25/01/2025
Ka faa'iideyso fursadan cajiibka ah! Fursadan waxbarasho ee bilaashka ah iyo taageerida maaliyadeed ee arday gu helayo ayaa kaa caawin karta inaad si fiican u gaarto yoolalkaaga waxbarasho. Ha moogaanin, is diiwaan geli maanta oo bilow safarkaaga waxbarasho π
Bachelor Degree π
Ardayda Bachelor-ka wuxuu heli doonaa
$458 bil kasta (pocket money) Jiif iyo cunto u dheer
Waxbarasho iyo Caafimaad: Bilaash
Sanadkiiba: Ardaygu wuxuu heli doonaa ku dhawaad $5,500 sanadkiiba, taasoo ka dhigan $22,000 afartii sano.
- Master Degree π
Ardayda Master-ka waxuu heli doonaa:
$530 bil kasta (pocket money)
Waxbarasho iyo Caafimaad: Bilaash
Sanadkiiba: Ardayga Master-ka wuxuu heli doonaa ku dhawaad $6,360 sanadkiiba.
π‘Haddii aad tahay arday doonaya inaad horumariso xirfadahaaga iyo inaad gasho heer sare oo aqoon, deeqdan waxay ku siinaysaa fursad cajiib ah. Ha ka labalabeyn inaad iska diiwaan geliso!
PhD Degree π
Ardayda PhD-ga waxay heli doonaan:
$600 bil kasta (pocket money)
π Waxbarasho iyo Caafimaad: Bilaash
Sanadkiiba: Ardayga PhD wuxuu heli doonaa ku dhawaad $7,200 sanadkiiba.
mahadsanidiin.
Location ka waxbarashada dalka π¨π³ china
TELEFANKA 0610424697/0615870195 NALA SO XIRIIR HAMOOGAAN OO HORAY U SOO GAAR XARUMAHA AlRahmo Travel And Toursim Agency .