Qani Travel Agency

Qani Travel Agency Welcome to Qani Travel Agency

Qani Travel Agency is a travel company dedicated to making travel easier and more convenient for its customers.

We provide high-quality services including airline ticket booking for both domestic and international travel.

Qani Travel Agency Ma qorsheynaysaa safar dibadda ah? Hadda waa waqtigii aad heli lahayd Visa-daada si fudud, degdeg ah,...
29/06/2026

Qani Travel Agency

Ma qorsheynaysaa safar dibadda ah? Hadda waa waqtigii aad heli lahayd Visa-daada si fudud, degdeg ah, oo kalsooni leh.

Waxaan kuu diyaarinaa Visa-yada dalalkan:
๐Ÿ‡ฐ๐Ÿ‡ช Kenya
| ๐Ÿ‡น๐Ÿ‡ฟ Tanzania
| ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ธ South Sudan
| ๐Ÿ‡บ๐Ÿ‡ฌ Uganda
| ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ฒ Oman
| ๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡ฉ Indonesia
| ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ฆ Saudi Arabia


Nala soo xiriir: 770600750 / 0617912730
Goobta: KM4, Mogadishu, Somalia

Qani Travel Agency "Travel with Confidence, Arrive with Peace." โœˆ๏ธ

๐ŸŽ“ GUUL AYAAN IDIIN RAJAYNAYNAA ๐ŸŽ“Maanta waxaa si rasmi ah u billowday imtixaanka shahaadiga ee fasalka 12-aad. Waxaan dha...
20/06/2026

๐ŸŽ“ GUUL AYAAN IDIIN RAJAYNAYNAA ๐ŸŽ“

Maanta waxaa si rasmi ah u billowday imtixaanka shahaadiga ee fasalka 12-aad. Waxaan dhammaan ardayda u rajaynaynaa , xasillooni, iyo guul wanaagsan.

Allaha idiin fududeeyo imtixaanka, hana idiinka dhigo mid guul iyo farxad ku dhammaada.

Qani Travel Agency

โœˆ๏ธ Riyadaada Safar U Rog! ๐ŸŒQani Travel Agency waxay ku siinaysaa adeeg safar iyo waxbarasho oo fudud, degdeg ah, isla ma...
20/06/2026

โœˆ๏ธ Riyadaada Safar U Rog! ๐ŸŒ

Qani Travel Agency waxay ku siinaysaa adeeg safar iyo waxbarasho oo fudud, degdeg ah, isla markaana ammaan ah.

๐Ÿ“ž 770600750 | 0617912730
๐Ÿ“ KM4, Mogadisho, Somalia

โœˆ๏ธ Qani Travel Agency โœˆ๏ธMa qorsheynaysaa safar gudaha ama dibadda ah? Qani Travel Agency waxay kuu fududeynaysaa dhammaa...
19/06/2026

โœˆ๏ธ Qani Travel Agency โœˆ๏ธ

Ma qorsheynaysaa safar gudaha ama dibadda ah?
Qani Travel Agency waxay kuu fududeynaysaa dhammaan adeegyada safarka!

โœ… Tigidhada Duulimaadka
โœ… Dalxiisyo iyo Qorsheyn Safar
โœ… La-talin iyo Adeeg Degdeg ah
โœ… Safarro Gudaha & Dibadda ah
Ha ku wareerin diyaarinta safarkaaga, nala soo xiriir maanta si aad u hesho adeeg la isku halayn karo.

๐Ÿ“ž 770600750 | 0617912730
๐Ÿ“ KM4, Mogadishu, Somalia
๐Ÿ“ฑ Follow Us:

Qani Travel Agency โ€“ Waxaan Naga Heli Kartaa Safarada Gudaha iyo Dibadda.

Nabi Muxammed ๏ทบ wuxuu yiri:โ€œSoonka ugu fadliga badan Ramadan ka dib waa Soonka Bisha Alle ee Muxarram.โ€Bisha Muxarram wa...
19/06/2026

Nabi Muxammed ๏ทบ wuxuu yiri:

โ€œSoonka ugu fadliga badan Ramadan ka dib waa Soonka Bisha Alle ee Muxarram.โ€

Bisha Muxarram waa mid ka mid ah bilaha ugu sharafta badan, waana fursad qaali ah oo lagu kordhin karo camalka suuban.

Aynu ka faaโ€™iidaysanno maalmahan barakaysan si aan ugu dhowaanno Alle SWT.

๐ŸŽ‰๐ŸŒ™ ๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐’๐š๐ง๐ง๐š๐๐ค๐š ๐‚๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐› ๐ž๐ž ๐‡๐ข๐ฃ๐ซ๐ข๐ ๐š ๐Ÿ๐Ÿ’๐Ÿ’๐Ÿ– ๐€๐‡ Sannadka Cusub ee Hijriga 1448 awgiis, waxaan dhammaan maamiisheenna u raj...
16/06/2026

๐ŸŽ‰๐ŸŒ™ ๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐’๐š๐ง๐ง๐š๐๐ค๐š ๐‚๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐› ๐ž๐ž ๐‡๐ข๐ฃ๐ซ๐ข๐ ๐š ๐Ÿ๐Ÿ’๐Ÿ’๐Ÿ– ๐€๐‡

Sannadka Cusub ee Hijriga 1448 awgiis, waxaan dhammaan maamiisheenna u rajaynaynaa nabad, barwaaqo, caafimaad, iyo guulo waaweyn. Eebbe ha inooga dhigo sannad ay ku hirgalaan himilooyinkeenna, qalbiyadeennuna ku helaan degganaansho, iimaan, iyo farxad.

Waxaan sidoo kale Eebbe ka baryaynaa inuu ummadda Soomaaliyeed siiyo nabad waarta, isku soo dhawaansho, midnimo, iyo barwaaqo. Eebbe ha inaga dulqaado abaaraha, dhibaatooyinka, iyo duruufaha adag ee bulshada saameeyey, hana inagu gallado roobab kheyr leh, nolol wanaagsan, iyo horumar waara.

๐ŸŽ‰๐ŸŒ™ ๐’๐š๐ง๐š๐ ๐ค๐ก๐ž๐ฒ๐ซ ๐ช๐š๐›๐š โ€” ูƒู„ ุนุงู… ูˆุฃู†ุชู… ุจุฎูŠุฑ โœจ

โœˆ๏ธ QANI TRAVEL AGENCYMa qorsheynaysaa safar?Qani Travel Agency waxay kuu fududaynaysaa helitaanka tikidhada duulimaadyad...
10/04/2026

โœˆ๏ธ QANI TRAVEL AGENCY

Ma qorsheynaysaa safar?
Qani Travel Agency waxay kuu fududaynaysaa helitaanka tikidhada duulimaadyada gudaha dalka si degdeg ah.

โœ… Jarista tikidhada diyaaradaha
โœ… Adeeg degdeg ah.
โœ… Adeeg macaamiil oo wanaagsan

๐Ÿ“ž Nala soo xiriir:
+252 770 600 750
+252 770 600 750

Follow:

Qani Travel Agency โ€“ Safarkaaga waa masuuliyaddeena.

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u direynaa Garsoore Omar Abdulkadir Artan  oo kamid noqday garsoorayaasha dhex dhexaadin do...
09/04/2026

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u direynaa Garsoore Omar Abdulkadir Artan oo kamid noqday garsoorayaasha dhex dhexaadin doonna koobka adduunka 2026.

GUUL SOOMAALIYEED ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

JUMCA MUBAARAK."ู…ู† ู‚ุฑุฃ ุณูˆุฑุฉ ุงู„ูƒู‡ู ููŠ ูŠูˆู… ุงู„ุฌู…ุนุฉ ุฃุถุงุก ู„ู‡ ู…ู† ุงู„ู†ูˆุฑ ู…ุง ุจูŠู† ุงู„ุฌู…ุนุชูŠู†"โ€œQofkii akhriya Surat Al-Kahf maalinta ...
27/03/2026

JUMCA MUBAARAK.
"ู…ู† ู‚ุฑุฃ ุณูˆุฑุฉ ุงู„ูƒู‡ู ููŠ ูŠูˆู… ุงู„ุฌู…ุนุฉ ุฃุถุงุก ู„ู‡ ู…ู† ุงู„ู†ูˆุฑ ู…ุง ุจูŠู† ุงู„ุฌู…ุนุชูŠู†"
โ€œQofkii akhriya Surat Al-Kahf maalinta Jumu'ah, Ilaahay wuxuu siinayaa iftiin (hanuun iyo barako) ka dhex ifaya inta u dhexeysa Jimcahaas iyo Jimcaha xiga.โ€

Address

Mogadisho
Mogadisho

Telephone

+252770600750

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qani Travel Agency posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Qani Travel Agency:

Shortcuts

Share

Category