Fly World Travel Servive, FWTS

Fly World Travel Servive, FWTS Fly World Travel Service (FWTS) waa shirkad socdaal oo lagu kalsoon yahay kana shaqeysa Soomaaliya,

Adeegyadayada ugu muhiimsan waa.
1. Haj iyo Cumrah
4.

Jerista tikidhada Gudaha iyo Dibada
2. soo saarist Visoyinka
3. Adeeryada Cargo

16/08/2026
Jimco wngsan.Fly World Travel Servive, FWTS
14/08/2026

Jimco wngsan.

Fly World Travel Servive, FWTS

Ma qorsheyneysaa safar? Nala soo xiriir maanta, waxaan kuu fududeyneynaa Ticket ( Dal iyo Dibad ) iyo Visa ( Kenya iyo U...
13/08/2026

Ma qorsheyneysaa safar? Nala soo xiriir maanta, waxaan kuu fududeyneynaa Ticket ( Dal iyo Dibad ) iyo Visa ( Kenya iyo Uganda ) Hajj iyo Cumrah.

0612167681

Whatsapp. https://wa.me/252612167681

Book your international flight with Fly World Travel Servive, FWTS — Fast, Reliable & Affordable.

DAAHFURKA RASMIGA AH EE Fly World Travel Servive, FWTSWaxaan si farxad, sharaf iyo soo dhaweyn diirran leh ugu dhawaaqey...
25/07/2026

DAAHFURKA RASMIGA AH EE Fly World Travel Servive, FWTS

Waxaan si farxad, sharaf iyo soo dhaweyn diirran leh ugu dhawaaqeynaa in Fly World Travel Service (FWTS) si rasmi ah u furtay adeeggeeda socdaal ee casriga ah.

waa hay’ad socdaal oo ku takhasustay bixinta adeegyo tayo sare leh, la isku halayn karo, isla markaana qiimo macquul ah leh, si ay ugu adeegto shaqsiyaadka, qoysaska, ganacsatada iyo hay’adaha kala duwan.

Adeegyadeenna ugu muhiimsan waxaa ka mid ah:
✈️ Air Ticket Booking (Boos-qabashada duulimaadyada) Gudaha iyo Dibadda
🛂 Visa Assistance (Caawinta fiisaha)
🌍 Tour Packages (Safarro dalxiis oo diyaarsan)
🧳 Travel Consultation (La-talin safar)
📦 Cargo Services (Adeegga xamuulka)

Hadafkeenna waa inaan safarkaaga ka dhigno mid fudud, ammaan ah, degdeg ah, raaxo leh, isla markaana aad si buuxda ugu kalsoonaato.

Waxaan si kal iyo laab ah kuugu soo dhoweynaynaa inaad nagu soo booqato ama nala soo xiriirto si aad u hesho adeegyo xirfad sare leh oo aad ku qanacdo.

Fly World Travel Service (FWTS)
"Your Trusted Partner in Travel."

Mogadishu, Somalia
+252 619 508 580
[email protected]

Hel Tickets Qiimo Jaban sida ku xusan listiga hooseFly World Travel Servive, FWTS
24/07/2026

Hel Tickets Qiimo Jaban sida ku xusan listiga hoose
Fly World Travel Servive, FWTS

Fly World Travel Servive, FWTS اللهم صل وسلم على نبينا محمد ﷺIlaahay ha idinka aqbalo ducada, cibaadada iyo camalka suub...
24/07/2026

Fly World Travel Servive, FWTS

اللهم صل وسلم على نبينا محمد ﷺ

Ilaahay ha idinka aqbalo ducada, cibaadada iyo camalka suubban, hana idinku mannaysto nabad, caafimaad iyo barwaaqo.

Jumco Mubaarak! 🤍✈️

Ku soo dhowaada Fly World Travel Servive, FWTS! Waxaan nahay lammaanahaaga lagu kalsoon yahay ee adeegyada safarka. Waxa...
09/02/2026

Ku soo dhowaada Fly World Travel Servive, FWTS!

Waxaan nahay lammaanahaaga lagu kalsoon yahay ee adeegyada safarka. Waxaan bixinnaa diyaaradaha, fiisaha, & , , iyo cargo-ga.

Fly Beyond Limits, Explore the World.

Wixi faafaahin dheeri ah
https://www.whatsapp.com/business/
[email protected]

Fly World Travel Servive, FWTS Ku soo dhowaawa Tickets Local iyo International Tickets📞 Nagala soo Xiriira +252 619 50 8...
09/02/2026

Fly World Travel Servive, FWTS

Ku soo dhowaawa Tickets Local iyo International Tickets

📞 Nagala soo Xiriira
+252 619 50 85 80
[email protected]

Address

Mogadishu
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Fly World Travel Servive, FWTS posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Fly World Travel Servive, FWTS:

Shortcuts

Share

Category