Tripsoom Travel agency Hajj and Umrah service

Tripsoom Travel agency Hajj and Umrah service โœˆ๏ธ TRIPSOOM TRAVEL AGENCY
๐ŸŒ Flights Worldwide & Somalia
๐Ÿ›‚ Visa | ๐Ÿจ Hotels | ๐Ÿ•‹ Hajj & Umrah
โœจ Safarkaaga, kalsoonideena.
๐Ÿ“ฒ Nala soo xiriir maanta.

18/09/2026

Happy Friday

WELCOME BACK, JUBBA AIRWAYS!Tripsoom Travel Agency waxay hambalyo iyo soo dhoweyn diirran u diraysaa Jubba Airways oo di...
17/09/2026

WELCOME BACK, JUBBA AIRWAYS!

Tripsoom Travel Agency waxay hambalyo iyo soo dhoweyn diirran u diraysaa Jubba Airways oo dib ugu soo laabatay hawada Soomaaliya.

Diyaaradda Boeing 737-300, 5Y-JAB, ayaa si diirran loogu soo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde International Airport, Muqdisho, kadib markii ay si nabad ah uga soo degtay Runway 05.

Soo laabashada shirkadaha duulimaadyada Soomaaliyeed waxay door muhiim ah ka qaadan kartaa isku xirka magaalooyinka Soomaaliya, fududeynta safarka iyo kobcinta adeegyada duulimaadyada dalka.

Tripsoom Travel Agency waxay Jubba Airways u rajaynaysaa duulimaadyo nabdoon, adeeg tayo leh iyo guul waarta.

Hambalyo & Soo Dhawoow, Jubba Airways! ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ดโœˆ๏ธ

TRIPSOOM TRAVEL AGENCY
Hajj & Umrah Service | International & Local Flights | Visa | Hotel | Cargo

๐Ÿ“ž 061 796 3430 | 077 032 8770

13/09/2026

Duulimaadyada Muqdisho โ†’ Doolow & Luuq

Safarkaaga gobollada Soomaaliya hadda wuu kuu fudud yahay! ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ดโœˆ๏ธ

๐Ÿ“ MUQDISHO โ†’ DOOLOW
๐Ÿ—“๏ธ Sabti โ€ข Axad โ€ข Isniin โ€ข Talaado โ€ข Arbaco โ€ข Khamiis โ€ข Jimco
โžก๏ธ Duulimaad maalin kasta

๐Ÿ“ MUQDISHO โ†’ LUUQ
๐Ÿ—“๏ธ Arbaco & Khamiis
โžก๏ธ Duulimaad 2 maalmood usbuucii

๐Ÿงณ Maxaad Tripsoom ka helaysaa?

โœ… Booking & Ticketing
โœ… Safar fudud oo la isku halayn karo
โœ… Adeeg degdeg ah
โœ… Taageero macaamiisha

๐Ÿ“ž Nala soo xiriir:
061 796 3430 | 077 032 8770

๐Ÿ“ Xafiiska Muqdisho: Bakaaro, Masjid Abu Hureyra โ€” SNT Building, Floor 2

TRIPSOOM TRAVEL AGENCY
Hajj & Umrah Service
Safarkaaga Nagu Aamiin. โœˆ๏ธ๐Ÿ’™๐Ÿ’›

Jimco wanaagsan dhamaan macaamiisha nagu xiran.       #
11/09/2026

Jimco wanaagsan dhamaan macaamiisha nagu xiran.

#

LOCAL FLIGHT โ€” 15% DISCOUNT ๐ŸŽ‰Safarka gudaha Soomaaliya hadda wuxuu kuu noqday mid fudud oo qiimo jaban!Tripsoom Travel A...
06/09/2026

LOCAL FLIGHT โ€” 15% DISCOUNT ๐ŸŽ‰

Safarka gudaha Soomaaliya hadda wuxuu kuu noqday mid fudud oo qiimo jaban!

Tripsoom Travel Agency waxay kuu hayaa qiimo-dhimis Local Flight ah, iyadoo duulimaadyo ka socda Muqdisho โ†’ magaalooyin badan oo Soomaaliya ah lagu heli karo qiimo-dhimis.

๐Ÿ’ฐ Qiimo-dhimis ilaa 15%
โœˆ๏ธ Muqdisho โ†’ Baydhabo
โœˆ๏ธ Muqdisho โ†’ Kismaayo
โœˆ๏ธ Muqdisho โ†’ Jowhar
โœˆ๏ธ Muqdisho โ†’ Xudur
โœˆ๏ธ Muqdisho โ†’ Baardheere
โœˆ๏ธ Muqdisho โ†’ Luuq
โœˆ๏ธ Muqdisho โ†’ Beledweyne
โœˆ๏ธ Muqdisho โ†’ Dhuusamareeb
โœˆ๏ธ Muqdisho โ†’ Gaalkacyo
โœˆ๏ธ Muqdisho โ†’ Garowe
โœˆ๏ธ Iyo magaalooyin kale.

๐Ÿ“ž Dalbo ticket-kaaga maanta:
252 770328770

๐Ÿ“ Xafiiskeenna: Dagmada Howlwadaag, Bakaaro โ€“ Masjidka Abu Hureyra.

Tripsoom Travel Agency
Safarkaaga, si fudud oo lagu kalsoonaan karo. โœˆ๏ธ

06/09/2026

๐ŸŽฅ MACMIILKEENA OO KA FAAโ€™IIDEYSTAY 15% QIIMO-DHIMISTA

โœˆ๏ธ Gaalkacyo โ†’ Muqdisho

Macmiilkeena ayaa ka faaโ€™iideystay 15% qiimo-dhimista Local Flight-ka ee Tripsoom Travel Agency.

Adiguna ka faaโ€™iidayso fursaddaada! โœˆ๏ธ

TRIPSOOM TRAVEL AGENCY
Safarkaaga, Kalsoonideenna.

๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡ณ XIRMADEEYDA SAFARKA CAAFIMAAD EE INDIAMa u baahan tahay inaad India u safarto arrimo caafimaad? ๐Ÿฅโœˆ๏ธHa isku dhibin ina...
06/09/2026

๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡ณ XIRMADEEYDA SAFARKA CAAFIMAAD EE INDIA

Ma u baahan tahay inaad India u safarto arrimo caafimaad? ๐Ÿฅโœˆ๏ธ
Ha isku dhibin inaad adeegyo kala duwan meel walba ka raadsato.

TRIPSOOM TRAVEL AGENCY waxay kuu diyaarinaysaa adeeg dhammaystiran oo safarkaaga caafimaad ka dhigaya mid fudud, nidaamsan oo lagu kalsoonaan karo.

Waxaan kuu qabaneynaa:

โœ… Visa Caafimaad โ€“ India
โœˆ๏ธ Ticket Go & Back
๐Ÿ“‹ Visa Processing
๐Ÿจ Hoy & Hotel
๐Ÿš• Airport Taxi
๐Ÿ—ฃ๏ธ Turjumaan & Assistance
๐Ÿฅ Caawinta Isbitaalka & Appointment-ka

Waxaan kula garab taaganahay safarkaaga laga bilaabo diyaarinta dukumentiyada ilaa aad India gaarto.

Safarkaaga caafimaad masโ€™uuliyaddiisa naga saar.

โœˆ๏ธ TRIPSOOM โ€“ Safarkaaga, Masโ€™uuliyaddeenna.

๐Ÿ“ž WhatsApp/Call: 252 770328770
๐Ÿ“ Dagmada Howlwadaag โ€“ Bakaaro, Masjidka Abu Hureyra

JUMCA MUBAARAK Maalin fadli badan oo Alle nagu mannaystay.Aan ka faaโ€™iidaysanno maalintan barakaysan, oo aan badinno Sal...
04/09/2026

JUMCA MUBAARAK

Maalin fadli badan oo Alle nagu mannaystay.
Aan ka faaโ€™iidaysanno maalintan barakaysan, oo aan badinno Saliga Nabiga ๏ทบ.

๐Ÿค ุงู„ู„ู‡ู… ุตู„ ูˆุณู„ู… ูˆุจุงุฑูƒ ุนู„ู‰ ู†ุจูŠู†ุง ู…ุญู…ุฏ ๏ทบ

Alle ha inaga dhigo kuwa ku dadaala kheyrka, ducada iyo cibaadada, hana inaga aqbalo camalkeenna.

Jumca Mubaarak dhammaan ummadda Soomaaliyeed.

โœˆ๏ธ TRIPSOOM TRAVEL AGENCY
๐Ÿ•‹ Hajj & Umrah Service

MUQDISHO โ†’ DOOLOW & LUUQSafarkaaga hadda si fudud u qorshee๐Ÿ“ Muqdisho โ†’ Doolow๐Ÿ—“๏ธ 7 maalmood usbuuciiSabti โ€ข Axad โ€ข Isnii...
03/09/2026

MUQDISHO โ†’ DOOLOW & LUUQ

Safarkaaga hadda si fudud u qorshee

๐Ÿ“ Muqdisho โ†’ Doolow
๐Ÿ—“๏ธ 7 maalmood usbuucii
Sabti โ€ข Axad โ€ข Isniin โ€ข Talaado โ€ข Arbaco โ€ข Khamiis โ€ข Jimco

๐Ÿ“ Muqdisho โ†’ Luuq
๐Ÿ—“๏ธ 2 maalmood usbuucii
Arbaco & Sabti

๐Ÿ“ฒ Tigidhkaaga hadda soo dalbo!
Safar fudud, adeeg lagu kalsoonaan karo.

๐ŸŒ TRIPSOOM TRAVEL AGENCY
Hajj & Umrah Service

02/09/2026

Wali ma isku heshay jawi qurux badan?

Bilicda, nadaafadda iyo jawiga quruxda badan ee Adan Adde International Airport maanta waa wax indhaha soo jiidanaya.

Markaad garoonka soo gasho, waxaad dareemeysaa qurux iyo isbeddel muuqda.

Muqdisho waa qurux.
Soomaaliya waa horumar.
Maasha Allah.

Address

Bakaaro Area Masjid Abu Dabaqa SNT Floor 2
Mogadishu

Opening Hours

Monday 06:00 - 22:00
Tuesday 06:00 - 22:00
Wednesday 06:00 - 22:00
Thursday 06:00 - 22:00
Saturday 06:00 - 22:00
Sunday 06:00 - 22:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tripsoom Travel agency Hajj and Umrah service posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category