Al-Bushra Tours LTD

Al-Bushra Tours LTD Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Al-Bushra Tours LTD, Makka Al Mukrama Road,Waberi, Mogadishu.

Al Bushra Tours is founded in 2019, it specializes in providing seamless travel and employment solutions, With 4 years of expertise, we are dedicated to helping individuals navigate the complexities of travel and overseas employment with ease.

Urgent Hiring
06/06/2026

Urgent Hiring

🚨 Fursado Shaqo oo Cusub – UAE πŸ‡¦πŸ‡ͺAl Bushra Tours & Travel waxay hadda diiwaangelin u fureysaa shaqooyin farsamo (Technic...
05/06/2026

🚨 Fursado Shaqo oo Cusub – UAE πŸ‡¦πŸ‡ͺ

Al Bushra Tours & Travel waxay hadda diiwaangelin u fureysaa shaqooyin farsamo (Technical Positions) oo laga shaqeynayo UAE.

βœ” Mushahar wanaagsan
βœ” Hoy, gaadiid & caymis caafimaad oo shirkaddu bixineyso
βœ” Wareysiyo online ah
βœ” Fursado kala duwan sida Electrician, Plumber, HVAC, Carpenter, Painter, MEP Supervisor iyo kuwo kale.

Degdeg u soo dir CV-gaaga si aad uga faa'iidaysato fursaddan.

πŸ“§ [[email protected]]([email protected]).
πŸ“ž 0615813387 / 0618696686
toos ka soo dalbo websitekeena https://albushratours.so/cv-candidate/

With RRJM International Manpower Services, Inc. – I just got recognized as one of their top fans! πŸŽ‰
25/04/2026

With RRJM International Manpower Services, Inc. – I just got recognized as one of their top fans! πŸŽ‰

πŸš΄β€β™‚οΈ FURSAD SHAQO – BIKE RIDERS (UAE πŸ‡¦πŸ‡ͺ)Shirkadda Albushra Tours Ltd waxay kuu haysaa fursad shaqo oo Delivery (Mooto) a...
16/04/2026

πŸš΄β€β™‚οΈ FURSAD SHAQO – BIKE RIDERS (UAE πŸ‡¦πŸ‡ͺ)

Shirkadda Albushra Tours Ltd waxay kuu haysaa fursad shaqo oo Delivery (Mooto) ah oo ka jirta UAE! 100 qafood ah

πŸ”₯ Shaqaaleyn degdeg ah ayaa socota – hadda dalbo!

βΈ»

πŸ“‹ Shuruudaha:
βœ” Ku baas Interview English
βœ” Ku baas Writing Exam (English)
βœ” Haysta License (Somali Driving License)
βœ” Aqoon u leh Google Maps
βœ” Da’da: 21 – 40 sano

πŸ“ž Nala soo xiriir hadda:
πŸ“± +252 615 090099
πŸ“± 0615813387
πŸ“± 0615794902

Soo dalba hadda WhatsApp +252615090099 ama 🌐 https://albushratours.so/

πŸ“’ WARBIXIN: Qeybta Labaad – Fursadaha Shaqo ee DubaiKadib qabsoomidii qeybtii koowaad ee imtixaanka, waxaa si rasmi ah l...
30/03/2026

πŸ“’ WARBIXIN: Qeybta Labaad – Fursadaha Shaqo ee Dubai

Kadib qabsoomidii qeybtii koowaad ee imtixaanka, waxaa si rasmi ah loo bilaabay qeybta labaad ee diiwaangelinta musharixiinta cusub ee doonaya inay ka faa’iideystaan fursadaha shaqo ee Dubai πŸ‡¦πŸ‡ͺ.

πŸš€ Shirkadda Albushra Tours Ltd waxay mar kale fursad siinaysaa dhalinyarada Soomaaliyeed ee aan weli isdiiwaangelin inay hadda soo codsadaan shaqooyinka bannaan.

πŸ“Œ Jagooyinka furan:
β€’ Nadiifiye Diyaaradeed
β€’ Shaqaale Bakhaar
β€’ Qaade (Aviation Loader)
β€’ Ilaaliye Amni

πŸ“ Sidee loo apply gareeyaa?
β€’ Booqo website-ka shirkadda https://albushratours.so/
β€’ Buuxi foomka codsiga
β€’ Ama si toos ah u tag xafiiska shirkadda

⏰ Fursad kooban:
Diiwaangelinta qeybta labaad waa mid xaddidan, sidaa darteed waxaa lagu boorinayaa dhammaan dadka xiiseynaya inay si degdeg ah u soo gudbiyaan codsiyadooda.

🎯 Fariin Muhiim ah:
Haddii aad rabto mustaqbal shaqo oo dibadda ah iyo nolol ka wanaagsan, tani waa fursad dahabi ah oo aan la seegin.

πŸ“ž Wixii faahfaahin dheeri ah, la xiriir xafiiska shirkadda. +252615090099

πŸ” Fadlan la wadaag si ay uga faa’iideystaan dadka kale. Share

πŸ“ WARBIXIN: Qeybtii Koowaad ee Imtixaanka Shaqooyinka DubaiMaanta waxaa si rasmi ah u qabsoomay qeybtii ugu horreysay ee...
30/03/2026

πŸ“ WARBIXIN: Qeybtii Koowaad ee Imtixaanka Shaqooyinka Dubai

Maanta waxaa si rasmi ah u qabsoomay qeybtii ugu horreysay ee imtixaanka lagu kala saarayo musharixiinta codsatay fursadaha shaqo ee ay soo bandhigtay shirkadda Albushra Tours Ltd.

πŸ“ Imtixaankan oo ahaa mid muhiim ah, ayaa waxaa u fariistay boqolaal dhalinyaro Soomaaliyeed ah oo doonaya inay ka faa’iideystaan fursadaha shaqo ee ka bannaan magaalada Dubai, Imaaraadka Carabta πŸ‡¦πŸ‡ͺ.

πŸ“š Qeybta maanta la qaaday waxay ahayd:
β€’ Imtixaanka Ingiriisiga (EPT)
β€’ Qoris (Writing)
β€’ Hadal (Speaking) interview
β€’ Naxwe (Grammar)

🎯 Ujeedka imtixaanka ayaa ahaa in lagu qiimeeyo heerka aqooneed iyo awoodda luqadeed ee musharixiinta, si loo hubiyo inay buuxin karaan shuruudaha shaqooyinka kala duwan sida:
β€’ Nadiifiye Diyaaradeed
β€’ Shaqaale Bakhaar
β€’ Qaade (Aviation Loader)
β€’ Ilaaliye Amni

πŸ“Š Guddiga imtixaanka ayaa si hufan u maamulay habraaca, iyadoo la ilaalinayay nidaamka iyo kala dambeynta, si musharax walba uu u helo fursad siman.

⏳ Waxaa la filayaa in maalmaha soo socda la guda galo wejiyada kale ee qiimeynta, kuwaas oo go’aamin doona musharixiinta u gudbaya heerarka xiga ee shaqaaleysiinta.

πŸ‘ Guud ahaan, maanta waxay ahayd bilow wanaagsan oo muujinaya dadaalka dhalinyarada Soomaaliyeed ay ugu jiraan raadinta fursado shaqo oo dibadda ah.

πŸ” Fadlan la wadaag si ay uga faa’iideystaan dadka kale.

Berito waxaa jiraayo Imtixaan iyo Wareysi shaqo.  Fadlan soo Xaadira xafiiska   Tours ee Isgoyska Shaqaalaha.
29/03/2026

Berito waxaa jiraayo Imtixaan iyo Wareysi shaqo.

Fadlan soo Xaadira xafiiska Tours ee Isgoyska Shaqaalaha.

πŸš€ FURSADO SHAQO OO DIBADDA AH – DUBAI πŸ‡¦πŸ‡ͺShirkadda Albushra Tours Ltd waxay ku faraxsan tahay inay ku dhawaaqdo fursado s...
25/03/2026

πŸš€ FURSADO SHAQO OO DIBADDA AH – DUBAI πŸ‡¦πŸ‡ͺ

Shirkadda Albushra Tours Ltd waxay ku faraxsan tahay inay ku dhawaaqdo fursado shaqo oo ka banaan Imaaraadka Carabta (Dubai).

πŸ“Œ Jagooyinka la raadinayo:
βœ… Nadiifiye Diyaaradeed 50 qof ayaa la rabaa
βœ… Shaqaale Bakhaar 50 qof ayaa la rabaa
βœ… Qaade (Aviation Loader) 50 qof ayaa la rabaa
βœ… Ilaaliye Amni. 50 qof ayaa la rabaa

πŸ“ Shuruudaha:
β€’ Jinsiyadda: Soomaali
β€’ Jinsi: Rag
β€’ Da’da: 22–38 (Shaqooyinka guud)
β€’ 25–35 (Ilaaliyeyaasha Amniga)
β€’ Ilaaliyaha Amniga: Dherer 172cm+, jir ahaan caafimaad qaba, tattoo ma laha

πŸ“š Qiimeyn:
Dhammaan musharixiinta waxaa laga qaadi doonaa Imtixaanka Ingiriisiga (EPT) (Qoris, Hadal & Naxwe)

🏒 Faa’iidooyinka:
βœ”οΈ Hoy, gaadiid & caymis caafimaad shirkadda ayaa bixineysa
βœ”οΈ 9 saac shaqo (1 saac nasasho)
βœ”οΈ 24 maalmood fasax sanadeed

πŸ“ Goobta Shaqada: Dubai, Imaaraadka Carabta

Ku soo codso shaqada
🌐 Website: https://albushratours.so/

⏰ Deadline: Codsiga wuxuu xirmayaa Sabtiga, 28-ka bisha

Wixii fahfaahin dheeri xafiiska waa imaan kartiin
61 5090099
πŸ‘‰ Fadlan share la wadaag si ay uga faa’iideystaan dadka ka

Address

Makka Al Mukrama Road,Waberi
Mogadishu
+252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al-Bushra Tours LTD posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share