![✨ Welcome to [Diyaar Wedding Planner]! ✨Waxaanu diyaar u nahay inaanu riyooyinkaaga Meher & Aroosba u beddelno xaqiiqo! ...](https://img3.travelagents10.com/889/226/966771258892266.jpg)
29/01/2025
✨ Welcome to [Diyaar Wedding Planner]! ✨Waxaanu diyaar u nahay inaanu riyooyinkaaga Meher & Aroosba u beddelno xaqiiqo! Laga bilaabo xulashada goobta, gaadhiga iyo isku-dubbaridka maalinkaaga farxadeed.! Waxaanu daboolaynaa baahi kasta si aad u hesho maalin cajiib ah oo aan wal-wal lahayn. 💍💖 Aan wada abuurno xasuus aan la ilaawi karin!
📩DM noosoo dir fariin si aan u bilawno Qorsheynta!