Biyow Express Cargo

Biyow Express Cargo Biyow Express Cargo Our Services
Cargo, Ticket, Visa Processing, Hotel Booking and Airport Drop & Pickup.

11/05/2026

Visa Deg-Deg ku hel 24h.

1. Kenya ๐Ÿ‡ฐ๐Ÿ‡ช
2. Uganda ๐Ÿ‡บ๐Ÿ‡ฌ
3. Tanzania ๐Ÿ‡น๐Ÿ‡ฟ
4. Ethiopia ๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡น
5. Sudan ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ฉ
6. Rwanda ๐Ÿ‡ท๐Ÿ‡ผ
7. Egypt (Masar) ๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡ฌ
8. South Sudan ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ธ

Biyow Express Cargo

* ๐—ฅ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐— ๐˜‚๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ธ.* Hambalyo iyo bogaadin dhammaan umadda islaamka meel kasta oo ay joogaan gaar ahaana Shacabka Somal...
10/03/2024

* ๐—ฅ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐— ๐˜‚๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ธ.*

Hambalyo iyo bogaadin dhammaan umadda islaamka meel kasta oo ay joogaan gaar ahaana Shacabka Somaliyed, gaar ahaan macaamiisheena sharafta leh oo aan leenahay ๐—ฅ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐— ๐˜‚๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ธ Waxaan alle ka baryaynaa inuu innaga dhigo Kuwii ka faaโ€™iidaysta fadliga Bishan.

https://chat.whatsapp.com/EtPuO3HrTd96mCjK1RmuYE

๐—ฅ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐— ๐˜‚๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ธ
SomEasy Travel & Cargo Agency

Shirkadda diyaaradaha ee Ethopian Airlines ayaa macaamiisheeda sharafta leh ogeysiineysa in laga billaabo 02 Nov 2022 il...
01/11/2022

Shirkadda diyaaradaha ee Ethopian Airlines ayaa macaamiisheeda sharafta leh ogeysiineysa in laga billaabo 02 Nov 2022 ilaa 30 Nov 2022 laga dhigay duulimaadyada shirkadda hal duulimaad ( One Flight Per Day), duulimaad kasta oo ay shirkadda leedahayna uu bixi doono subaxa h**e ET377.
Dhammaan duulimaadyadii bixi jiray galabtii ( Afernoon Flights) ayaa gebi ahaanba la hakiyay waxaana lagu soo koobay subaxa h**e.

SomEasy Travel & Cargo Agency
Gacmo furan iyo adeeg qiimo leh.
Nagala soo xiriir
Tell: 0615252904/0611540484 Cell & whatsApp

https://chat.whatsapp.com/EtPuO3HrTd96mCjK1RmuYE

Email: [email protected]
Mahadsanidiin.

08/10/2022

Ogeysiis-Ogeysiis.

Haddii aadan ku guuleysan sanadkii h**e (DV Lottery) Markalle xareyso oo tijaabi Nasiibkaaga.

FG. "Sanadkaan Malagaaga Baahna Passport"

SomEasy Travel & Cargo Agency

Gacmo furan iyo adeeg qiimo leh.
Nagala soo xiriir
Tell: 0615252904/0611540484 Cell & whatsApp
Email: [email protected]
Mahadsanidiin.

Ciid Wanaagsan. SomEasy Travel & Cargo Agency Farxad iyo caafimaad kudamaashaada idinka, eheladiina iyo Asxaabtiinuba me...
08/07/2022

Ciid Wanaagsan. SomEasy Travel & Cargo Agency Farxad iyo caafimaad kudamaashaada idinka, eheladiina iyo Asxaabtiinuba meelkasta oo aad joogtaan

Ilaahay ha innoo aqbalo acmaashii Wanaagsanayd ee aynu soo gudannay.

Qofkastaba muraadkii,
Allahayow U meelmari! Aamiin

Adeeg la Mahdiyay Ugu Kaalay SomEasy Travel & Cargo Agency.         Gacmo furan iyo adeeg qiimo leh.Nagala soo xiriirTel...
26/06/2022

Adeeg la Mahdiyay Ugu Kaalay
SomEasy Travel & Cargo Agency.








Gacmo furan iyo adeeg qiimo leh.
Nagala soo xiriir
Tell: 0615252904/0611540484 Cell & whatsApp
Email: [email protected]
Mahadsanidiin.

Adeeg la Mahdiyay Ugu Kaalay SomEasy Travel & Cargo Agency.         Gacmo furan iyo adeeg qiimo leh.Nagala soo xiriirTel...
11/05/2022

Adeeg la Mahdiyay Ugu Kaalay
SomEasy Travel & Cargo Agency.









Gacmo furan iyo adeeg qiimo leh.
Nagala soo xiriir
Tell: +252615252904/+252611540484 Cell & whatsApp
Email: [email protected]
Mahadsanidiin.

SomEasy Travel & Cargo Agency Adeeg iyo Aamo.
01/10/2021

SomEasy Travel & Cargo Agency Adeeg iyo Aamo.

SomEasy Travel & Cargo Agency Macmiil adna aan ku soo saarno Visa la hubo ee dalka Turkey-ga Sida    FG: xogta Macmiilka...
26/09/2021

SomEasy Travel & Cargo Agency Macmiil adna aan ku soo saarno Visa la hubo ee dalka Turkey-ga Sida



FG: xogta Macmiilka waxan u qarinay sababa codsi.
Dalbo oo ku hel waqti kooban.

Wixii faah-faahin dheeri ah nagala soo xiriir
Tell: 0615252904/611540484 Cell&WhatsApp
Email:- [email protected]
https://wa.me/message/U5FXTW5BLXVVD1

Mahadsanidiin.

 SomEasy Travel & Cargo Agency Adeegyadeena waxaa qayb ka ah Xamuulka-Gudaha(Local Cargo).1. Mogadishu - Hargeisa2. Moga...
22/09/2021



SomEasy Travel & Cargo Agency Adeegyadeena waxaa qayb ka ah Xamuulka-Gudaha(Local Cargo).

1. Mogadishu - Hargeisa
2. Mogadishu - Garoowe
3. Mogadishu - Galkacyo
4. Mogadishu - Cadaado
5. Mogadishu - Dhusamareeb
6. Mogadishu - Guriceel
7. Mogadishu - Hobyo
8. Mogadishu - Matabaan
9. Mogadishu - Beledweyne
10. Mogadishu - Buula-burde
11. Mogadishu - Boosaso
12. Mogadishu - Baydhabo
13. Mogadishu -Bakool
14. Mogadishu - Beledxaawo
15. Mogadishu - Burdhuubo
16. Mogadishu - Barbara
17. Mogadishu - Boorama
18. Mogadishu - Buuhoodle
19. Mogadishu - Bardale(Bardere)
20. Mogadishu - Buaale
21. Mogadishu - Jowhar
22. Mogadishu - Kismaayo
23. Mogadishu - Dhoobley
24. Mogadishu - Garbahaareey
25. Mogadishu - Xudur
26. Mogadishu - Waajid
27. Mogadishu - Luuq
28. Mogadishu - Dollow
29. Mogadishu - Afmadow
30. Mogadishu - Abudwak
31. Mogadishu - Diinsoor
32. Mogadishu - Elbarde
33. Mogadishu - Elwak
34. Mogadishu - Mombasa

Wixii faah-faahin dheeri ah nagala soo xiriir.
Tell: +252 611540484/+252 61252904 Cell & WhatsApp
Email:- [email protected]
https://wa.me/message/U5FXTW5BLXVVD1

Mahadsanidiin.

Address

Banaadir Road
Mogadishu
252615252904

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Biyow Express Cargo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Biyow Express Cargo:

Share

Category