Hayaan Travel Company

Hayaan Travel Company We are committed to offering travel services of the highest quality, reliable with friendly and als

04/09/2024

🎉 Cổ vũ Cristiano Ronaldo phá kỷ lục Mr.Beast

Cristiano Ronaldo tuyên bố sẽ vượt mặt Mr.Beast về số lượng người theo dõi - trở thành vua của nền tảng video Youtube trong vòng 2 năm tới! 👑

🔥 Để cổ vũ CR7, ONUS chính thức khởi động chiến dịch khuyến khích fan hâm mộ theo dõi kênh của CR7 thông qua ONUS Tap Tap Tap!

Rất đơn giản, bạn chỉ cần 👇🏻

1️⃣ Truy cập ONUS Tap Tap Tap: https://t.me/onus_tap_tap_tap_bot/join?startapp=1720976883678119
2️⃣ Thực hiện nhiệm vụ đăng ký theo theo dõi C.Ronaldo trên Youtube
🎁 Nhận 5,000 ONX!

Liệu Cristiano Ronaldo có làm nên lịch sử? Cùng góp sức nào!

 # #  Hayaan travel company waxay ugu bushaaraynaysa dhamaan macamiisha inay idiin keenatay adeegyo kala duwan sida:1.Ca...
05/12/2022

# # Hayaan travel company waxay ugu bushaaraynaysa dhamaan macamiisha inay idiin keenatay adeegyo kala duwan sida:
1.Cargo
2.Vises
3.Tickets{Local iyo international}
hadaba macmiil kuso dhawoow adeeg macquula iyo waliba gacmo furan {Welcome with the good service}

  macamiil shirkada Hayaan travel company waxa idiin diyaar ah Local and International tickets "Just booked" Hada dalbo ...
30/11/2022

macamiil shirkada Hayaan travel company waxa idiin diyaar ah Local and International tickets "Just booked" Hada dalbo Hada hel

macamiisha Hayaan travel company waxa idiin diyaar ah visayaasha wadamada1.Uganda2.Kenya sidoo kale waxa diyaar idiin ah...
28/11/2022

macamiisha Hayaan travel company waxa idiin diyaar ah visayaasha wadamada
1.Uganda
2.Kenya
sidoo kale waxa diyaar idiin ah Tigidhada Local iyo kuwa International ka ah {Ticket booking}, iyo waliba cargo

 # # #  Hayaan Travel Company waxay idinku bushaareyneysa inay idiin keentay adeegiyo cusub sida: Tigidhada Local iyo ku...
23/11/2022

# # # Hayaan Travel Company waxay idinku bushaareyneysa inay idiin keentay adeegiyo cusub sida:
Tigidhada Local iyo kuwa International ka ah {Ticket booking}, Visayaasha wadamada {Global visas} iyo waliba cargo

 # #  sharafta leh ee shirkada Hayaan travel company waxa diyaar inoo ah local tickets oo jaban balanteenu waa "Hada dal...
22/11/2022

# # sharafta leh ee shirkada Hayaan travel company waxa diyaar inoo ah local tickets oo jaban balanteenu waa "Hada dalbo hada hel"


 #  Hayaan Travel Company waxay idinku bushaareyneysa in ay idiin sameysay qiimo dhimis xaga tigidhada ah oo aad ku heli...
21/11/2022

# Hayaan Travel Company waxay idinku bushaareyneysa in ay idiin sameysay qiimo dhimis xaga tigidhada ah oo aad ku heli kartaan hada qiima ku raali galiya dhamaan tickets nooc walba kuwa dalka iyo caalam kaba

"shaqaddoon ma tahay waatan fursadaadi" waa visa shaqo wadanka Romania macamiisha sharafta leh ee shirkada Hayaan travel...
07/11/2022

"shaqaddoon ma tahay waatan fursadaadi" waa visa shaqo wadanka Romania macamiisha sharafta leh ee shirkada Hayaan travel company waxaanu ku hayna oo diyaar ah visa shaqo wadanka Romania oo si degdeg ah lagugu soo saarayo hadaba cid walba oo danaynaysa program ha moogaan inaad h**e usoo gaadho hada wey socota is diwaan galintu, si fudud ku tag wadanka Romania iyo waliba qiimo macquula. “Work in Romania”
Hayaan Travel Company: wixi maclumaada inta dheer fadlan nagala soo xidhiidh what's up number hoos ku qoran +252634887362 || ama soo wac 0634887362||0637424422 ama nagusoo booqo xafiiska oo ku yaala Sagal building dabaqa 1aad Hargeisa-Somaliland

"shaqaddoon ma tahay waatan fursadaadi" waa visa shaqo wadanka Poland macamiisha sharafta leh ee shirkada Hayaan travel ...
07/11/2022

"shaqaddoon ma tahay waatan fursadaadi" waa visa shaqo wadanka Poland macamiisha sharafta leh ee shirkada Hayaan travel company waxaanu ku hayna oo diyaar ah visa shaqo wadanka Poland oo si degdeg ah lagugu soo saarayo hadaba cid walba oo danaynaysa program ha moogaan inaad h**e usoo gaadho hada wey socota is diwaan galintu, si fudud ku tag wadanka Poland iyo waliba qiimo macquula. “Work in Poland”
Hayaan Travel Company: wixi maclumaada inta dheer fadlan nagala soo xidhiidh what's up number hoos ku qoran +252634887362 || ama soo wac 0634887362||0637424422 ama nagusoo booqo xafiiska oo ku yaala Sagal building dabaqa 1aad Hargeisa-Somaliland

Wax ka baro oo ku dalxiis wadanka Ukraine iyo Albania macamiisha sharafta leh ee shirkada Hayaan travel company waxaanu ...
07/11/2022

Wax ka baro oo ku dalxiis wadanka Ukraine iyo Albania macamiisha sharafta leh ee shirkada Hayaan travel company waxaanu ku hayna oo diyaar ah waxbarashada wadanka Ukraine, dalxiiska iyo waxbarashada wadanka Albania oo si degdeg ah lagugu soo saarayo hadaba cid walba oo danaynaysa program ha moogaan inaad h**e usoo gaadho hada wey socota is diwaan galintu, si fudud ku tag wadamada Ukraine iyo Albania iyo waliba qiimo macquula. “Study and Tour in Ukraine and Albania”
Hayaan Travel Company: wixi maclumaada inta dheer fadlan nagala soo xidhiidh what's up number hoos ku qoran +252634887362 || ama soo wac 0634887362||0637424422 ama nagusoo booqo xafiiska oo ku yaala Sagal building dabaqa 1aad Hargeisa-Somaliland

Wax ka baro kuna dalxiis wadanka Moldova iyo Georgia macamiisha sharafta leh ee shirkada Hayaan travel company waxaanu k...
07/11/2022

Wax ka baro kuna dalxiis wadanka Moldova iyo Georgia macamiisha sharafta leh ee shirkada Hayaan travel company waxaanu ku hayna oo diyaar ah waxbarashada iyo dalxiiska wadamada Moldova iyo Georgia oo si degdeg ah lagugu soo saarayo hadaba cid walba oo danaynaysa program ha moogaan inaad h**e usoo gaadho hada wey socota is diwaan galintu, si fudud ku tag wadamada Moldova iyo Georgia iyo waliba qiimo macquula. “Study and Tour in Moldova and Georgia”
Hayaan Travel Company: wixi maclumaada inta dheer fadlan nagala soo xidhiidh what's up number hoos ku qoran +252634887362 || ama soo wac 0634887362||0637424422 ama nagusoo booqo xafiiska oo ku yaala Sagal building dabaqa 1aad Hargeisa-Somaliland

27/10/2022

Wax ka baro wadanka Italy macamiisha sharafta leh ee shirkada Hayaan travel company waxaanu ku hayna oo diyaar ah waxbarashada wadanka Italy oo si degdeg ah lagugu soo saarayo hadaba cid walba oo danaynaysa program ha moogaan inaad h**e usoo gaadho hada wey socota is diwaan galintu, si fudud ku tag wadanka Italy iyo waliba qiimo macquula. “Study in Italy”
Hayaan Travel Company: wixi maclumaada inta dheer fadlan nagala soo xidhiidh what's up number hoos ku qoran +252634887362 || ama soo wac 0634887362||0637424422 ama nagusoo booqo xafiiska oo ku yaala Sagal building dabaqa 1aad Hargeisa-Somaliland

We are committed to offering travel services of the highest quality, reliable with friendly and als

Address

Downtown, Afdiinle Building 3rd Floor Near Oriental Hotel
Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 08:00 - 12:00
16:00 - 20:00
Tuesday 08:00 - 12:00
16:00 - 20:00
Wednesday 08:00 - 12:00
16:00 - 20:00
Thursday 08:00 - 12:00
16:00 - 20:00
Saturday 08:00 - 12:00
16:00 - 20:00
Sunday 08:00 - 12:00
16:00 - 20:00

Telephone

+252637424422

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hayaan Travel Company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hayaan Travel Company:

Share

Category