Tusmo Travel tours & Cargo Ltd-MGQ

Tusmo Travel tours & Cargo Ltd-MGQ We provide visas,local & international flight tickets,holiday packages,car hiring,umra& hajj services among many others.welcome today to explore your dream

Ku Dalxiis Dalkaagi Hooyo oo ku Dakeey Bilicdiisa Haboon.Waa qeybo kamida Gobolada Somalia, si aad ugu dalxiis tagto Tus...
27/10/2020

Ku Dalxiis Dalkaagi Hooyo oo ku Dakeey Bilicdiisa Haboon.

Waa qeybo kamida Gobolada Somalia, si aad ugu dalxiis tagto Tusmo Travel baa tigidhadaada kuu heysa kaalayoo maga soo doono.



22 October 2020Let's visit other side of the world.  Tusmo Travel facilitates you all your travel services.
22/10/2020

22 October 2020

Let's visit other side of the world.

Tusmo Travel facilitates you all your travel services.

Asc WR WB dhamaan saaxiibada ku xiran pagekeena Tusmo Travel Tours and cargo LTD waxay kuu haaysaa Tikityo aad uqiimo ja...
13/10/2020

Asc WR WB dhamaan saaxiibada ku xiran pagekeena Tusmo Travel Tours and cargo LTD waxay kuu haaysaa Tikityo aad uqiimo jaban oo meel walba ah.
Tusmo Travel waxay ku heysaa visooyin iyo Tickets aad uqiimo jaban sida visooyin
1. Visa Turkey
2. Visa Bangladesh
3. Visa Malaysia
4. Visa Ugandan
5. Visa Kenya
Sidoo kale Tusmo Travel Tours and cargo LTD waxay kuu suurto gelinaysaa connecting flights meel walb oo aad dunida ka joogto.

Faahfaahin kala soo xariir Tusmo Travel and cargo LTD oo xarunteed ku taalo Tripiano, kaso horjeedka IBS Bank Mogadishu-somalia.

Tell: 252616664400
Email: [email protected]

TACSI TIIRAANYO LEH   lilaah wa inaa ileyhi raajacuun Dhamaan shaqaalaha TUSMO TRAVEL AND CARGO LTD  Waxay xanuunka laqe...
12/10/2020

TACSI TIIRAANYO LEH

lilaah wa inaa ileyhi raajacuun
Dhamaan shaqaalaha TUSMO TRAVEL AND CARGO LTD Waxay xanuunka laqeybsanyaan Geeridii naxdinta laheyd we ku timid MARXUUM MAXAMUUD TUURYARE oo xalay ku geeriyoday Moqdisho.

Waxan murugada laqeybsanayaa damaan qoyska reer Maxamud oo ugu horeyo saxibkeen/walaalkeen M Türyare .

Waxaana leenahay ilaahay Samir iyo Iimaan ha inka siiyo marxuumkana ILAAHAY JANADIISA FARDOWSO ha ka waraabiyo.

Halka lagu badhaadhee Bulshaduba jeclaatee Bandhigeeda shaqadiyo Soo dhawaynta bilicdaleLoo bogay hubaashii Tusmo beydke...
10/10/2020

Halka lagu badhaadhee
Bulshaduba jeclaatee
Bandhigeeda shaqadiyo
Soo dhawaynta bilicdale
Loo bogay hubaashii
Tusmo beydkeed weyaan

TUSMO TRAVEL TOURS AND CARGO LTD

Juma Mubarak Somali weyn
09/10/2020

Juma Mubarak Somali weyn

06/10/2020

A JOURNEY OF THOUSAND MILES BEGUNS WHITH A SINGLE STEP

OFFERS !Get your Turkish and kenyan Visas instantily with us.  #0616664400Info@tusmotravel.so
05/10/2020

OFFERS !

Get your Turkish and kenyan Visas instantily with us.


#0616664400
[email protected]

Ma ku duushay waligaa Diyaarado ma raacdoo Oo ma aaday debedoo Ma danaysay meel kale Hadii aadse doontoo Hada aad u dira...
03/10/2020

Ma ku duushay waligaa
Diyaarado ma raacdoo
Oo ma aaday debedoo
Ma danaysay meel kale
Hadii aadse doontoo
Hada aad u dirantahay
Degel iyo dhulkale oo
Doonayso bixitaan
Tusmaa kuu diyaaree
ka dalbuun hadeeroo
Beritona kasii duul

Address

Maka Al Mukarama Street
Mogadishu

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 00:00 - 17:00

Telephone

+252616664400

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tusmo Travel tours & Cargo Ltd-MGQ posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Tusmo Travel tours & Cargo Ltd-MGQ:

Shortcuts

Share

Category