Daacad Travel & Cargo Agency

Daacad Travel & Cargo Agency Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Daacad Travel & Cargo Agency, Travel Service, Wadnaha Street Near Masjidka Abuhureyra opposite Cosoble Apartments, Mogadishu.

Soo dhawada Macaamishena Sharafta leh🙏
25/09/2021

Soo dhawada Macaamishena Sharafta leh🙏

Dhamaan Maamulka&Shaqaalaha Shirkadda waxay udabaal dagayaan Todobaadka Xuriyada🇸🇴💙    Hambalyo Somali Maxamed🇸🇴💙🖐
25/06/2021

Dhamaan Maamulka&Shaqaalaha Shirkadda waxay udabaal dagayaan Todobaadka Xuriyada🇸🇴💙 Hambalyo Somali Maxamed🇸🇴💙🖐

Ramadan Krem Macamshena Sharafta Leh💯🙏
27/04/2021

Ramadan Krem Macamshena Sharafta Leh💯🙏

Ma jeceshahay inaad si fudud ku aado dalka Turkiga sii aad hadafkaga  ,   ama   u xaqiijiso.Hel hadafkaaaga Dalka Turkey...
20/03/2021

Ma jeceshahay inaad si fudud ku aado dalka Turkiga sii aad hadafkaga , ama u xaqiijiso.

Hel hadafkaaaga Dalka Turkey-ga soo mar Daacad Travel & Cargo Agency Qiimo macquul iyo Waqti Kooban
Wixii faahfaahin ah, fadlan Nagala so xiriir.
WhatsApp:
https://Wa.me/252618128259

Soo Dhawaada Macamiisha Sharafta Leh🙏
14/02/2021

Soo Dhawaada Macamiisha Sharafta Leh🙏

Shirkadda Daacad Travel & Cargo Agency.waxee idin heysaa Visa Dalxiis Dalka Turkey🇹🇷 ah waxaadna ku haleysaan qiimo Jaba...
18/01/2021

Shirkadda Daacad Travel & Cargo Agency.
waxee idin heysaa Visa Dalxiis Dalka Turkey🇹🇷 ah waxaadna ku haleysaan qiimo Jaban oo idin raali galiya.

Laxariir Numabarada Kuu Muuqda Macmiil.

Jimca kariim kheyrka jimcaha allah na waafajiyo dhamaanteen🤲
15/01/2021

Jimca kariim kheyrka jimcaha allah na waafajiyo dhamaanteen🤲

Saaddaali Kulanka Adag Finalka  ee u dhaxeya Galmudug & G Banadir oo ku guleeyso abaalmarinta Shirkadda oo hel $20.  Jaw...
29/12/2020

Saaddaali Kulanka Adag Finalka ee u dhaxeya Galmudug & G Banadir oo ku guleeyso abaalmarinta Shirkadda oo hel $20.

Jawaabta

1- Like saar Page-ka page ka .

2- Invite Ku Dheh Asxaabtaada .

3- Like & Share garee Post-ga.

4- Comment noogu reeb Saadaasha.

FG: Sadaashu waxay ku egtahay marka ay ciyaarta bilaabato.

Nasiib Wacan.

Ku Soo Dhowaw Page-ka Shirkada Duulimaadka Daacad Travel and Cargo Agency Ku Soo Dhowaw Gacmo Furan iyo Shaqo La Aamini ...
20/12/2020

Ku Soo Dhowaw Page-ka Shirkada Duulimaadka Daacad Travel and Cargo Agency
Ku Soo Dhowaw Gacmo Furan iyo Shaqo La Aamini Karo

Address

Wadnaha Street Near Masjidka Abuhureyra Opposite Cosoble Apartments
Mogadishu

Telephone

618128259

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Daacad Travel & Cargo Agency posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Daacad Travel & Cargo Agency:

Share

Category