02/10/2025
Asc dhamman macaamiisha sharafta leh waxaa ku wargelinaynaa in uu inoo bilowday diiwa gelinta xajka 2026/1447 ee fadlan hori ugaar xafiiska Speed travel and general Services si aad isku diiwaan geliso F:G . Tirada way xadidantahay ee yuu kaa buuxsamin diiwaan gelinta.