Deybah Travel And Tourism Services

Deybah Travel And Tourism Services Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Deybah Travel And Tourism Services, Travel Company, Taleex, Somoill Flor One, Mogadishu.

17/08/2026

✨ UMRAH PACKAGE – SPECIAL SEPTEMBER DEPARTURE πŸ•‹

U diyaargarow safar barakeysan oo xusuus gaar ah leh 🀍
Deybah Travel & Tourism Services waxay kuu diyaarisay adeeg Umrah oo dhammeystiran.

πŸ“… Departure: 1 September
πŸ“… Return: 15 September

βœ… Ticket
βœ… Visa
βœ… Hotel Makkah
βœ… Hotel Madina
βœ… Bus
βœ… Guide for Historical Site Visits
πŸ’³ Cash & Installment Payment Options

πŸ“ Taleex S omoil Floor 1, Mogadishu–Somalia
πŸ“ž +252 61 4666678 | +252 61 4666679

πŸ•‹ Safarkaaga Umrah maanta bilow β€” Deybah Travel ayaa kula garab taagan.

πŸŽ“ HAMBALYO ARDAYDA GUULEYSATAY! πŸŽ“Waxaan u hambalyeynaynaa dhammaan ardayda Soomaaliyeed ee ku guuleysatay Imtixaanka Sha...
15/08/2026

πŸŽ“ HAMBALYO ARDAYDA GUULEYSATAY! πŸŽ“

Waxaan u hambalyeynaynaa dhammaan ardayda Soomaaliyeed ee ku guuleysatay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Form Four.

Guushu waa bilow cusub aqoontuna waa furaha mustaqbalka

Deybah Travel & Tourism Services waxay idiin rajaynaysaa mustaqbal ifaya, waxbarasho wanaagsan iyo guulo waaweyn.

Hambalyo dhammaantiin! πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸŽ“

πŸ“ž +252 61 4666678
πŸ“ž +252 61 4666679

πŸ“ Taleex Soomaaliya, Floor 1
Mogadishu – Somalia

JUMCA MUBAARAK πŸ€πŸŒ™Alle ha inoo barakeeyo maalinta Jimcaha, qalbiyadeennana ha ku asturo xuskiisa iyo cibaadadiisa﴿يَا أَي...
13/08/2026

JUMCA MUBAARAK πŸ€πŸŒ™
Alle ha inoo barakeeyo maalinta Jimcaha, qalbiyadeennana ha ku asturo xuskiisa iyo cibaadadiisa

﴿يَا Ψ£ΩŽΩŠΩΩ‘Ω‡ΩŽΨ§ Ψ§Ω„ΩŽΩ‘Ψ°ΩΩŠΩ†ΩŽ Ψ’Ω…ΩŽΩ†ΩΩˆΨ§ Ψ₯ِذَا Ω†ΩΩˆΨ―ΩΩŠΩŽ Ω„ΩΩ„Ψ΅ΩŽΩ‘Ω„ΩŽΨ§Ψ©Ω مِن ΩŠΩŽΩˆΩ’Ω…Ω Ψ§Ω„Ω’Ψ¬ΩΩ…ΩΨΉΩŽΨ©Ω ΩΩŽΨ§Ψ³Ω’ΨΉΩŽΩˆΩ’Ψ§ Ψ₯ΩΩ„ΩŽΩ‰Ω° ذِكْرِ Ψ§Ω„Ω„ΩŽΩ‘Ω‡Ωο΄Ύ
Jumco wanaagsan dhammaantiin 🀍
πŸ“ Taleex Somoil Floor 1, Mogadishu
πŸ“ž +252 61 4666678 | +252 61 4666679

10/08/2026

πŸ•‹ Cibaadeeso Adigoo Culees Dhaqaale Dareemin! 🀍✨
U diyaargarow Safarka Cumrada ee September adigoo helaya adeegyo dhammaystiran oo tayo leh. πŸŒ™πŸ•Œ

✈️ Ticket
πŸ›‚ Visa
🏨 Hotel Makkah & Madina
🚌 Gaadiid
πŸ§‘β€πŸ« Hagaha goobaha taariikhiga ah
πŸ’³ Lacag-bixin buuxda ama qaybsan
πŸ“… Bixitaan: 1 September
πŸ“… Soo laabasho: 14 September
Deybah Travel Tourism Services safarkaaga waxaan ka dhignaa mid raaxo leh, adiguna qalbigaaga cibaadada u hibee
πŸ“ž +252 61 4666678 / +252 61 4666679
πŸ“ Taleex, Muqdisho – Somalia
Cumro wanaagsan, safar wanaagsan, iyo cibaado la aqbalo. πŸ€²πŸ•‹

πŸŽ“βœ¨ CONGRATULATIONS! βœ¨πŸŽ“Deybah Travel waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa ardayda kaalmaha 1aad, 2aad iyo 3aad ee ku gu...
09/08/2026

πŸŽ“βœ¨ CONGRATULATIONS! βœ¨πŸŽ“
Deybah Travel waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa ardayda kaalmaha 1aad, 2aad iyo 3aad ee ku guuleystay natiijada fasalka 8aad πŸ‘πŸ’š
Guushiinnu waa mid mudan in lagu faano 🌟
Waxaan idiin rajaynaynaa mustaqbal ifaya, aqoon badan iyo guulo isdaba joog ah πŸ“šβœ¨
Hambalyo dhammaan ardayda Soomaaliyeed πŸ‡ΈπŸ‡΄β€οΈ

πŸŽ“βœ¨ Hambalyo Guuleystayaasha Fasalka 8aad! βœ¨πŸŽ“Deybah Travel waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan ardayda ku guu...
09/08/2026

πŸŽ“βœ¨ Hambalyo Guuleystayaasha Fasalka 8aad! βœ¨πŸŽ“
Deybah Travel waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan ardayda ku guuleysatay natiijada fasalka 8aad πŸ‘πŸ’š
Waxaan idiin rajaynaynaa guulo badan, aqoon iyo mustaqbal wanaagsan πŸ€²πŸ“š
Hambalyo dhammaan ardayda Soomaaliyeed πŸ‡ΈπŸ‡΄β€οΈ

08/08/2026

πŸ•‹ Cibaadeeso Adigoo Culees Dhaqaale Dareemin! 🀍✨
U diyaargarow Safarka Cumrada ee September adigoo helaya adeegyo dhammaystiran oo tayo leh. πŸŒ™πŸ•Œ

✈️ Ticket
πŸ›‚ Visa
🏨 Hotel Makkah & Madina
🚌 Gaadiid
πŸ§‘β€πŸ« Hagaha goobaha taariikhiga ah
πŸ’³ Lacag-bixin buuxda ama qaybsan

πŸ“… Bixitaan: 1 September
πŸ“… Soo laabasho: 14 September

Deybah Travel Tourism Services β€” safarkaaga waxaan ka dhignaa mid raaxo leh, adiguna qalbigaaga cibaadada u hibee. πŸ€²πŸ’š

πŸ“ž +252 61 4666678 / +252 61 4666679
πŸ“ Taleex, Muqdisho – Somalia

Cumro wanaagsan, safar wanaagsan, iyo cibaado la aqbalo. πŸ€²πŸ•‹

06/08/2026

πŸ•‹ XIRMADA CUMRAH 2026 ✈️
Ku rumoow riyadaada Cumrada adigoo la safraya Deybah Travel Tourism Services
βœ… Tigidhka Safarka
βœ… Fiisaha Cumrada
βœ… Hoteello Makkah & Madiinah
βœ… Gaadiidka Gudaha
βœ… Adeeg tayo leh & Ammaan ah
βœ… Taageero 24/7
πŸ“… Bixitaan: 18/08/2026
πŸ“… Soo Laabasho: 01/09/2026
Ha seegin fursaddan qiimaha leh. Booskaaga hadda sii xafid, si aad u guto cibaadadaada adigoo ku jira raaxo iyo kalsooni
πŸ“ž Wac hadda:
+252 61 4666678
+252 61 4666679
Deybah Travel – Safarkaaga Cibaadada, Waa Mas’uuliyaddeennaπŸ€²πŸ•‹

πŸ•‹ XIRMADA CUMRAH 2026 ✈️Ku rumoow riyadaada Cumrada adigoo la safraya Deybah Travel Tourism Servicesβœ… Tigidhka Safarkaβœ… ...
01/08/2026

πŸ•‹ XIRMADA CUMRAH 2026 ✈️
Ku rumoow riyadaada Cumrada adigoo la safraya Deybah Travel Tourism Services
βœ… Tigidhka Safarka
βœ… Fiisaha Cumrada
βœ… Hoteello Makkah & Madiinah
βœ… Gaadiidka Gudaha
βœ… Adeeg tayo leh & Ammaan ah
βœ… Taageero 24/7
πŸ“… Bixitaan: 18/08/2026
πŸ“… Soo Laabasho: 01/09/2026
Ha seegin fursaddan qiimaha leh. Booskaaga hadda sii xafid, si aad u guto cibaadadaada adigoo ku jira raaxo iyo kalsooni
πŸ“ž Wac hadda:
+252 61 4666678
+252 61 4666679
Deybah Travel – Safarkaaga Cibaadada, Waa Mas’uuliyaddeennaπŸ€²πŸ•‹

Saadaali kulanka Spain πŸ‡ͺπŸ‡Έ vs Argentina πŸ‡¦πŸ‡·πŸ’΅ Ku guuleyso $10 adigoo saadaasha saxda ah bixiya!Shuruudaha:βœ… Follow garee pa...
19/07/2026

Saadaali kulanka Spain πŸ‡ͺπŸ‡Έ vs Argentina πŸ‡¦πŸ‡·
πŸ’΅ Ku guuleyso $10 adigoo saadaasha saxda ah bixiya!
Shuruudaha:
βœ… Follow garee page-ka
βœ… Like & Share samee post-ka
βœ… Mention garee 5 saaxiib
⏰ Natiijada waxaa lagu dhawaaqi doonaa ciyaarta kadib.
Nasiib wacan!

Address

Taleex, Somoill Flor One
Mogadishu

Telephone

+252614666678

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Deybah Travel And Tourism Services posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Deybah Travel And Tourism Services:

Shortcuts

Share

Category