Horn Travel And logistics Agency

Horn Travel And logistics Agency Waxa Aanu Idiin Haynaa Adeeg Duulimaad Oo Dalka Iyo Dibedda Ah. Sidoo Kale Soo Saaridda VIISOOYINKA Dalalka Qaar.

Garaad Cabdirisaaq Garaad Soofe ayaa si wayn loogu soodhaweeyey magaalada Laascaanood xarunta gobolka Sool. Waxaana lagu...
22/01/2023

Garaad Cabdirisaaq Garaad Soofe ayaa si wayn loogu soodhaweeyey magaalada Laascaanood xarunta gobolka Sool.

Waxaana lagu sharfay oo lagu soodhaweeyey calanka Somalia.

AH

Xukuumadda Somaliland ayaa xayiraada ka qaaday duulimaadyada  diyaaradda Air Carabiya ku Iman jirtay Madaarka Hargeisa, ...
18/07/2021

Xukuumadda Somaliland ayaa xayiraada ka qaaday duulimaadyada diyaaradda Air Carabiya ku Iman jirtay Madaarka Hargeisa, oo In muddo ah hakad ku jiray, sida ay ii xaqiijiyeen ilo wareedyo xog-ogaal u ah arrintaasi.
Xayiraad ka qaadista diyaaraddan imaaraadka laga leeyahay ayaa timi kadib markii ay shiradda Air Carabiya buuxisay shuruudo ay dawladdu hor dhigtay.
Somalilad ayaa h**e u fasaxday diyaaradda Flydubai oo isla dalka imaaraadka laga leeyahay, taas oo isku mar la mamnuucay iyada iyo Air Carabia.
Air Arabia
Horn Travel And logistics Agency

Hadii Aad U Safraysid Uganda Waa Inaad Raacdaa Tilmaamahan Lasoo Saaray Kadib Markii Madaxweynuhu Kudhawaaqay Bandow 42 ...
07/06/2021

Hadii Aad U Safraysid Uganda Waa Inaad Raacdaa Tilmaamahan Lasoo Saaray Kadib Markii Madaxweynuhu Kudhawaaqay Bandow 42 Maalmood Ah.

Oday Ogle
14/05/2021

Oday Ogle

Dawladda Kenya ayaa sheegtay inay Fasax diblumaasiyadeed siinayso duulimaadka diyaaradaha qaadaya agabka doorashada Somaliland ka dhacaysa 31 ka May.

Diyaaradda ayaa markey kasoo kacdo Jommo kenyatta, kusoo hakanaysa Djibouti.

Maanta ayaa waxa garoonka Hargeysa soo gaadhay diyaarad sidda agabka doorashooyinka oo ka timid Kenya.

Dhawaan ayay ahayd markii Kenya ay joojisay duulimaadyada taga ama kayimaada Somalia.

Dawladda Kenya ayaa sheegtay inay Fasax diblumaasiyadeed siinayso duulimaadka diyaaradaha qaadaya agabka doorashada Soma...
14/05/2021

Dawladda Kenya ayaa sheegtay inay Fasax diblumaasiyadeed siinayso duulimaadka diyaaradaha qaadaya agabka doorashada Somaliland ka dhacaysa 31 ka May.

Diyaaradda ayaa markey kasoo kacdo Jommo kenyatta, kusoo hakanaysa Djibouti.

Maanta ayaa waxa garoonka Hargeysa soo gaadhay diyaarad sidda agabka doorashooyinka oo ka timid Kenya.

Dhawaan ayay ahayd markii Kenya ay joojisay duulimaadyada taga ama kayimaada Somalia.

Horn Travel iyo Dhamaan Shirkadaha Aanu Wada Shaqaynta Leenahayba Waxa Aanu Halkan Si’ Wada Jir Ah Idiinka Leenahay Ciid...
12/05/2021

Horn Travel iyo Dhamaan Shirkadaha Aanu Wada Shaqaynta Leenahayba Waxa Aanu Halkan Si’ Wada Jir Ah Idiinka Leenahay Ciid Wanaagsan

Ilaahay Ciidan Ciideeda Haynagu Gaadhsiiyo Bashbash Iyo Barwaaqo.

Diyaaradda Kenya Airways ayaa duulimaadyo toos ah ka bilaabaysa Hargeysa Iyo Nairobi 28ka Bishan aynu ku jiro ee May.Sad...
11/05/2021

Diyaaradda Kenya Airways ayaa duulimaadyo toos ah ka bilaabaysa Hargeysa Iyo Nairobi 28ka Bishan aynu ku jiro ee May.

Saddex maalin oo kamid ah Isbuuca kasta ayaa diyaaradani samaynaysaa duulimaadkeeda Arbacada, Jimcaha & Axada.

Talaabadan ayaa kamid ah heshiisyadii dhowaan Madaxweyne Biixi & Uhuru Kenyatta ku galeen Nairobi.

Oday Ogle

WAR DEG DEG : Dowlada Kenya ayaa saaka joojisay dhamaan diyaarada taga kana yimaada Soomaaliya. Marka laga reebo diyaara...
11/05/2021

WAR DEG DEG : Dowlada Kenya ayaa saaka joojisay dhamaan diyaarada taga kana yimaada Soomaaliya. Marka laga reebo diyaararadaha Qaramada Midoobay iyo kuwa gargaarka.

Waxaa saaka Nairobi la hakiyay diyaarado rakaab waday oo Soomaaliya ku socday. Amuurtan ayaa saamayn weyn ku keeni kartaa dhaqdhaqaaqa dadka ee labada wadan iyo diyaarado badan oo gudaha Soomaaliya ka shaqeeya oo ka diwaangashan dalka Kenya.

Arintaan ayaa timid kadib markii laba maalin ka hor Dowladda Soomaaliya ay sheegtay in aan la keeni karin dalka Qaadka Miiroowga ee ka yimaada Dalka Kenya.

Oday Ogle

Golaha Wasiirrada Somaliland ayaa sheegay in joojintii diyaaradaha flydubai  iyo Air Arabia   ah ahayd mid sharci ah, ma...
17/10/2020

Golaha Wasiirrada Somaliland ayaa sheegay in joojintii diyaaradaha flydubai iyo Air Arabia ah ahayd mid sharci ah, maadaama aanu jirin heshiis rasmi ah oo dhex maray Hay'adda Duulista Somaliland iyo Hay'adda dalka Imaaraadka Carabta.

Qoraal kasoo baxay Madaxtooyada Somaliland ayaa lagu yidhi:

"Golaha wasiirada Somaliland iyagoo garowsan baahida dalku u qabo shirkado caalamiya iyo iskaashi dhaqaale, waxa uu dood ka yeeshay arrinta diyaaradaha Fly-Dubai iyo Air Arabia oo h**e uga hawl geli-jiray Dalka Jamhuuriyadda Somaliland, balse hay’adda duulista hawada Somaliland shaqada ka hakisay.

Golaha wasiirradu waxay maareeyaha duulista hawada, garyaqaanka guud iyo xeer ilaaliyaha guud ka dhegeysteen warbixinta xogta rasmiga ah ee ku saabsan diyaaradahaasi, waxana uu goluhu xaqiiqsaday in shaqo-ka-hakinta diyaaradahaasi ay tahay arrin sharci madaama aannu jirin heshiis rasmi ah oo hay’adda duulista Somaliland la gashay hay’adda duulista ee dalka laga leeyahay diyaaradahaasi.

Sidaa awgeed, golaha wasiiradu waxa uu isku raacay:-
- In hakinta diyaaradahaasi socon doonto inta laga gaadhayo heshiis u dhexeeya labada hay’adood, iyadoo la waafajinayo shuruucda iyo xeerarka dalka.
- In la xoojiyo heshiis dhexmara labada hay’adood ee duulimaadyada.
- In laga hawl-galo dhamaystirka heshiiska labada dhinac, iyadoo kor loo qaadayo lana kobcinayo dhaqaalaha dalka."

Diyaarad Xamuul oo ku burburtay garoonka  diyaaradaha Aden Cadde ee magaalada Muqdisho...Horn Travel And logistics Agenc...
19/09/2020

Diyaarad Xamuul oo ku burburtay garoonka diyaaradaha Aden Cadde ee magaalada Muqdisho...

Horn Travel And logistics Agency

Address

Benadir Junction, Maka Al Mukarama
Mogadishu
BN

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Horn Travel And logistics Agency posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Horn Travel And logistics Agency:

Shortcuts

Share

Category