19/03/2026
Eid Mubarak π
SOMALI SKY TRAVEL
waxay si kal iyo laab ah idin leedahay Eid Mubarak, waxaanan ku faraxsanahay wada shaqeyntiina qiimaha leh ee intaan soogaartay iyo in badan.
Waxaan hambalyo diirran u direynaa macaamiisheena sharafta leh , anagoo idiin rajeyneyna farxad.
Mahadsanidiin' Ciid wanaagsan! π€