiking, nature walks, photography, birdwatching, camping, and relaxing in the fresh mountain air.

Wagar is an ideal destination for adventure seekers, nature lovers, and anyone looking to experience the stunning beauty of Somaliland's highlands. Whether you are watching the sunrise over the mountains, exploring scenic trails, or simply enjoying the tranquility of nature, Wagar Mountain promises an unforgettable experience.

🌿 What You Can Experience

βœ… Scenic mountain landscapes
βœ… Cool and refreshing weather
βœ… Hiking and outdoor adventures
βœ… Nature and wildlife observation
βœ… Photography opportunities
βœ… Camping under the stars
βœ… Spectacular sunrise and sunset views

Address

26 Jun Street
Hargeisa
252

Opening Hours

Monday 07:30 - 21:00
Tuesday 07:30 - 00:30

Telephone

+252634477894

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shuja Travel and Tourism posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Shuja Travel and Tourism:

Shortcuts

Share