Biibikey World Travel Agency & Cargo

Biibikey World Travel Agency & Cargo kusoo dhawaada Gacmo furan Biibikey World Travel Agency iyo adeg hafun.

01/05/2026

Waxaan kuu diyaarinay ticket qiimo macquul ah iyo cargo si degdeg ah oo amaan ah kugu gaarsiineyao alaabtaada meesha aad rabto.

Ma rabtaa inaad alaab si fudud oo degdeg ah ugu dirto gobolada dalka? ๐Ÿ“ฆโœˆ๏ธHa welwelin! Biibikey World Travel Agency & Car...
22/04/2026

Ma rabtaa inaad alaab si fudud oo degdeg ah ugu dirto gobolada dalka? ๐Ÿ“ฆโœˆ๏ธ

Ha welwelin! Biibikey World Travel Agency & Cargo waxay kuu dammaanad qaadaysaa:
โœ… Amaan
โœ… Degdeg
โœ… Kalsooni
Waxaan gaarsiinaa alaabtaada in ka badan 30 magaalo oo Soomaaliya ah. Si kastaba ha ahaatee, xafiisyadayada Muqdisho iyo Garowe way kuu diyaar yihiin!

๐Ÿ“ Nagala soo xiriir:
๐Ÿข Muqdisho: 061 304 9057 / 090 734 4213
๐Ÿข Garowe: 061 574 7825 / 090 736 0211

28/07/2025

Ma rabtaa in alaabtaada si degdeg ah, ammaan ah, oo kalsooni leh loogu geeyo gobollada Soomaaliya?
Biibikey Cargo ayaa kuu sahlaya!
โœ… Amaan
โœ… Degdegsiimo

Dir alaabtaada adigoo xasiloon, oo nala soo xiriir maanta!
๐Ÿ“ฆโœˆ๏ธ
Muqdisho: 061 304 9057 | 090 734 4213
Garowe: 090 736 0211 | 061 574 7825

Degdegsiimo + Adeeg Hufan = Biibikey World Travel Agency & CargoKu hel visa iyo ticket Kenya si sahlan oo degdegsiimo le...
30/06/2025

Degdegsiimo + Adeeg Hufan = Biibikey World Travel Agency & Cargo
Ku hel visa iyo ticket Kenya si sahlan oo degdegsiimo leh.

La xiriir xafiisyadayada Muqdisho iyo Garowe maanta, una diyaar garow safar aanad hilmaami doonin. ๐ŸŒ๐ŸŽ’

๐Ÿ“ Muqdisho: 061 304 9057 | 090 734 4213
๐Ÿ“ Garowe: 090 736 0211 | 061 574 7825

Jimco Wanaagsan
27/06/2025

Jimco Wanaagsan

26-ka Juun waa maalin aan ku xasuusanno halgankii gobonimada iyo qiimaha midnimadeenna!Biibikey Travel & Cargo waxay ham...
26/06/2025

26-ka Juun waa maalin aan ku xasuusanno halgankii gobonimada iyo qiimaha midnimadeenna!
Biibikey Travel & Cargo waxay hambalyo u diraysaa shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan.

Hambalyo Maalinta Xorriyadda Soomaaliyeed!

Ciid wanaagsan, Farxad iyo caafimaad ku ciida.
05/06/2025

Ciid wanaagsan, Farxad iyo caafimaad ku ciida.

๐— ๐—ฎ ๐˜‚ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—ป ๐˜๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐˜† ๐—ถ๐—ป ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ ๐˜‚ ๐—ฑ๐—ถ๐—ฟ๐˜๐—ผ ๐—ด๐—ผ๐—ฏ๐—ผ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฑ๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ? ๐Ÿ“ฆโœˆ๏ธHa ka welwelin! Biibikey World Travel Agency & Cargo ayaa kuu ...
01/06/2025

๐— ๐—ฎ ๐˜‚ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—ป ๐˜๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐˜† ๐—ถ๐—ป ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ ๐˜‚ ๐—ฑ๐—ถ๐—ฟ๐˜๐—ผ ๐—ด๐—ผ๐—ฏ๐—ผ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฑ๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ? ๐Ÿ“ฆโœˆ๏ธ
Ha ka welwelin! Biibikey World Travel Agency & Cargo ayaa kuu dammaanad qaaday:
โœ… Amaan
โœ… Degdeg
โœ… Kalsooni

Waxaan si toos ah alaabta ugu dirnaa in ka badan ๐Ÿฏ๐Ÿฌ ๐—บ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ผ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐˜‚๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ ๐—ฎ๐—ต, oo ay ka mid yihiin:
๐—›๐—ฎ๐—ฟ๐—ด๐—ฒ๐˜†๐˜€๐—ฎ, ๐—ž๐—ถ๐˜€๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐˜†๐—ผ, ๐—š๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ๐—ฐ๐˜†๐—ผ, ๐—•๐—ผ๐—ผ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ผ, ๐—•๐—ฎ๐˜†๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—ฏ๐—ผ, ๐—•๐˜‚๐—ต๐—ผ๐—ผ๐—ฑ๐—น๐—ฒ, ๐—•๐—ฒ๐—ฟ๐—ฏ๐—ฒ๐—ฟ๐—ฎ, ๐—š๐—ฎ๐—ฟ๐—ผ๐˜„๐—ฒ, ๐—–๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ผ iyo kuwa kale oo badan!

๐Ÿ“ Xafiisyadayada ku yaal Muqdisho iyo Garowe ayaad nagala soo xiriiri kartaa.
Muqdisho
๐Ÿ“ž061 304 9057 ama 090 734 4213
Garowe
๐Ÿ“ž 090 736 0211 ama 061 574 7825

jimco Wanaagsan
30/05/2025

jimco Wanaagsan

Address

1st 1A DARUL TOWHID TOWER, OPPISITE HAYAT MALL
Mogadishu

Telephone

0907344213

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Biibikey World Travel Agency & Cargo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Biibikey World Travel Agency & Cargo:

Shortcuts

Share

Category