Wehliye Travel Service Agency

  • Home
  • Wehliye Travel Service Agency
Call Website Contact the business

Wehliye Travel Service Agency Weheliye Travel &Tourism Agency Provides Domestic & International Tickets, Hajj & Umrah packages, Visa assistance, and Cargo and Shipping services.

Jumca kareem 🤲🤲🤲
06/11/2026

Jumca kareem 🤲🤲🤲

Wehliye Travel Service Agency  waxay kuu fududeyneysaa safarkaaga gudaha iyo dibadda. Waxaan kuu diyaarinay tigidhada du...
05/11/2026

Wehliye Travel Service Agency waxay kuu fududeyneysaa safarkaaga gudaha iyo dibadda.
Waxaan kuu diyaarinay tigidhada duulimaadyada gudaha iyo dibadda, fiisooyin iyo adeegyo khaas ah oo Xaj iyo Cumro ah.
Safarkaaga waxaan ka dhigaynaa mid fudud, qiimihiisuna yahay mid macquul ah.
Nagala soo xiriir:
+252 615 526020 | +252 612 526020

Ma doonaysaa Visaha dal ku galka Kenya? Wehliye Travel Service Agency   aay kuu fududaynaysaa helitaanka Visaha Kenya si...
04/11/2026

Ma doonaysaa Visaha dal ku galka Kenya?
Wehliye Travel Service Agency aay kuu fududaynaysaa helitaanka Visaha Kenya si degdeg ah adigoo ku helaya aad qiimo jaban.
Nagala soo xiriir:
‪‪+252 615 526020‬‬‬‬‬‬‬‬‬ | ‪‪‪‪‪‪‪‪‪+252 614 526020‬‬‬‬‬‬‬‬‬
‪‪‪‪‪‪

OGEYSIIS MUHIIM AHCUMRADA BISHA BARAKAYSAN EE RAMADAANWeheliye Travel Service Agency waxay ugu bishaaraynaysaa macaamiis...
03/11/2026

OGEYSIIS MUHIIM AH
CUMRADA BISHA BARAKAYSAN EE RAMADAAN
Weheliye Travel Service Agency waxay ugu bishaaraynaysaa macaamiisheeda sharafta leh inay idiin diyaarisay adeeg dhammaystiran oo la xiriira safarka Cumrada bisha barakaysan ee Ramadaan.
Ka faa’iidayso fursaddan qiimaha badan si aad u gudato cibaadada Cumrada, adigoo helaya adeeg hufan, habayn wanaagsan iyo garab istaag inta safarkaagu socdo.
Nagala soo xiriir:
‪‪+252 615 526020‬‬‬‬‬‬‬‬‬ | ‪‪‪‪‪‪‪‪‪+252 612 526020‬‬‬‬‬‬‬‬‬
‪‪‪‪‪‪‪

📢 OGEYSIIS MUHIIM AH Wehliye Travel Service Agency  waxay macaamiisheeda sharafta leh ugu bishaaraynaysaa inay idiin diy...
02/11/2026

📢 OGEYSIIS MUHIIM AH
Wehliye Travel Service Agency waxay macaamiisheeda sharafta leh ugu bishaaraynaysaa inay idiin diyaarisay xirmooyin Cumro oo qiimo jaban, si aad u booqataan Guriga Barakaysan ee Alle, una soo gutaan waajibaadka Cumrada si nabad ah oo raaxo leh.

✨ Maxaa kuu diyaarsan?
🕋 Adeegyada Cumrada oo dhammaystiran
✈️ Tigidhada duulimaadka
🏨 Hoy ku habboon inta aad safarka ku jirto
🤝 Adeeg hufan iyo hagitaan
💰 Qiimo jaban oo ku habboon miisaaniyaddaada
✅ Adeeg degdeg ah oo lagu kalsoonaan karo
Nagala soo xiriir:
+252 615 526020 | +252 614 526020

Ma qorshaynaysaa safar dibadda ah?Wehliye Travel Service Agency    waxay kuu diyaarinaysaa tigidhada duulimaadyada caala...
01/11/2026

Ma qorshaynaysaa safar dibadda ah?
Wehliye Travel Service Agency waxay kuu diyaarinaysaa tigidhada duulimaadyada caalamiga ah, qiimo jaban iyo jadwal ku habboon qorshahaaga safar.
✅ International Flight Booking
✅ Tigidh diyaarinta oo degdeg ah
✅ Qiimo tartan leh
✅ Beddelka taariikhda safarka
✅ Dib-u-qorshaynta duulimaadyada
✅ Adeeg degdeg ah oo lagu kalsoonaan karo.
🌍 Meel kasta oo aad u safrayso, waxaan kaa caawinaynaa inaad hesho tigidhka kugu habboon!
Nala soo xiriir:
+252 615 526020 | +252 614 526020

Ma u baahan tahay tigidhada duulimaadyada gudaha dalka? ✈️Wehliye Travel Service Agency   ayaa kuu fududaynaysa helitaan...
31/10/2026

Ma u baahan tahay tigidhada duulimaadyada gudaha dalka? ✈️
Wehliye Travel Service Agency ayaa kuu fududaynaysa helitaanka tigidhada gudaha dalka, si degdeg ah, sahlan oo lagu kalsoonaan karo.
Nagala soo xiriir:
‪‪+252 615 526020‬‬‬‬‬‬‬‬‬ | ‪‪‪‪‪‪‪‪‪+252 614 526020‬‬‬‬‬‬‬‬‬

‪‪‪‪‪‪‪‪‪

Jumco Kareem ✨✨✨
30/10/2026

Jumco Kareem ✨✨✨

Ma doonaysaa Visaha dal ku galka Kenya? Wehliye Travel Service Agency  aay kuu fududaynaysaa helitaanka Visaha Kenya si ...
28/10/2026

Ma doonaysaa Visaha dal ku galka Kenya?
Wehliye Travel Service Agency aay kuu fududaynaysaa helitaanka Visaha Kenya si degdeg ah adigoo ku helaya aad qiimo jaban.
Nagala soo xiriir:
‪‪+252 615 526020‬‬‬‬‬‬‬‬‬ | ‪‪‪‪‪‪‪‪‪+252 614 526020‬‬‬‬‬‬‬‬‬
‪‪‪‪‪‪

OGEYSIIS MUHIIM AHWehliye Travel Service Agency waxay dhammaan macaamiisheeda iyo bulshada ogeysiinaysaa in Cumrada Bish...
27/10/2026

OGEYSIIS MUHIIM AH
Wehliye Travel Service Agency waxay dhammaan macaamiisheeda iyo bulshada ogeysiinaysaa in Cumrada Bisha Barakaysan ee Ramadaan ay si rasmi ah u diyaar tahay, isla markaana isdiiwaangelintu ay gabagabo marayso.
Nagala soo xiriir:
‪‪‪‪‪‪+252 615 526020‬‬‬‬‬‬‬‬‬‬‬‬‬ | ‪‪‪‪‪‪‪‪‪‪‪‪‪+252 614 526020‬‬‬‬‬‬‬‬‬‬‬‬‬

‪‪‪‪‪‪‪‪‪‪‪‪‪

Address

Makka Al-Mukaramma Street

Opening Hours

Monday 08:00 - 00:00
Tuesday 08:00 - 00:00
Wednesday 08:00 - 00:00
Thursday 08:00 - 00:00
Friday 09:00 - 00:00
Saturday 20:00 - 00:00
Sunday 20:00 - 00:00

Telephone

+252610846666

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wehliye Travel Service Agency posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Wehliye Travel Service Agency:

Shortcuts

  • Want your business to be the top-listed travel agency?

Share