Discount Travel & General Service

Discount Travel &  General Service Welcome to Discount Travel & General Service your pathway to travel any place you want locally or I

Anagoo kaashaneyna tiknoolajiyada casriga ah waxaan macaamisheena xujeyda sanadkaan ugu bishaareyneynaa in aan u diyaari...
01/01/2024

Anagoo kaashaneyna tiknoolajiyada casriga ah waxaan macaamisheena xujeyda sanadkaan ugu bishaareyneynaa in aan u diyaarinay Smart ID-cards oo u sahlaya in ay mobilkooda kala socon karaan afartaan qeyb oo kala ah.
1: In xaajigu mobilkiisa uu kala socon karo xogta shaqsiga ah.
2: in xaajigu mobilkiisa uu kala socon karo xogta xamlada uu ka tirsanyahay.
3. in xaajigu uu heli karo xog faah-faahsan oo ku aadan acmaasha xajka.
4. in xaajigu uu la socon karo xog ku saabsan safarkiisa laga bilaabo visaha, ticket-ka iyo xogo kaloo badan.

Diiwaangelinta xajka sanadkaan weli waxey ka socotaa xarumaheena kala duwan, waxeyna bilaabatey 12/12/2023,
Nagu soo booqo xarumaheena kala duwan ama wac +252615874260. ๐Ÿ•‹ ๐Ÿ“ฟ ๐Ÿ•Œ

#1445 #2024

Jimco wanaagsan bahda shirkadda Discount iyo bulshada soomaliyeedba walaalayal waxaan is xasuusineynaa fadliga maalinta ...
22/12/2023

Jimco wanaagsan bahda shirkadda Discount iyo bulshada soomaliyeedba walaalayal waxaan is xasuusineynaa fadliga maalinta jimcaha in aan ka faaโ€™iideysano.

Diiwaangelinta xajka sanadkaan weli waxey ka socotaa xarumaheena kala duwan, waxeyna bilaabatey 12/12/2023,
Nagu soo booqo xarumaheena kala duwan ama wac +252615874260. ๐Ÿ•‹ ๐Ÿ“ฟ ๐Ÿ•Œ
#1445 #2024

20/12/2023

Yawm 'arafah waa maalinka 9aad ee bisha Dhul Hijjah, waana maalinka ugu muhiimsan acmaasha dhan ee xajka. Qeyb ayaad ka noqon kartaa maalinkaan weyn.
Diiwaangelinta xajka sanadkaan weli waxey ka socotaa xarumaheena kala duwan, waxeyna bilaabatey 12/12/2023,
Nagu soo booqo xarumaheena kala duwan ama wac +252615874260. ๐Ÿ•‹ ๐Ÿ“ฟ ๐Ÿ•Œ

#1445 #2024

Welcome to Discount Travel & General Service your pathway to travel any place you want locally or I

19/12/2023

Waa muhiim in xaaji kasta uu maro habraacyada aay soo dajisay wasaarada awqaafta iyo arrimaha diinta Soomaaliya (Ministry of Endowments and Religious Affairs- Somalia) kuna saleysan diiwanka xaajiga soomaaliyeed.
Diiwaangelinta waxey bilaabatey 12/12/2023,
nagu soo booqo xarumaheena kala duwan ama wac +252615874260. ๐Ÿ•‹ ๐Ÿ“ฟ ๐Ÿ•Œ
#1445 #2024

Welcome to Discount Travel & General Service your pathway to travel any place you want locally or I

18/12/2023

Kaliya ma soo xajin doontid ee waxaan kaloo xujeeydeena u suura galineyna in ay dalxiis kooban ay ku tagaan madxafyada iyo goobaha taariikhiga ah ee ugu caansan islaamka haduu alle idmo.
Diiwaangelinta waxey bilaabatey 12/12/2023,
nagu soo booqo xarumaheena kala duwan ama wac +252615874260. ๐Ÿ•‹ ๐Ÿ“ฟ ๐Ÿ•Œ

#1445 #2024

Welcome to Discount Travel & General Service your pathway to travel any place you want locally or I

17/12/2023

Ma Qorsheene Inaad sanadkan kamid noqoto xujeyda soomaaliyeed?
Waxaan kuu heynaa adeega ugu sareeya ee uu heli karo macaamilkena.
Hadaba maantaba xaqiiji booskaga xujeyda soomaliyed ee sanadkaan haduu alle idmo.
Diiwaangelinta waxey bilaabatey 12/12/2023,
Nagu soo booqo xarumaheena kala duwan ama wac +252615874260. ๐Ÿ•‹ ๐Ÿ“ฟ ๐Ÿ•Œ
#1445 #2024

Welcome to Discount Travel & General Service your pathway to travel any place you want locally or I

16/12/2023

Waxaan aad ugu faraxsannahay inaan ogeysiino macaamiisheena in aan bilownay shaqadii xajka laga soo bilaabo 12/12/2023.
Si aadan uga welwelin inaad ka baaqato xujeyda sanadka 1445/2024 nagu soo booqo xarumaheena kala duwan ama wac +252615874260. ๐Ÿ•‹ ๐Ÿ“ฟ ๐Ÿ•Œ

#1445 #2024

16/12/2023

Xili h**e iska diiwan geli adeegena xajka oo Yeysan dhicin in aad kala hartaan adiga iyo waalidkaaga ama xaaskaaga.
Diiwaangelinta waxey bilaabatey 12/12/2023,
Nagu soo booqo xarumaheena kala duwan ama wac +252615874260. ๐Ÿ•‹ ๐Ÿ“ฟ ๐Ÿ•Œ #1445 #2024

Welcome to Discount Travel & General Service your pathway to travel any place you want locally or I

15/12/2023

Waxaan aad ugu faraxsannahay inaan ogeysiino macaamiisheena in aan bilownay shaqadii xajka laga soo bilaabo 12/12/2023.
Si aadan uga welwelin inaad ka baaqato xujeyda sanadka 1445/2024 nagu soo booqo xarumaheena kala duwan ama wac +252615874260.
Jimco wanaagsan ๐Ÿ•‹ ๐Ÿ“ฟ ๐Ÿ•Œ

#1445 #2024

Welcome to Discount Travel & General Service your pathway to travel any place you want locally or I

12/12/2023
12/12/2023
Waxaan dib u habeyn xoogan ku sameynay ๐˜„๐—ฒ๐—ฏ๐˜€๐—ถ๐˜๐—ฒ-๐—ธ๐—ฒ๐—ฒ๐—ป๐—ป๐—ฎ.Waxaad kasoo dhex dalban kartaa safarada dibadda ah iyo kuwa dalka...
07/09/2023

Waxaan dib u habeyn xoogan ku sameynay ๐˜„๐—ฒ๐—ฏ๐˜€๐—ถ๐˜๐—ฒ-๐—ธ๐—ฒ๐—ฒ๐—ป๐—ป๐—ฎ.
Waxaad kasoo dhex dalban kartaa safarada dibadda ah iyo kuwa dalka. waxaana kuugu adeegeyna sida ugu heer sareysa si aan u hubino qanacsanaantada iyo rabitaankaga.
Hadaba halkan guji si aad u aragtid. ๐Ÿ‘‰https://discount.so/

Nagala soo xariir: +252619955334 / +252618096546 / +252615874260

Address

Main Office Adan Adde Road, Howl-wadaag, Opposite Of Dahabshiil Building
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Discount Travel & General Service posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Discount Travel & General Service:

Share

Category