Airlink Travel, Cargo & Tourism Agency

Airlink Travel,  Cargo & Tourism Agency Airlink Travel, Cargo & Tourism Agency is the best place to start your travel.

07/05/2026

AIRLINK ayaa ku soo kor dhisey website aad ka jara karto tickets ayadoo la jaan qadeedo dunida casriga ah

MAALINTA SHAQAALAHA ADDUUNKAWaxaan si qoto dheer ugu mahadcelineynaa dhammaan shaqaalaha dadaalkooda iyo daacadnimadooda...
01/05/2026

MAALINTA SHAQAALAHA ADDUUNKA

Waxaan si qoto dheer ugu mahadcelineynaa dhammaan shaqaalaha dadaalkooda iyo daacadnimadooda. Shaqadiinnu waa tiirka horumarka iyo guusha.

Hambalyo Dr. Hassan Mohamed Sayid Guddoomiyaha Jaamacadda Soomaaliya (UNISO), oo loo doortay xilka Guddoomiyaha Midowga ...
29/04/2026

Hambalyo Dr. Hassan Mohamed Sayid Guddoomiyaha Jaamacadda Soomaaliya (UNISO), oo loo doortay xilka Guddoomiyaha Midowga Jaamacadaha Soomaaliyeed.

Doorashadan waxay muujinaysaa kalsoonida iyo
kartida hoggaamineed ee uu leeyahay. Waxaan
Alle uga baryeynaa inuu xilka u fududeeyo, kuna
guuleeyo adeegga waxbarashada dalka.

Xilka allaha kugu asturo!

Hambalyo Eid al-Fitr Mubarak! πŸŒ™βœ¨Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan ummadda Muslimiinta ah. Ilaahay ha naga ...
19/03/2026

Hambalyo Eid al-Fitr Mubarak! πŸŒ™βœ¨
Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan ummadda Muslimiinta ah. Ilaahay ha naga aqbalo soonka iyo cibaadada,

wanaagsan dhammaantiin! πŸ€²πŸŽ‰

Airlink Travel waxay kuu diyaarisay duulimaadyo maalin kasta, si safarkaagu u noqdo mid fudud, degdeg ah, oo lagu kalsoo...
21/02/2026

Airlink Travel waxay kuu diyaarisay duulimaadyo maalin kasta, si safarkaagu u noqdo mid fudud, degdeg ah, oo lagu kalsoonaan karo.

Waxaan guud ahaan Ummadda Muslimiinta ah, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaa bilashada bisha barakeysan...
17/02/2026

Waxaan guud ahaan Ummadda Muslimiinta ah, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaa bilashada bisha barakeysan ee Ramadan. Waxaan Alle ka baryayaa in uu inoogu dhammeeyo naxariis, dembi-dhaaf, iyo nabadgelyo.

Fuustadaan nalagu soo riixay waa mid jirta    .so
21/12/2025

Fuustadaan nalagu soo riixay waa mid jirta


.so

Sharaf weyn ayay noo tahay in Certificate of Appreciation (Shahaadada Mahadnaqa) ay na guddoonsiiso Madaxtooyada Jamhuur...
17/12/2025

Sharaf weyn ayay noo tahay in Certificate of Appreciation (Shahaadada Mahadnaqa) ay na guddoonsiiso Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Waxaa bixiyay Mudane Abdihakim Mohamed Yusuf – Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada, waxaana guddoomay Maamulaha Airlink Mudane Mahad Ali Ahmed.

Agaasimaha waxa aan kaga mahadcelinaynaa sida wanaagsan ee uu xafiiskiisa inoogu sharfay.

Airlink – Where Trust Meets Excellence βœˆοΈπŸ‡ΈπŸ‡΄

Airlink Travel, Waxa ay hogaaminaysaa is beddelka dhaqaale ee Soomaalia, waxa ay dalka kusoo dhowaynaysaa Maalgashadayaa...
06/10/2025

Airlink Travel, Waxa ay hogaaminaysaa is beddelka dhaqaale ee Soomaalia, waxa ay dalka kusoo dhowaynaysaa Maalgashadayaasha !

Juma Mubarak
03/10/2025

Juma Mubarak



Address

Makka Al-Mukarram Road
Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 07:00 - 19:00
Tuesday 07:00 - 19:00
Wednesday 07:00 - 19:00
Thursday 07:00 - 19:00
Friday 14:00 - 17:00
Saturday 07:00 - 19:00
Sunday 07:00 - 19:00

Telephone

+252619911991

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Airlink Travel, Cargo & Tourism Agency posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Airlink Travel, Cargo & Tourism Agency:

Share

Category