23/05/2026
Maash Logistics and Travel Agency waxay kuugu bishaaraynaysaa inaan bilownay is-diiwaangelintii Cumrada ee Bisha July.
Ha seegin fursadan qaaliga ah! Waxaan kuu ballan qaadaynaa adeeg tayo leh oo aad ku kalsoonaan karto.
๐ Goobta: Hargeysa, Somaliland, kasoo horjeedka Masaajidka Al-Rashiid.
Wac hadda si aad booskaaga u xajisato ama aad faahfaahin dheeraad ah u hesho:
โ๏ธ 063-4466284
โ๏ธ 063-9277763
โ๏ธ 063-9277764
โ๏ธ๐
SafarkaCumrada IsdiiwaanGeli