Eng Osman Abdi

Eng Osman Abdi Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Eng Osman Abdi, Taleex, Hodan, Mogadishu.

π’π‡πˆπˆππ„ πƒπ€πˆπ‘π˜ π…π€π‘πŒπŸͺπŸ₯›
α΄‘α΄€α΄€ ꜱʜΙͺΚ€α΄‹α΄€α΄… ꜱᴏᴏ κœ±α΄€α΄€Κ€α΄›α΄€ ᴄᴀᴀɴᴏ Ι’α΄‡α΄‡ΚŸ κœ±α΄€α΄€κœ°Ιͺ α΄€Κœ.

βœ”οΈ Caano geel nadiif ah
βœ”οΈ Nafaqo sare leh
βœ”οΈ Loogu talagalay caafimaadka jirkaaga

Nala soo xiriir si aad u hesho caano geel nadiif ah
0619098484 ama Whatsapp 0619098484

04/03/2025

Sacad bin Mucaad, Ilaahay haka raalli noqdee
waxa uu soo islaamay isagoo 30 jir ah, Wuxuu dhintay isagoo 36 jir ah ,6 sano oo kaliya ayuu islaamka ku jiray Carshiga alle ayaa Geeridiisu gilgishay waxaana janaasadiisa kasoo qayb galay 70,000 oo Malag oo aan horay usoo degin dhulka

Wuxu dhintay isagoo lix iyo soddon jir ah markuu dhintay ayaa Jibriil u yimi Rasuulka (scw) oo uu ku yidhi: waa ayo addoonkan suubban ee dhintay? Waxaa u furmay albaabbadii jannada, waxaana gilgishay carshigii alle , markaas ayuu Rasuulka (scw) soo baxay markii loo sheegay qofka dhintay in uu sacad yahay ayuu soo degdegay nebiga (scw) Wuxuuna yiri : Waxaan ka baqayaa inay Malaa’igtu naga hor marto oo ay dhaqaan meydka sacad sidii ay xandala u dhaqeen oo kale Dabadeed waxay u qaadeen qabrigiisii, markii la geliyay qabrigiisii ​​ayaa Rasuulku SCW yiri: "ciriiriga qabriga hadii cidi ka badbaadi lahayd walaalkiin sacad ayaa ka badbaadi lahaa " .

Allahayow na waafaji iimaanka sida iimaankiisa iyo daacadnimadiisa oo kale.

Guriceel Janaad
09/12/2024

Guriceel Janaad

14/06/2024

Fakar oo hodan noqo walaal

20/05/2024

Hal abuur yeelo
Si aad nolol
Wanaagsan u sameysato

Address

Taleex, Hodan
Mogadishu
00252619098484

Telephone

+252619098484

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Eng Osman Abdi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Eng Osman Abdi:

Share