Jeelle Tours and Travel Agency LTD

Jeelle Tours and Travel Agency LTD Jeelle Travel Agency waa xarun aad ka heli karto dhamaan tikidhada Diyaaradaha Aduunka oodhan iyo midka Gudaha.

11/05/2025

Dhamaan bulsho waynta soomaliyed waxaan
Ugu bishaaraynaynaa in ay shirkada 👇.

Jeelle Tours and Travel Agency LTD In ay idiin qabanayso shaqooyin kala duwan oo aad ka helaysaan Wax walbo oo baahi uqabtaan
Kaagana haqabtiraysa baahiyaha aad uqabtid inaad safar-gashid.
WAXYAABAHA AAN QABANO :-
1. Jarista tickidhada gudaha iyo dibadba.
2. Soo saarista visa'yaasha.
Visa dalxiis, visa waxbarasho iyo visa caafimaad.
3. Qaadista alaabaha loo raba magaalooyinka gudaha dalka.
4. Soo saarista backages ka Cumrada.

Waxaa nagala soo xariiri kartaan whatsapp; 252610499292

09/05/2025

09/05/2025

الحمد لله

09/05/2025

Habeen wanaagsan, Macamishena Sharafta Leh Waxan Idin Ogeysineyna Inaa diyaar idiin nahay marwaliba sida hoos ku xusan;
waxaa nahay wehliyaha Musaafirka waqti walbo, Sido kale waxa marwalbo cadadeena ah 👇👇👇
✔Degdegsiimo iyo Hufnaan
✔Amaano Iyo Adeeg Ku Raali Galiya
✔Qancintaada Waa Qanacsanaanteena
✔24/7

Mahadsanid Doorashadaada Jeelle Travel, waxa nagala soo xariiri kartaan 252610499292

Jeelle Travel Agency-MGQ.

27/03/2025

Galab wanaagsan, Macamishena Sharafta Leh Waxan Idin Ogeysineyna Inaa diyaar idiin nahay marwaliba sida hoos ku xusan;
waxaa nahay wehliyaha Musaafirka waqti walbo, Sido kale waxa marwalbo cadadeena ah 👇👇👇
✔Degdegsiimo iyo Hufnaan
✔Amaano Iyo Adeeg Ku Raali Galiya
✔Qancintaada Waa Qanacsanaanteena
✔24/7

Mahadsanid Doorashadaada Jeelle Travel, waxa nagala soo xariiri kartaan 252610499292

Jeelle Travel Agency-MGQ.

07/03/2025

Jeelle Tours and Travel Agency LTD is a leading travel and logistics company dedicated to providing expert assistance for spouse visa applications, global travel arrangements, and logistics solutions.
Our team of experienced consultants offers personalized services, ensuring a seamless experience for our clients.

Our Vision
To become the trusted partner for individuals and families navigating complex travel and immigration processes.

Our Mission
To deliver exceptional travel and logistics services, fostering global connections and reunions.

Our Services
- Spouse visa applications and consulting
- Global travel arrangements and bookings
- Logistics and transportation solutions
- Immigration guidance and support

*Contact Us*

Call: +252610499292
WhatsApp: +252610499292

28/02/2025
28/02/2025

Ramadaan wanaagsan dhammaan ummadda muslimiinta ah gaar ahaan ummadda soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan.
Alle hana waafajiyo dhammaanteen gudashada acmaasha wanaagsan ee bishan barakeysan.

Address

Jubba Street/Shangaani District
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jeelle Tours and Travel Agency LTD posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Jeelle Tours and Travel Agency LTD:

Share