Diirshe Travel Hajj & Umrah

Diirshe Travel Hajj & Umrah ✈️ Hajj & Umrah Services
πŸ•‹ Visa β€’ Ticket β€’ Hotel
πŸ“ Bakaaro – Muqdisho
πŸ“ž 615767728 / 614113322

15/06/2026

waxaa socda diiwaan galinta dufcadii 1aad ee adeega cumrada ee qaadi doonto shirkadda Diirshe Travel Hajj & Umrah

la xiriir Nomprka hoose
61 4113322

Xafladda daah-furka xarunta Diirshe Travel Hajj & Umrah Date : 23-6-2026Time : 6:00-10:00pmLocation : golden coffe      ...
06/06/2026

Xafladda daah-furka xarunta Diirshe Travel Hajj & Umrah

Date : 23-6-2026
Time : 6:00-10:00pm
Location : golden coffe







πŸ•‹βœˆοΈ TALLAABADA XIGTA EE SAFARKAAGA WAA DHOWDAHAY!Ma ku hamineysaa Cumro ama Xaj? Diirshe Travel Hajj & Umrah waxay kuu d...
30/05/2026

πŸ•‹βœˆοΈ TALLAABADA XIGTA EE SAFARKAAGA WAA DHOWDAHAY!
Ma ku hamineysaa Cumro ama Xaj? Diirshe Travel Hajj & Umrah waxay kuu diyaarisay adeeg tayo sare leh, kalsooni buuxda iyo daryeel gaar ah.
βœ… Adeeg lagu kalsoon yahay
βœ… Fursado badan oo safar
βœ… Hagid iyo daryeel buuxa inta safarkaagu socdo
πŸ“ž Nala soo xiriir: 615767728 614113322
πŸ“ Goobta: Bakaaro, Abuu Hureyra
Diirshe Travel Hajj & Umrah "Wax ka weyn intii aad filaysay."

✨ Ciidul Adxaa Mubaarak ✨Diirshe Travel Hajj & Umrah waxay dhammaan muslimiinta ugu hambalyeynaysaa munaasabadda barakey...
26/05/2026

✨ Ciidul Adxaa Mubaarak ✨
Diirshe Travel Hajj & Umrah waxay dhammaan muslimiinta ugu hambalyeynaysaa munaasabadda barakeysan ee Ciidul Adxaa. πŸŒ™πŸ€
Alle ha naga aqbalo acmaasha wanaagsan, caafimaad, nabad iyo barwaaqo ha inagu gaarsiiyo ciidan ciiddeeda. 🀲

🌟 DHAWAAN FILO... βœˆοΈπŸ•‹Adeegyo Hufaan Leh oo ku saabsan:βœ… Xajkaβœ… Cumradaβœ… Dalxiiska iyo Safarada Gudaha Iyo Dibadda🎯 Diirs...
25/05/2026

🌟 DHAWAAN FILO... βœˆοΈπŸ•‹

Adeegyo Hufaan Leh oo ku saabsan:
βœ… Xajka
βœ… Cumrada
βœ… Dalxiiska iyo Safarada Gudaha Iyo Dibadda

🎯 Diirshe Travel Hajj And Umrah Service
πŸ“ Location: Bakaaro Abuu Hureyra
πŸ“ž 615767728 / 614113322

Nagu Dooro kalsooni iyo adeeg tayo leh πŸ’š
Diirshe Travel Hajj & Umrah

ISha Nagu Haaya πŸ‘€
22/05/2026

ISha Nagu Haaya πŸ‘€

Address

Bakaaro-abuuhureera
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Diirshe Travel Hajj & Umrah posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share