19/03/2026
ururka Somali Association of Travel and Tourism Agency (SATTA) wuxuu hambalyo diiran u dirayaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed iyo Muslimiinta caalamka munaasabadda barakeysan ee Ciidda.
Ilaahay ha naga aqbalo soonkii, salaaddii iyo camalkii wanaagsanaa 🤲
Ha inaga dhigo sanadkan mid nabad, barwaaqo iyo horumar leh.
✈️ Waxaan idiin rajaynaynaa safarro farxad leh, dalxiis qurux badan iyo waayo-aragnimo cusub!
Ciid Mubaarak dhammaantiin! 💙💚