Alharamain Local Guide Hajj & Umrah

Alharamain Local Guide Hajj & Umrah Bixinta adeeg Hajj & Umrah oo Dhameestiran with VIP packages

Kusoo dhawoow cumrada bisha Barakeysan ee ramadaan oo aad kuheli karto qiimo jaban iyo adeeg tayo sare leh.Waxaan idiin ...
13/03/2023

Kusoo dhawoow cumrada bisha Barakeysan ee ramadaan oo aad kuheli karto qiimo jaban iyo adeeg tayo sare leh.
Waxaan idiin diyaarinay cumro ramadaan 0o dhamaystiran (Umrah Package ) 15 maalmood kana kooban
1. Umrah Visa
2. flight Ticket Go and Back ah
3. Hotel xaramka u dhow
4. Gaadiidki maka iyo Madiina kugeyn lahay
5. Booqashada goobaha cibaadada ah iyo goobaha taariikhiga ah

Waysocotaa isdiiwqan galinta Fadlan Nagala soo xiriir Whatsapp +252612119998
ama nagu soo booqo xarunteena Muqdisho kasoo horjeedka immigration ka wayn ee shaqalaha wadada Makkah Al-Mukaramah.

Shirkada ๐€๐ฅ-๐‡๐šramain Local Guide Hajj and Umrah oo aad Uga barateen adeegyada duulemaadyda Gudaha iyo dibada xajka iyo c...
28/02/2023

Shirkada ๐€๐ฅ-๐‡๐šramain Local Guide Hajj and Umrah oo aad Uga barateen adeegyada duulemaadyda Gudaha iyo dibada xajka iyo cumrada waxay idiin keentay A๐๐ž๐ž๐  ๐‚๐ฎ๐ฆ๐ซ๐จ ๐๐ข๐ฌ๐ก๐š ๐‘๐š๐ฆ๐๐š๐š๐ง oo dhameestiran kana kooban.

1.Ticket diyaarada oo ah go and back.
2.Visa ha cumrada Bisha Ramadaan
3.Deegaan udhaw goobaha cibaadad .
4.Gaadiidki ku geen lahaa maka iyo madiin.
5.Siyaaraad (Booqashada Goobaha in Labooqda Ay Sunada Tahay ).
๐๐š๐ ๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐š๐ซ๐ข๐ข๐ซ ๐ฐ๐ข๐ฑ๐ข๐ข ๐…๐š๐š๐Ÿ๐š๐ก๐ข๐ง๐š๐š.
XAFIISKA MUQDISHU Makkah Al-Mukaramah
Whatsapp: +252 612119998.

02/12/2022

BISHAARO BISHAARO BISHAARO
Waxaa loogu bishaareynayaa dhamaan umada somaliyeed ee kudhaqan dalka gudihiisa iyo dibadiisa in shirkada Alharamain local guide hajj & Cumra oo kahowl gali jirtay dalka Canada inay qeyb cusub idinkaga furtay dalka gudahiisa waxayna idiin heysaa adeegyadii aad horay ugabarateen ee Visoyinka Hajj ka iyo cumrada.
Hadaba cidii daneeyneysa inay u tagto xaramka allah subxaanahu watacaala Hajj iyo Cumro waxaa idiin fududey neysa shirkada AlHRAMAIN LOCAL GUIDE HAJJ & UMRAH.
Hadaba Si,aad u hesho Viso cumra iyo Service dhameestiran fadlan booqo Xafiiska Muqdisho ookuyaal wadada makkah al-Mukarama gaar ahaan kasoo horjeedka Immigration ka ama kala xiriir Mamulka shirkada alhramain qeybta muqdisho. TELL: 0612119998. Ama 0611594238 Sifudud kuhel visa Hajj & Umrah.

Shirkada  Alharamain local guide Hajj & Umrah oo aad Uga barateen adeegyada duulimadyada Gudaha iyo dibada xajka iyo cum...
20/11/2022

Shirkada Alharamain local guide Hajj & Umrah oo aad Uga barateen adeegyada duulimadyada
Gudaha iyo dibada xajka iyo cumrada waxay idiin keentay ๐š๐๐ž๐ž๐  ๐œ๐ฎ๐ฆ๐ซ๐จ oo dhameestiran kana kooban
1.Ticket diyaarada oo ah go and back.
2.Visa ha cumrada oo 14 maalin ah
3.Deegaan udhaw goobaha cibaadada
4.Gaadiidki ku geen lahaa maka iyo madiina
๐๐š๐ ๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐š๐ซ๐ข๐ข๐ซ ๐ฐ๐ข๐ฑ๐ข๐ข ๐…๐š๐š๐Ÿ๐š๐ก๐ข๐ง ah
Whatsapp:+2526๐Ÿ2119998

29/10/2022

BISHAARO BISHAARO BISHAARO
Waxaa logu bishaareynanynaa dhamaan umada somaliyeed ee kudhaqan dalka gudihiisa iyo dibadiisa in shirkada Alharamain local guide oo kahowl gali jirtay dalka Canada inay qeyb cusub idinkaga furtay dalka gudahiisa waxayna idiin heysaa adeegyadii aad horay ugabarateen ee Visoyinka Hajj iyo cumrada.
Hadaba cidii daneeyneyso inay tagto xaramka allah subxaanahu watacaala Hajj iyo Cumro waxaa idin fududey neysa shirkada AlHRAMAIN LOCAL GUIDE HAJJ & UMRAH.
Si,aad u hesho Viso iyo Service dhameestiran fadlan kala xiriir Mamulka shirkada alhramain qeybta muqdisho. TELL: +252612119998. Sifudud kuhel visa Hajj & Umrah.

29/10/2022

OGEYSIIS
Waxaa dhamaan la ogeysiinayaa umada somaliyeed ee kunool dalka gudihiisa in Shirkada Alharamain Local Guide ood horay ugabarateen inay idiin sameeyso adeegyada Hajjka iyo cumrada ee dalka Canada in ay idiin bilawday adeeg yadii aad horay uga barateen ee arimaha Hajj ka iyo Umrada.
Hadaba shirkada alharamain local guide waxay idinka furtay xafiis cusub Magaalada Muqdisho gaar ahaan wadada shaqaalaha kasoo horjeedka Immigration ka. hadaba cid alle, cidii daneyneysa arimaha adeegyada hajjka iyo cumrada nagala soo xiriir whatsapp +252612119998.

Address

Makkah Al-Mukarama Street
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Alharamain Local Guide Hajj & Umrah posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Alharamain Local Guide Hajj & Umrah:

Share

Category