Al Nuureyn Travels

Al Nuureyn Travels Halkani waa meel aad kaheli karto qadamaatka xajka & Cumrada siwanagsan lagugu shaqeyo oo kuqanciso

14/07/2025

Safar bilowgiisu ahaa riyo, Balse dhamaadkiisu noqday guul!

Marka aad doorato Al Nuureyn Travels, waxaad dooratay kalsooni, daryeel, iyo adeeg heer caalami ah.
๐Ÿค™โ˜Ž๏ธ๐Ÿ“ž WIXII FAAHFAAHIN DHEERAD AH NAGALA SOO XIRIIR.
wa.me/+252612777378
wa.me/+252638002152
wa.me/+254798886805
wa.me/+447925462729



28/06/2025

๐Ÿ“ฃ BISHAARO
Ardaygii ugu sarreeya sanadkan ee kaalinta koowaad ka galaa imtixaanka dugsiga sare wuxuu heli doonaa Cumro lacag laโ€™aan ah.
๐Ÿค™โ˜Ž๏ธ๐Ÿ“ž WIXII FAAHFAAHIN DHEERAD AH NAGALA SOO XIRIIR.
wa.me/+252612777378
wa.me/+252638002152
wa.me/+254798886805
wa.me/+447925462729


21/06/2025

OGEYSIIS MUHIIM AH
Waxaa si rasmi ah u bilaabatay diiwaan gelinta Cumrada ee sanadka cusub.

Dhammaan dadka heysta baasaboorka Soomaaliya iyo kuwa wata baasaboorro ajaanabiga ah waxaan ugu soo saareynaa sida ugu dhaqsiyaha badan.

Ha ka harin fursaddan!
Iska diiwaan geli hadda si aad uga mid noqoto kuwa safarka ugu h**eeya ee aada xaramka barakeysan ee Maka .
๐Ÿค™โ˜Ž๏ธ๐Ÿ“ž WIXII FAAHFAAHIN DHEERAD AH NAGALA SOO XIRIIR.
wa.me/+252612777378
wa.me/+252638002152
wa.me/+254798886805
wa.me/+447925462729


17/06/2025

๐Ÿ•‹ ๐๐ฎ๐ฌ๐ก๐š๐š๐ซ๐จ ๐๐ฎ๐ฌ๐ก๐š๐š๐ซ๐จ!
Waxaa si rasmi ah dib u bilowday isdiiwaangelinta safarka Cumrada ee sanadka 2025!

Shirkadda Al Nureyn Travel and Tourism Agency oo kaashanaysa IBS Bank waxay dib u bilaawday adeegga Cumrada, si ay kuu sahlayaan gudashada Cumrada adigoo ku bixin kara kharashka si tartiib tartiib ah muddo hal sano ah.

FIIRO GAAR AH:
๐Ÿ—“๏ธ Safarka 1-aad wuxuu baxayaa 10-ka July 2025, sidaas darteed ha ka harin fursaddan barakaysan!

โœ… Nidaam fudud oo casri ah
โœ… Lacag bixinta oo kala goโ€™an
โœ… Dammaanad iyo adeeg hufan

๐Ÿ“ž Wixii faahfaahin dheeraad ah, nala soo xiriir:

wa.me/+252612777378
wa.me/+252638002152
wa.me/+254798886805
wa.me/+447925462729


BISHAARO BISHAAROWaxaa dib u bilowday adeegga cumrada ee taysiir oo aay iska kaashanyaan shirkadd Al Nuureyn Travels iyo...
14/06/2025

BISHAARO BISHAARO
Waxaa dib u bilowday adeegga cumrada ee taysiir oo aay iska kaashanyaan shirkadd Al Nuureyn Travels iyo bank-ga IBS Bank.

Kusoo Cumreyso 1400$ Kaliya adigoo Iska Yaryareenaya
Muddo Sanad Ah.


Visaha cumrada waa kuu diyaar, diiwaan galinta safarada waa ay socdaan.
14/06/2025

Visaha cumrada waa kuu diyaar, diiwaan galinta safarada waa ay socdaan.

Eidul Adxa Mubarik.ุชู‚ุจู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… ุตุงู„ุญ ุงู„ุฃุนู…ุงู„ ูˆุบูุฑ ุงู„ู„ู‡ ู„ู†ุง ูˆู„ูƒู… ูˆูƒู„ ุนุงู… ูˆุงู†ุชู… ุจุฎูŠุฑ.
05/06/2025

Eidul Adxa Mubarik.
ุชู‚ุจู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… ุตุงู„ุญ ุงู„ุฃุนู…ุงู„ ูˆุบูุฑ ุงู„ู„ู‡ ู„ู†ุง ูˆู„ูƒู… ูˆูƒู„ ุนุงู… ูˆุงู†ุชู… ุจุฎูŠุฑ.

๐€๐š๐ง ๐Š๐š ๐…๐š๐š'๐ข๐๐ž๐ฒ๐ฌ๐š๐ง๐จ ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ค๐š๐š ๐Š๐ก๐ž๐ฒ๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐๐š๐ง, ๐ฌ๐ข๐๐จ๐จ ๐Š๐š๐ฅ๐ž ๐€๐š๐ง ๐๐š๐๐ข๐ง๐จ ๐ƒ๐ฎ๐œ๐š๐๐š ๐ˆ๐ฒ๐จ ๐‚๐ข๐›๐š๐š๐๐š๐๐š.
04/06/2025

๐€๐š๐ง ๐Š๐š ๐…๐š๐š'๐ข๐๐ž๐ฒ๐ฌ๐š๐ง๐จ ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ค๐š๐š ๐Š๐ก๐ž๐ฒ๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐๐š๐ง,
๐ฌ๐ข๐๐จ๐จ ๐Š๐š๐ฅ๐ž ๐€๐š๐ง ๐๐š๐๐ข๐ง๐จ ๐ƒ๐ฎ๐œ๐š๐๐š ๐ˆ๐ฒ๐จ ๐‚๐ข๐›๐š๐š๐๐š๐๐š.

Al Nuureyn Travels Waxay kuu heysaa fursad aad kaga soo cumreyn karto waalidkaaga geriyooday adigoo aan bixin, beeso bad...
10/03/2025

Al Nuureyn Travels Waxay kuu heysaa fursad aad kaga soo cumreyn karto waalidkaaga geriyooday adigoo aan bixin, beeso badanna aaysan kaa bixin.

kaga soo cumreey walidkaaga dhintay kaliya $400.

Si fudud kusoo wada cumreesta
08/01/2025

Si fudud kusoo wada cumreesta

Adiga iyo Xaaakaaga qaaliga ah waxaa Sanadkaan Cumrada Ramadaanka idin geynaya Al-nuureyn iyo IBS Bank oo iska kaashanaya Adeegga Taysiir ee Fududeynta lacagta, sidoo kalana iskaabuladu waa ka faa'iideysan karaan 0612777378 / 0634141796.

08/12/2024

๐Ÿ•‹๐—ฆ๐—ต๐—ถ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—”๐—น ๐—ก๐˜‚๐˜‚๐—ฟ๐—ฒ๐˜†๐—ป ๐—ง๐—ฟ๐—ฎ๐˜ƒ๐—ฒ๐—น ๐—”๐—ป๐—ฑ ๐—ง๐—ผ๐˜‚๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐—บ ๐—”๐—ด๐—ฒ๐—ป๐—ฐ๐˜†๐Ÿ•‹
waxay Bulshada Soomaaliyeed ogeysiineysa meel walba aay joogaan
in ay socoto diiwaan gellinta adeegga cumrada ee Bisha Ramadaan iyo bilaha ka h**eeya.๐Ÿ•‹

Qofka aan wadabixin karin lacagta cumrada waxaan u diyaarinay adeegga taysiir aan ugu talagalnay dadka jecel in ay soo cumreystaan ramadaanka iyo bilaha ka h**eeya,

Adeegga taysiir waa adeeg aay iska kaashanayaan shirkadda
Al Nuureyn Travel Iyo Bank-ga IBS, kaa oo kuu sahlaya inaad soo cumraysato adigoo aan wadabixin lacagta iskana yaryareenayo muddo sanad ah.

FIIRO GAAR AHAANEED ๐Ÿ‘€๐Ÿ‘€
waxaan ogeysiinaynaa dhamaan dadka jecel inay soo cumreystaan Si aysan ugu dhicin cimra laโ€™aan visa darteed fadlan shirkadda h**ey usoo gaar si visa-haaga iyo dhamaan adeegaaga waqti h**e lagugu dhameestiraa haduu alla idmo.

WIXII FAAHFAAHIN DHEERAD AH NAGALA SOO XIRIIR.๐Ÿค™โ˜Ž๏ธ๐Ÿ“ž
wa.me/+252612777378
wa.me/+252634141796

waxaa gabogabo maraya isdiwaangelinta adeegga hajj-kasi aad isku diiwaan geliso waqti h**e nagu soo booqo xafiiskeena oo...
05/11/2024

waxaa gabogabo maraya isdiwaangelinta adeegga hajj-ka
si aad isku diiwaan geliso waqti h**e nagu soo booqo xafiiskeena oo kuyaala
Zoobe, Mogadishu-Somalia.



WIXII FAAHFAAHIN DHEERAD AH
NAGALA SOO XIRIIR NUMBER-DA HOOSE.
+252 615 777378 +252 612 777378 +252 634 141796

Address

Mogadisho

Telephone

+252612777378

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al Nuureyn Travels posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category