19/03/2026
๐ EIDUl FITRI MUBARAKโจ
โ๏ธKAAFI TRAVEL AGENCYโ๏ธ
waxay si sharaf leh ugu hambalyeynaysaa dhammaan macaamiisheeda iyo bulshada Muslimiinta ah munaasabadda barakeysan ee Ciidul Fitriga.
Ilaahay ha inaga mid dhigo kuwii laga aqbalay cibaadadii bishii barakesneed ee Ramadan.