Dunida maantay

Dunida maantay Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dunida maantay, Mogadishu.

15/06/2025

Gantaal ay IRAN ku dhufatay dhise ku yaalay casimada ISRAIIL ayaa ku geeritoy 4 qof halka lagu waayay 35 iyo ay dhaawayco soo gaareen inkabadan 195 qofood.

Madaaficda iiraan ayaa bur bur baaxad leh ka geestay caasimada israiil
15/06/2025

Madaaficda iiraan ayaa bur bur baaxad leh ka geestay caasimada israiil

Weraro ay qaaday iraan ayaa lagu beegsaday taliyaha cirka cidamada israiil
15/06/2025

Weraro ay qaaday iraan ayaa lagu beegsaday taliyaha cirka cidamada israiil

15/06/2025

Xalada ayaa caawa ku adagtahay dowlada yuhuuda

“Meel kasta oo aad joogto… noqo ruuxa qurxiya goobta.”
13/05/2025

“Meel kasta oo aad joogto… noqo ruuxa qurxiya goobta.”

Wax layaaba malahan qofka aadan garaneen in uu agtaada ka noqdo galti ( qofaadan aqoon )Balse waxaa yaaba in qofka dadka...
13/05/2025

Wax layaaba malahan qofka aadan garaneen in uu agtaada ka noqdo galti ( qofaadan aqoon )

Balse waxaa yaaba in qofka dadka kuugu dhow uu noqdo galti sababtana waa in aadan fahmeen.

13/05/2025
Wasiiradda Deegaanka Israa’iil Orit Strock: Heshiiska miiska saaran waa guul cad oo u soo hoyatay argagixisada, waxaana ...
12/01/2025

Wasiiradda Deegaanka Israa’iil Orit Strock: Heshiiska miiska saaran waa guul cad oo u soo hoyatay argagixisada, waxaana khasaaro noqon doona dadaallada lagu nadiifinayo marinka.

Hey’adda Warbaahinta Israa’iil: 8 askari ayaa ku dhaawacmay qarax miino oo ka dhacay dhismo ku yaalla Jabaliya, kuwaas o...
12/01/2025

Hey’adda Warbaahinta Israa’iil: 8 askari ayaa ku dhaawacmay qarax miino oo ka dhacay dhismo ku yaalla Jabaliya, kuwaas oo 3 ka mid ah ay xaaladoodu halis tahay, qaraxa ayaa dhacay Jimcihii lasoo dhaafay.

Yedioth Ahronoth:Taliska guud ee ciidamada Israa’iil ayaa la kulmaya heer aan h**e loo arag oo ah kalsooni darro.Hoggaam...
12/01/2025

Yedioth Ahronoth:
Taliska guud ee ciidamada Israa’iil ayaa la kulmaya heer aan h**e loo arag oo ah kalsooni darro.
Hoggaamiyeyaasha siyaasadda iyo amniga ee Israa’iil waxay fahamsan yihiin in joojinta colaadaha ay keeni doonto sii-daynta maxaabiista, islamarkaana Xamaas aysan noqon doonin ciidamo rasmi ah.

Degdeg | J.D. Vance:Trump wuxuu si cad ugu hanjabay Xamaas in ay ku mutaysan doonto cawaaqib xumo haddii heshiis laga ga...
12/01/2025

Degdeg | J.D. Vance:
Trump wuxuu si cad ugu hanjabay Xamaas in ay ku mutaysan doonto cawaaqib xumo haddii heshiis laga gaarin kahor inta uusan isaga tagin Aqalka Cad.
Cawaaqibka Xamaas ku dhici kara waa in Mareykanku u fududeeyo Israa’iil inay gebi ahaanba burburiso inta ka harsan Xamaaas.


Address

Mogadishu
T5A3S8

Opening Hours

Monday 08:00 - 20:00
Tuesday 08:00 - 20:00
Wednesday 08:00 - 20:00
Thursday 08:00 - 20:00
Saturday 08:00 - 20:29
Sunday 07:40 - 20:25

Telephone

+252614322330

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dunida maantay posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dunida maantay:

Share